site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

ILAHAYOW SOMALI CADAAAAAAAAAAAAAAB

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Before Sept. 29, 2000): ILAHAYOW SOMALI CADAAAAAAAAAAAAAAB
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CORNELL

Thursday, September 14, 2000 - 08:26 pm
Oraahdas waay ka soo baxday afka aabahay saxibkis kadi malin dheer oo muran iyo qaylo ay ugu jireen labadooda tanaasulat iyo heshiis carto dhexdeeda lakin way ku heshiini waayen.

Habeenkii ayaan aabahay waydiiyay waxa ku dhacay saxibkis wuxuna iigu jawabay wuxuu halsano soo waday bay halgalab ku burburiyeen.

Maanta markaan arkay maangabnimadooda ayaan anigan sidii oo kale ku qayliyay ILAAHOW SOMALI CADAAB,horey aabahay madaxa uga cneene wallayan madaxa iga cunayn.

Hadii aad ila qabtid jirada si aad isu ilowsiisid ayaga dhan dheh ILAHAYOW SOMALI CADAAAAAAAAAAAAAB

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ZAYNAB

Thursday, September 14, 2000 - 08:29 pm
Cornell aabahaa yaa waena saaxiibow waaba kaa shakiyee waxaanba is dhahay isku feerey xarfaankan aabihis sarkaalka yahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

eheludiin

Sunday, September 17, 2000 - 06:46 pm
Bismilaahi Raxmani Raxim al-xamdu lilahi rabilcaalamiin wasalaatu wasalaamu calaa rasuuli laah wacalaa aalihii wa asxaabihii ajmaciina a
Amaa bacdu,
een ma dhihi kartid ilaahayow soomaali cadaab, maxaayeelay adiga soomaali ayaa tahay oo cadaabka wuu ku asiibayaa marka waxaa ka fiican in aad dhahdo ilaahayow xornimo taama iyo waliba towfiiq soomaali sii adaa awoodee.
mida ugu danbeeso oo iga ah waano walaaltinimo waa carabkaaga qatar ka weyn oo ku asiibi karto ma jirto kalmad kasto ood dhahdo waala la qorayaa marka carabka bini,aadamka qatar ka weyn oo ku imaan karto majirto marka waxaa fiican in aad ka fiirsato waxa aad dheheyso ama waxa aad u nasbinaso aabahaa ama saaxiibkiis waa isku mid marka ilaahay qayr ha ku siiyee hana habaarin ee noo ducee inuu ilaahay aqbalo u dhowee!!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.