This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Wednesday, October 04, 2000 - 03:36 am Wali Wednesday, October 04, 2000 - 08:25 am -------------------------------------------------------------------------------- M udane c/qaasim oo ku dhawaaqi doona Ismaaciil Maxamuud Hurre in yahay ra'iisal wasaaraha dawlada cusub ee soomaliya. Taasi waxay soo afjartey beentii iyo borobogaandadii faqasht reer afweyne, markaa ama harti sheegta ama •••••••, saaxiibayaal way idiin dhamaatay oo al-xamdu lilaah dawaldu waxay markii ugu horeysay taariikhda soomalida waxay noqonaysaa dawlad xaq ku dhisan oo ay hogaamiyaan walaalaha IRIR SAMAALE markaa faqashay MARA TAAGTAA MARA TABARTAA CV-ga Ismaaciil Maxamuud Hurre (BUUBBAA) 03 Oct 2000 at 21:25 Mogadisho, Somali Republic Phone 00253-356533 E-mail buube_99@yahoo.com Ismael Mohamoud Hurreh Work experience: 1965 - 1967 Ministry of Education, Afgoi. Somalia Teacher OF English Language at NTEC 1969 – 1970 Ministry of Education, College of Education, Afgoi, Somalia Professor & Head of English Language Dept. 1970 – 1971 Brandies University, Watertown, Mass. USA Asst. Director, Transitional Year Program 1971 – 1973 University of New Hampshire, Durham, NH. USA Lecturer, English Dept. 1974 – 1975 Arab League, Cairo, Egypt Political Analyst, Directorate for Political Affairs 1975 – 1977 King Abdulaziz University, Mecca Branch, Mecca, Saudi Arabia Professor, English Language 1977 – 1984 MAFC0 for Trade and Contracts, Jeddah, Saudi Arabia Managing Director 1984 – 1989 QUADRICO (Owner: HRH Prince Nawaf Bin Abdulaziz) Jeddah Managing Director and Economic Advisor to HRH Price Nawaf Bin Abdulaziz 1991 – 1992 Somaliland Administration, Hargeisa, Somali Republic Minister of Finance Education 1961 – 1965 University of New Mexico, Albuquerque, NM, USA BA in Education. Major in English. Minor in History (1964 1st prize for poetry and 2nd price for fiction) 1967 – 1969 Syracuse University, Syracuse, New York, USA MA in Creative Writing (1968 won 1st prize for fiction among young writers in the USA) 1970 – 1971 Brandies University, Watertown, Mass. USA Course work for Ph.D. in History of Ideas 1972 – 1973 Boston University, Boston, Mass. USA Course work for Ph.D. in Philosophy Interests and activities Reading, writing and political analysis and action One of the Founding members and Central Committee Member of the SNM Political activist for national reconciliation and unity Languages Somali, Arabic and English. - E-Mail This Story -
| |
Wednesday, October 04, 2000 - 09:10 am BUUBBA FOR PRIME MINISTER GO BUUBBA GO BUUBBA
| |
Thursday, October 05, 2000 - 12:59 pm ANIGAA RUNTA KUU SHEEGAYEE TOBAN SANUU IDIIN DHIIBEY WADDANKII INAAD CUNTEEN MA OGIYE WAXAAD CAFISEEN LAMA ARKIN ISKU JIRKIINA , SAMAALE, DIR JINI IYO JAANBA MARKA HADANA FARAHUU IDIINKA QAADEY ILLEEN AQLIGA MA LI'INE WAXAAN DHISNEY OOD BUR BURISEEN HADANA DHISI MEYNEE ADOOMAYOHOW DHISA KADIB BAAN DOWLADNIMADA QABANEYNAAYE OOOOH SORRY MISE WAABAN ILAAWAA WAX DHISIDBA ALLA IDINMA BARIN WAX BURBURIS MAOGIYE WAA TALO IDIIN TAALO DANBIILAYAASHII DALKA DUMIYOOW
|