site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Soomaliyeey Xoolo Naag Halaga Dheeraado

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Before Oct. 29, 2000): Soomaliyeey Xoolo Naag Halaga Dheeraado
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Najiib

Saturday, September 30, 2000 - 12:25 pm
Gabar ayaan saaxibnay waan is dagaalnay. Waxay iga codsatay inaan dhamaan sawiradeeda u soo celiyo madkaan iri meel kuma ogina way i ceebeysay. Qofka kasta oo aan aqaan ayey wacday oo ay ku tiri sawiruu la cararay. That was some time ago.

Muddo hada laga soo wareegay 6 bilood ayaa gabar aan isku fiicanahay waxay gurigayga uga tagtay kaar telefoon oo u dhigma $20.00. Waxaan ka codsaday inaan isticmaalo oo aan lacag u celyo. Maya waxba ha ii celin acuudkee ayey tiri isticmaal.

Maanta anoo gurigayga iska dhex fadhiya ayey isoo wacday ayada oo laynka ugu jiro nin aan is garanayno. Waa la iska sheekeystay kadib aniga iyo ayadaa xoogaa arin ka muranay waxayna igu tiri waa ogtahay sidaan kuu dhaqaaleeyo anoo yaaban ayaan dhahay ii jilci. Kaarkii ma xasuusataa kulahaa!!!

Marka duulkan alaabtooda ha laga dheeraado. Odayaashii hore waxay oran jireen markaa naag guursato haday baaquli guriga lasoo gasho ka jabiya. Sun waaye xoolo naageed walaahi. naagta kaarka $20.00 ii qabsatay ayaa iga yaabisay. Cajiib sheekhoow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Saturday, September 30, 2000 - 05:06 pm
,,,,Najiib walaahi waad iga qoslisiisay!!!Card Labaatan dollar ah aa gabarta ooga socotay haddanna too kalaa rabtaa inaad masawiradeeda ku socotid,,Laakinse Najiib adoo Ilaahay ka cabsanayaa waxaan labaatankaas dollar ahayn Gabadha ma ka dardarin miyaa!!!Sheekhoow Cajiib walaahi...


Aniga Najiiboow Gabdhaha Soomaaliyeed sidaas waa iilaga fiican yihiin oo Badankooda maanta iyagaa reerahooda masaruufa Waddanka iyo debeddiisaba xataa waxaan maqlaayay meel ragga loo bixiyay RAQAA RUUGAA,,,Iyo kuwa badan oo carruurta caanaha ka dhamma haba ku badnaadeen Waddamada Galbeedka ahi...


Najiibkiis laakinse Gabdhaheyna Soomaali haddii ay arkaan Xariifkoo waxlee inoow dardaro u soo socdo,,Oo Boorsadeeda hal il ishiisa kalana Credit Card Keeda,,iyo Card kaan telephone ka abaay meeqaa kuugu jirto iyo oow ka bixi waayo abaayo safaleetigaan iyo shaashkaan ma cusub yihiin Farriin senza Frezione ay uugu istaagaan,, Bacdigeed na Free way ga iska ilaali dhahaan ,,Najiiboow haduu sii hadlana ha iga Qaniinin ay uugu jawaabaan.....


Warkeey ma ku galli

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ali

Saturday, September 30, 2000 - 05:31 pm
war waa dhiman rabaa qosol dartiis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aaxey

Saturday, September 30, 2000 - 05:43 pm
Loooooooooooooooool........... hahahaa..............walaahi wax nii gaaraayo...shactaro maleh... neefowkaniini.. aabo aduunka iigu daran.. il kulahaa credit cardkeeda. .ilne.. iyada..yur yur yur,.......kaas camal waa ka cararnaa..lol........... that was a good one/...laakiinse neefow kaniini.. thnx sxb for the compliment about us girls.. we apprdciate..Glad to c someone out there still knows us for who we r.unlike... many here.......lool.....................
WAY TO GO NEEFOW KANIIIIIIINI................
JAQIIIIIIIIIIIQ NAJIIIIIIIIIIB.....Xoolaadan shaqeysanin waakaa xaarannnnnn sxb.. gabarne hunguri ka doon yaa ku dhahayne.....adaaba dhuuni ehee......lol.. intuu wax siin lahaa wa;aashiis iyadooba bililiqo ugu istaagay.. najeynaa.. malak hunguri

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Saturday, September 30, 2000 - 06:07 pm
Naagi hadday Koob ay leedahay kuula soo gasho baa la yidhi waa laga jebiyaaaaaaaaaaaaaaa.
.
.
Wa Bilaahi Toofiikh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Sunday, October 01, 2000 - 05:03 am
Xaasisanaa hebel,

Saaxiiboow halki bakeeri eey biyaha ku cabeeysay hadaa ka jabisid mexeey biyaha iyo shaaha ku cabee?

Neefoow,

Kuwa baangado wato aan aqanaa aniga oo mar waliba diyaar la eh inay wax jafaan. Marka ragga sanadkaan ma sahlana saaxiiboow.

Najiib,

Waxaan u malaynaa darsin waa lagu siiyay saaxiiboow ee iska jir hada ka dib. Baangada gasheeda ku celi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, October 01, 2000 - 02:32 pm
LOOOL

That's funny walaahi!

Waa kaa matajiyeen haye..lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Sunday, October 01, 2000 - 07:06 pm
Warta Xaaji kaaga hakuugula cabto si aa markii kaskaa kusiiyobo aa u dhahdid naayaa keen koobkeyga hada.
.
.
Welcome back Bro. How's the business?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MN man

Sunday, October 01, 2000 - 07:38 pm
Hhhhhhhh

Ninku Qosol badanaah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Sunday, October 01, 2000 - 07:44 pm
,,,,,,eehe eheh eheheh Hebel wallahi waa iga qoslisiisay waxaadba isoo xasuusisay Oday Xaafadayna dagganaay oo Islaan Aay Madiino Xundhubeey la yiraaho qabay,, Odaygi oo maqan aa Guriga tuugo u soo dhacday Mugaaseey Albaabkii kore oo usuguba Barmiil ahaay ay siibteeen,,, Aay Madiina muggeey soo kacday mihi albaaba kuma yaal aasay Subixi ku dheelmatay suuqi weeynaa ee Boondheere Albaab isuguyoo kale oo Barmiil ah soo gatay aaseey fuundi inta u yeertay Albaabkii lagu dhajiyay...


Odaygeedii Oday Xaamud aa soo naqday aaseey ka bixi weyday yahooy Albaabkeygi yaa taabtay.. Yahoow Albaabkeyga Tartiib u xiraan ku iri.. Yahoow Xaamud Albaabkeyga tartiib u furaan ku iri.


Oday Xaamudna Albaabki, Albaakayga iyo Albaabkayga intoow dhibsaday aasoow subixii dambe suuqa inta aadsaday Albaab kale soo Gatay oo keedi inta ka bixiyi kiisi ku rakabay,, arya Madiino Albaabkaygi aad igu wareeridee mahaad rabto albaakaaga ku xiro ee mug dambe kaama maqli karo albaabkayga.....


Hadda Bakeerigeeyga meey joogtaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, October 02, 2000 - 09:28 am
Anagaa ibtilo aragnay
Waryaadha hadaa maa u soo dhigateen inaad dumarka fiiq fiiqataan
Horaa loo yiri nimanka North Americana xan iyo naag fiiq fiiqasho u daa
Waryaadha xishooda oo shiirkiina ursada daaaya habalaha soomaaliyeed

Now stupidity has a name and its name is Hebel.
Kulahaa naag bakeerigeedi jabi kiisana wuxuu rabaa inuu ku canaado whata selfish

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sucdi

Monday, October 02, 2000 - 12:09 pm
Najiib ma waxaa tahay Shariif-ka voice-chat-ka soo gala? Waxaan kuugu maleeyey shariif aa mar walba dumarka ka dheeraada iwm dhaha

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Monday, October 02, 2000 - 06:55 pm
Anonymous hadaad ila garatay nayaa...anigiyo adigu waa inoo legdin hadba kii la dhigtaa la shukulaa ogoow.
.
.
Neefka xaaji Emailkaagii inaa saf kuugula jiro camal aan u sugaa heeday.
.
.
Qosol baan jagagac ka siiyay...albaabka oo barmiilka ehbo waa dhaafi kari waayay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

101Somalians

Monday, October 02, 2000 - 10:06 pm
hah!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Tuesday, October 03, 2000 - 02:19 am
Waraa hebel,

Saaxiiboow waxaan ka cabsanaa hadiin bakeeriga ka jabiyo oo hadana keeyga u diido in aniga walax kale la iidiido noo. Marka aniga caana ma daadshe aan iska ahay ee rabsha ha i galini wadaayoow. Tuugtan maka bixin kari hadhoow.

" Caawo bas waa ku tuuga walaahi mar danbe ma u noqonaayi ee caawa bas" inaan la iga keeno maa rabtaa. Iga tag, tobon bakeeri ha keensato hadeey rabto halba markiis ka jabo anaaba koo kale u keenaayo intiin canshuur canshuur gali lahaa. lol.


Saaxiiboow bsinesska waa isku dhacaayaa ayaantaan ee ducada kusoo dar adiina.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mariah

Tuesday, October 03, 2000 - 02:57 pm
Walaahi pagekaan.............in loo gudbiyo ila qosol waaye....................saan u qoslaayay ilin aa iga imaaday walaahi..LOL>>>>>>>>>>>>>


Najiib....................saxan saxan ku gud weligaa ma maqashayLOL.................sheekadaas aa noo keentayLOl..................

By the way.......................kabaheegii soo celi please......waa u baahanahay...........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Thursday, October 05, 2000 - 06:13 am
Welcome back Dhalfo bro,

Baryahaaneey waaba lagu waayey ee see camal adiga.

Waraa animaa beentaas la ii sheegaa hadda, markiin banaanka joogno balaayaan iska dhigeeynaa miyaa, markiin guryaha imaanana waa ogtahay xaalka sidiis yahay. Marka ani hada qobmoos ha ii dhigin yaa.

Mariah,

iska jir hee dadkaan yeey bakeeriga kaa jabinin. Ani mugoo waa kuu digay abaa. Hadhoow saxan saxan ku gud ma anfaceeyso mugoo. LOL.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sabax

Thursday, October 05, 2000 - 07:27 am
U R JUST ANOTHER SEXIEST..OLD TIMER

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.