site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waan kuu jcelahay!!!!!! ?laaaaakiiiin waad khalado badantahay walaal

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Before Oct. 29, 2000): Waan kuu jcelahay!!!!!! ?laaaaakiiiin waad khalado badantahay walaal
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

waan kujecelahay ee dhibka naga dhaaaf walaal

Tuesday, October 10, 2000 - 07:42 am
asalaamu caleykum walaal waxaan rabaa inan inii sheego dhibta i heysata walaal waxaan is jecelnahay wiil soomaali ah alxamduillaah laakiin wuu dhib badan yahay markahore intaan is baran kahor reer kooda lacag ayuu u diri jiray laakiin hadda ma diro,, reer kiina wáxeey umaleynayaan inaan anigu ka jaray, xitaa lama hadlo reerkii ;

ma rabo inay reerku khalad iga fahmaan iyo wax aan sameyn walaahi ma jeceli inaan ku xadgudbo naf kale maxaan sameyayaa wuxuu jiraa 28sano wuxuu iga weyn yahay 6sano
si kasta waan ula hadley laakiin wali wuu khaldan yahay.

aniga xageyga wuu ii roonyahay alxamduillaah laakiin sidiisa kale uu dhibbadan yahay mida kale dadku kama aaman helanan
waxaana umaleynayaa inaanu isku furidooono

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe

Tuesday, October 17, 2000 - 07:47 am
Dee waa yahee adigu lacagta reerka u dir ma'daama
arintu caynkaas tahay.

arinteenana dee puplic ha ka dhigin oo dee forumska ha inagu soo qorin huuuuuuuuuuuuuno, taladu inagay inaga dhexeeysaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, October 17, 2000 - 11:56 pm
Qarax ka daran filinkaane intee hee wax ku wediin waxaanoo kale maa la keenaa Foorumka isku xishooda nooh see camalkiin waaye wixii oo khoyska u yaala idinka lee waaye nooh naga yaah.

isku xishoodhaha

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiDmAcAaNe

Wednesday, October 18, 2000 - 04:34 am
Qarax ka daran filinkaane, Dabcan u sheeg saaxiib in ceebtayada ala asturo, oo aanay arimahayaga saylada keenin, se ay ku ekaato guriga dhexdiisa iyo sariirta dusheeda.
Salaama

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, October 19, 2000 - 03:44 am
Salaama igaarta oo dumaashideey eh adi lee iga dhow, sheekada sariirta haba ku ekeysee dhafarka iyo ... ku badi nooh, see camalkaa firaakho ay wax ku sheegto u diid, inaa lilaahi.

salaama

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

waan kujecelahay ee dh.n. dh

Thursday, October 19, 2000 - 06:34 am
aad iyo aad ayaad u mahadsantihiin dhamaan! inshaa´allaah waan dadaali doonaa!

waxaan iniga iloowbay xitaa salaadda ma tukado!!! oo gurig waa guri aan salaadda lagu tukan :


ilaheyoow soo hanuuni sheekha amiin


anigu wax xun kuma soo qorin meeshan ee ii daa aan hadlee intaan aniga iyo isagu isku buuqi laheyn

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ludfi

Saturday, October 28, 2000 - 03:29 pm
UGU HOREEYN ILLAAHEEY HAKU SOO HANUUNIYO XASUUSO IN AAD MARWALBA DHIMANEEYSO WAXAAN KAA CODSANAYAA IN AAD SALAADA KU DADAASHID , ILLAAHEEYNA BARI IN UU KUU YEELLO SIDA AAD KA JECESHAHAY WIILKAADA IN AADAN MARNABA KA YEELIN IN UU SALAAD LA AAN AHAADO ISKU DAY WAANA TAN KALIYA EE AAD HORAMARIN KU GAARI DOONTIIN,TEEDA KALLE DADKAN KANBIYUUTARKA ISKA YEESHAY EE AANAN AQOON SIDA DADKA LOO QANCIYO AMA JAWAABTA U QALANTA MARKAA HA SOO WAYDIIN WAX SU AAL AH QEYRBAAN ILLAAHEEY KAAGA RAJEEYNAYAA INSHA ALLAAH

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.