This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Friday, September 15, 2000 - 06:03 am waad salamantahiin intaas kadib maxaan raba in aan guursado gabar somaliyeed oo dabeecad wanaagsan, xishood badan, ninkeeda kadanbaysa, tukata, aan adin clubyada sigaar haygu sheegin warkiisa asaga, daacad ah ugudanbayntii. hadii aad intas isku darsatay wali inay jiraana gabdhahaasna waan aminsanahay oo ay buuxaan fadlan anigaa xiiso kuu qabee aan isbarano hadii aad raali ka tahay.aniga waxaan ahay dabeecad ilaahay u dhiibay quruxna aan yaraysan oo iska caadi ah. dadiisun tahy 28.no time wasters pls.
| |
Friday, September 15, 2000 - 12:03 pm Waalagu Salaamay. Walaal Email kaada aad ilowday.
| |
Friday, September 15, 2000 - 05:26 pm To Abdi nuur Walaal warkaaga waa cadaysatay,markay dadku saa wax usoo qoraana waan jeclahay,waxaad u hadal eg tahay wiil fiican oo guur xalaala doonaya,marka waxaan jeclaan lahaa inaad aad iskaga sii faalaysid,sida meeshaan ku nooshahay waxaad qabato,etc.Adigu ma tahay qof diinta waxka yaqaan oo kuna dhaqma.
| |
Tuesday, September 19, 2000 - 05:31 am asalamu calaykum : waad salamantahiin anonymous iyo luul waa runtiina waxaan ilaaway in aan halkan ku soo qoro emailkayaga waxaa waaye cabdinuur28@hotmail.com waxii faahfaahin ah aniga idin siinaya mahadsanaidin.
| |
Tuesday, September 19, 2000 - 05:55 am go abdinuur go, man let me know what happens i might try the same thing. all i want is naag oo fican oo tuug eheyn oo dhilo aheyn period
| |
Saturday, September 23, 2000 - 12:14 pm Abdinur could you write it in english?? thanks
| |
Sunday, October 08, 2000 - 09:21 am CaDE u are so funny......tuug eheyn...ooh man..what sorta females u deal with?
| |
Monday, October 09, 2000 - 07:02 am Abdi nur lol lol Qosool badanaa,inaa aabtii maxaa tiri..lol
|