This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either... Go to Current Forums ...with millions of posts Qaamuus Somali-English or English-Somali SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Before Oct. 29, 2000): Qaamuus Somali-English or English-Somali Mohamed Thursday, October 05, 2000 - 01:52 am Walaal aad baan idiin salaamayaa! Waxaan idinka codsanayaa inaad igu caawisaan oo aad ii sheegtaan meel ama dukaan aan ka heli karo qaamuus Somali -English ama English Somali. Mahadsanidiin. Sabax Thursday, October 05, 2000 - 06:49 am Waa maxay Qaamuus? Anonymous Friday, October 06, 2000 - 09:39 pm Mohamed, Qaamuus waxaa ka raadisaa dukaamada hilib xalaalka ayagaa badanaa lagu gadaa siiba kuwa kutabada ku dhax gado. Sabax, Qaamuus waxaa la dhahaa wax la cuno ee iska jir. Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.