site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Somaliland wa Saalax iyo Saado DHaladkeeeeed

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Before Oct. 29, 2000): Somaliland wa Saalax iyo Saado DHaladkeeeeed
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kowneyn

Wednesday, October 18, 2000 - 03:18 am
Tixdan Maantaan tiriyay markii aan arkay siddaa dadbadan faduul iyo dulmi jaceyl ay Somaliland iyo dadkeeda ay afka uga dhigi waayeeeen.

Dadba Ibleys nagu Saliday oon marnaba rabin inay xisaabtamaan bal waxan ka siddano.


Waxan idhi:

Somaliland wa Saalix...iyo Saado dhaladkeed
Wa sagal arooreed...gabbalka soo baxay
wa seef islaam iyo...tii cali u sidan jiray
wa saafi niyad iyo...hilintiisa saaniya

Ninka Saarku haayow...waad na sii dayn
sanka oo daloolana...samaha waad garan
markaad saaxi aragtana...waad na saacidi

hoy!xaaqu sasabo maleh oo...wa soo cadaada
suntunawadaag ma leh oo...way ku sigaysa

Sidan kula saaxibay...sakaraad ma dayee

Suurad wa is eknahay...sirrna way is khilaafna
Saanta guud wa is nahay...Salkase kuga la fogin
Sowdkaagu wa kay...Sudrigaase is lahayn
Somaliweyna tidhi...Sahalna waad u laysa
Igu suuxde southow...Maxaan ka sitaa yee
Tolow laygaka siin

Saatirtu ino qoray...Sixirkii badali waa
Somalilandanna...Sacadeedi wa timi
Seermaweydo roob iyo...Cirku saymo so da
sufrad way dhamaano...Sibraar wa la dhigiyo
sidig babad maaliyoo...Sabool gaajo wuu dayn

Samo hadaad jeceshahay...Sarreeyo ku saacida
Saadadan wax ka sidan...xume hawla sarra kicin

dirqi bay ku socota...Haddi aanad saakimin
Saqajaan hadaad dayn...Sirid aanad damino
Sed bursiga la dayno...Suxufkii qurankiyo
Sunnadi rasuulkiyo...Samatobaxa la diidoo
Samax aanla doonayeyn...Gacmo lay sa saariyo
Samo aad danaynayn...seefta waan la so bixi
Sayruuqyo waan ridi...surka cadowna waan guri
Somali way isdhimi...Sinta waynu ka wada jabi
dhiigu wuuku Saafiyyi...Walad Saalixba hadhi

Kowneyn

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.