Mohamoud | Tuesday, October 03, 2000 - 11:53 am Waxaan halkan ku soo dhaweeynina gabdhaha soomaaliyeed ee is dhisa ee qurxaha badan ee jirkooda ka shaqeeya ee iska ilaaliya caruurta badan iyo cuntada calooshu ku weeynaato. sidaa ka dib halkan waxaan ka furney meel aan ugu noqonino gabdhaha agensiyo u soo raadisa model nimada markaa waxaan wareeg ugu soconaa magaalooyin badan oo urub iyo mareykan isugu jirta. walaalayaal hadii aad xiiseyynisid waa faaiido weeyn baa idiinka jirta. FAAIIDOOYINKA HADII LAGU QAATO =============================== 1) lacagla'aan medical, dental vision. 2) la acagla'aan college. 3) meel xiiso leh oo aad ka sheqeynisid. 4) wadamo badan oo aad u tegisid dalxiis. 5) tababare bilaash ah oo kaa caawinaya inuu jirka kuuu dhiso. 7) iyo kuwo kale oo badan. SHURUUDAHA LAGU GELI KARO: ========================== EEO just repalay to this message by posting one after this and you will be registered. or click my name and send me email. after that we ll contact you as early as possible. thank you very much and please take advantage of this. |
Abwaan | Saturday, October 07, 2000 - 06:29 am Nin baa laga sheegay laba kalaba isa saaray oo laba tagoogo isma saarin waxaan uga jeedaa ma haddaa fataaliin gabdhaha soomaaliyeed doonaya inay ka fataalaan ay meesha soo galeenm |
Kusseey | Saturday, October 07, 2000 - 10:32 am mohamoud yur aa lagu dhahay by the way ..what about full figure women?? something to think about?? any pluz sized candidates?? |
TheQ | Saturday, October 07, 2000 - 03:02 pm BRO you shoul post this so called ad in other webpages, let me ask you one think, if you trying to sell Somaligirls why don't you start with your kids (if you have one) or your relatives. think before you leap. You're hopeless guy. |
faris | Sunday, October 08, 2000 - 03:13 am Mohamoud, Don't you have feelings when u r writing like these things. Our Somali girls are so smart that they will never listen to your hopeless propagandas. If I were u I would write something important for the community. |
warsan | Sunday, October 08, 2000 - 07:43 am kadar oo dibi dhal maantana kanaa yimi. you sick man,fist think tomorro see your GP. |
qalanjo2000@hotmail.com | Sunday, October 08, 2000 - 06:25 pm what asick bastard qof aad halaajiso mahelayside go and get your self a reall job looser. |
hebel | Monday, October 09, 2000 - 07:05 am War meesha raga ma laga doonayaa...Bakh-Bakhda dhaafoo? |
fuad | Wednesday, October 11, 2000 - 01:32 pm I never heard somali pimp before,laakiin maanta waan hayaa,Mr PIMP....what pimp school did u graduated from....i know it's free...and it's from the black folks...they are highly certified for that jobs....what a pity!!!!!.... |