Friday, October 13, 2000 - 03:22 am waxaan arabaa hadii alo idmo in aan imaado america oo an ka bilaabo nolol cusub, hase yashee ma garanayo meehsha ugu fiican oo lays ka dhiibo sharci ahaan marka fadlan hadii aad suaashan jawaabteeda ogtahay meehshan qbaar iigu reeba mahadsanidin.