This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Saturday, September 23, 2000 - 12:01 am Waxaan ahay arday Soomaliyeed oo jooga waxna kabarta jaamacad kutaalla waddanka Pakistan, gaar ahaan Islamabad, waxaan waayay sannadkan feegii Jaamacadda oo dhan $300, sidaa darteed waxaan u baahnahay in aad iga kaalmaysaan dhinacaas. waad mahadsantihiin, By: Haashi <kooli222@hotmail.com>
| |
Saturday, September 23, 2000 - 12:55 pm Abaa maxaa qurbo la fahmay meesha.
| |
Saturday, September 23, 2000 - 08:32 pm Hebel, shabeelle halaguu soo raree maxaad ku diiday? mase dhici kartoo in ay dhab ka tahay? yaa og hee???????
|