site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Riwaayadee ugu qatarsaneed riwaayadaha reer xamarka

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive1 (Before Feb 2000): Riwaayadee ugu qatarsaneed riwaayadaha reer xamarka
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Axmediini (Public user)

Unrecorded Date
heheee..ar iidnkaa..
Su'aal aa imaadi maanta..Jawaabteeda la rabaa hee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Huryo (Public user)

Unrecorded Date
waxaa ugu qatarsaneed sir iyo socdaal jaceel riwayadaha reer xamarka

riwayadaha somaliga waxaa ugu qatarsana
alla amin ma isho
2 jeel iyo jaceel
3 kala haad iyo kala haab
badjaceel badanaa
4 sidaas ma isku qabnaa mise waan qadhsanaa
5wad iyo wacad
6gar cadaawe iyo cashaq
7qabrigii jaceelka
8 mar hadaan muftaxii midigteda ku dhigay waa in maushaxaa meshii aan donno
9 beray nasibkay
aqoon iyo afgarad
10 hablayahow hadmaad guursan dontaan iyo doob qalanjadiis gabay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Axmediini (Public user)

Unrecorded Date
Huryo waa lagu salaamay saaxiibkeey.
Fiiri ilaahay ka cabsee riwaayada magaceeda la dhaho jiil iyo jaceel,kala haad iyo kala haab,beray nasiibkeey,mar hadaan muftaaxii midigteeyda ku dhigay waa in mushaaxaa meeshii aan
doono...Saaxiibooow runta sheeg,kuwaas ruwaayado miyaa mise adaa iska aliftay??
Su'aal lee waaye ha iga xanaaqin..Ok..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maaweel (Public user)

Unrecorded Date

Huryo waxaad ilowday

Waraf iyo shimbiro war isuma hayaan
Ha waalaado jeceelkuye aynu weerka aadno

Huryo, Axmeday waa runtiise aniguba weligay ma maqal ruwaydah aad kor ku qortay qaarkood. Hase ahaatee, inay jeel iyo jaceyl jiray waan garanayaa ye, ma tii aamino cabdilaahi iyo ahmed cali cigaal sahra ahmed iyo cabdi cali bacdawaan ku reen miyaa?
heesahan miyaa ku jiray awal,
Faraskaagii laga badi
Shawahaada iga daa
Caashaqu wadaad malah?

kala haad iyo kala haabse maxay tahay yaase matalayay?
Garcadaawe iyo caashaq ma aqaani taasna, sidoo kale taad muftaaxa ku sheegayso maxay tahay?

Salaamad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Huryo (Public user)

Unrecorded Date
saxiib axmedini jeel iyo jaceel waa riwayadii caanka aheed oo maxabiistu matalayenn
waxaa sameyayay axmed s bide iyo huryo
waxaa hesaha qadayaya sahra axed jama iyo maxamed ismaciil aburaas iyo gabalaax

riwayada la yiraahdo gar cadaawe iyo cashaq waa riwayad aad uu fican bay ahed sababtoo ah waxay ka waramaysay dadka la quursado sida midgaanka ama nasab dhimanka waxaa inanka midgaanka ku matalayay xasan adan samatar inanta rerkoodu tajirka yahay waxaa matalayay
seynab x cali baxsan waxaana sameyay yusuf adan xuseen alaale heseheedii waxaa ka mid ahaa
reerkina hodanka sideen uu heshiinkaraynaa

riuwayada kale kala haad iyo kalahaab waa riwayad aad uu fican bay aheed waxaanna sameyay abwaanka kowaad ee somaliyeed cali sugule waxaana matalayay m. a. kuluc iyo magool waxaa hesaheda ka mid ahaa ma ifkibaa ma aqiraa saxiib waxay ku jirtaa cajalada bbcda ee sahan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Baaruud (Public user)

Unrecorded Date

Hey huryo, what about

Waalidkii ubadkiisa la wadaagay jaceylka.
Xasan aadan iyo magool, later xasan aadan iyo sahra ahmed.

Dheedo roob noqon weeyday
BAxsan, hibo, axmed cali cigaal, saalax qaasim

Biyo sare tegay waa la sugayaa
Khadra daahir, ahmed cali cigaal, salx qasim

dirqi maaha jeceelku
qamar cabdilaahi harawo, khadra daahir, saalax qaasim, rooraaye.

Nin qasbaaya jecclka ma loo quuri karaa
Sahra ahmed, cabdirhmaan dheere, tiriig xaashi huryo, basbaas

Galbeed waa la xoreeyay
Sahra axmed , xasan aadan, aamina cabdilaahi, cabdi naasir macalin, boonxirsi
Hablaha maanta iyo nin u hawooday guur
Khadra daahir, sahra ahmed, aamino cabdilaahi, xasan aadan

Shabeel naagood by Ahmed shekh muumin
Hibo, maryan mursal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shooble (Public user)

Unrecorded Date
Shumac ka Nuur badaneey Shaambaay Dahab Intee ku Iloowday Qaablaawe!!"Shumeey" Ku Dar Liiska

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fg (Public user)

Unrecorded Date
LOL@@ shooble.
Shumac kanuur badaneey shaanbaay dahab
shar la'aan anoo shiraayo shaash aan ku saaray minaan shahuuday
shukri eebe waayee.
Maxaas Shumeey ka kasaa Ka-Kankaan? Kor aas ka imaadee
Dab Jaceel kari waayay lagu lahaa Lol@@ dhehbo
Jeceelkeey gubaan kuwaan cagaarshoow camal
fg

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Huryo (Public user)

Unrecorded Date
thanks baruud
saxiib wali maan maqlin walidkiis la wadaagay jaceelka walaal yaa sameyay
maxaa ka mida hesaha ku jiray

waxaan kale jiray kuwan
ama guur ama guurso waxaa sameyay maxamed cali kariye
hesaha x a samatar sado cali
abahay ka samiraye waa adiga waxaa sameyaya maxamed kariye
hesaha salaad darbi magool axmed cali cigaal
maandeeq . maxamed sulebaan
gabdhow gala iyo islaan yaa idin leh
waxaa sameyay cabdi adan xaad qays
hesaha m.a. kuluc
laguma dhaame ee dhaqaaq saxardiid maxed jabiye
ayaa sameyay magool iyo gacanlow

indhosarcaad waxaa sameyay cali sugule
hesaha m.a. kuluc iyo ilahay ha uu naxariisto canab diriye cabdigaheer
yarad baaqsay waxaa c. sugule
yaxaas dhagaduub xasan sh mumin
hibo axmed alicigaal farax guleed magool axmed moge
karaabidhaan xasan sh mumin
maxamed moge hibo axmed moge
aduunyadu maskaxbeey magan uu tahay x sh mumin
sado cali
hagardaamada guurka yusuf qurbaawi
waxay aheed riwaayadii toos loga sii dayn jiray radio moqdisho hesaha magool.cigaal. hibo .cumar rooraaye.sado
mee rasaasey awey rageedi axmed s bidde
muse ismaciil qalinle, canab diriye cabdi gaheer
muxuyadiin amin
ninba tima xamarwaxaa wada sameyay mecaad migane
boon xirsi, maxamed maxamuud kaneeco
hesaha waah waah kuluc .amina cabdilaahi sahra axmed ,samatar ,shamso cumar5222222222222222222
isaseeg waa riwayadii ugu horeysay waxaa sameyay xuseen awafarax dubad.mahay cidii hesaha qadaysay
markaa qofkasta wuxuu nagu dhamo ha noo shego

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Huryo (Public user)

Unrecorded Date
shooble boqoradii jaceelka ma ksaysaa
gabarbaartay garoob aa ka roon
xidigtii is xujaysay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Baaruud (Public user)

Unrecorded Date
Huryo,

Walidkii ubadkiisa la wadaagay jeceelka waxaa mu'alifay Xasan gini..

Heesaha waxaa ka mid ah

Soo haabo hobo oo kac waxaan kuu hayaa hadhuub caashaqee, hooyoo dhan hoyoo dhan

Dadna adawgu qurux badanee waa goo dilaaciyoo

Haddaan calfku ila jirin waa nigan jiciirtee jaaw nabd gelyo jaaw nabad gelyo

Ma ogtahay curyaankaba cago looma waayine ceeynkaas wax loo yiri

Huryo riwaayadan aad soo taxday badidooda ma kasaayi..

Kaaraa bidhaan heeseheeda maxaa ka mid ahaa. Mase la heli karaa. I like hibo maxamed and mooge brothers but I never heard heeso ay wada qaadaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SANYARE (Public user)

Unrecorded Date
FG
DABJACAYL KARIWAA BAAD LAYAABANTAHAY MARKAASAAD LASOO SHIRTAG TAY SHAMAC KANUUR BADANEEY SHAAMAY KADAHAB WAR WAXBA KUMAAD HADALE
ISKA AAMUS ADAABA DHINACAAGA SHAMAC KAGASHIDAY
JACAYLKEE
WAXAANSE AAD UGU QOSLAY ERAYADA HEESTA YAA SAMEEYAY MA QURBAHAA LAGU SAMEEYEY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Baaruud (Public user)

Unrecorded Date
Huryo

Correction

Iga raali ahaada heesha kor ku qoran waxay ku jireen Dumistii Aqalkayga iyo Arooskii inankayga.
Hase yeshee riwaayda ah waalidkii ubadkiisa la wadaagay jeceelka way jirtay ma se xasuusni waxa ku jiray.

Rali ahaada

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Faal-Gurey (Public user)

Unrecorded Date
Salaama Dhamaan.
Sanyare I like that Bro. ( Shumac dhinaca kaga shidday ) qosol aa igu dishay macalinka.
Maya Riwaayad Jirta ayay aheeyd oo banaadiri ah waxaana heesha wada lahaa Aweeys Qamiis iyo Binti sheekh. oo aad xamar u qabsatay 1980yadii.
Qalad haddii aan galay ha lay saxo.
Salaama
Faalka Xaaji

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waryaa (Public user)

Unrecorded Date
Salama..hee..
iyaah..riwaayadii ugu fiicneed aah..sug bo maskaxda kistoo ha isku qasantee..koow kooweey koow waa la helay islamarkiiba mid, lamey lamo mid kale...

1) Tuug Ma Aragtey..
2) Shumeey
3)Maagaalo..Joog Xumo
4)Owkombe midoo uurka yeelanaayo (magaca gas ayuu ii siiyey nooh)
5)Owkombe markuu hargeysa tagaayi title la haayaa iska yar hee hada...

Intaas Macalamiinta

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sayidka (Public user)

Unrecorded Date
riwayada aan ugu jecelahay waa
alla amin ma isho oo hesaheeda oo dhan lamid ah sheko ama dhaqankii somalida ah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

. (Public user)

Unrecorded Date
aniga runtii waxaan ka helaa riwayadii la oran jiray waraf iyo shinbirro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHOOBLE (Public user)

Unrecorded Date
Fg ...........lol .ar adi yaa ku heli karaa sxboow
kuwaan intee ka imadeena meesha waxaa la dhahi riwaayadahii.. REER XAMARKA .... tee ugu fiicneed markaas eey waxeey la soo galeen jaceel la gubaayo iyo daad wax aas qaadi maxaa waaye kuwaan ...........ar u sheeg yaaqayoow meeha riwaayo REEEEEEEEERXAMAR.maahee ruwaayo faro dheer ma la is weeydiinin.. aa la is weeydiiyay kala taga dheh shuqul faro dheer iyo dad jaceel gubi iyo baqti lol sxbkeey....bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aniga (Public user)

Unrecorded Date
To Shooble.

Riwaayadaha reer Xamarka midna naf ma leh. Giddigood waa wax laga soo xigtay filimmada Hindida.

Diig muxu yiri iyo digaagadi maxay tiri- Maxaa xigmad ahe ku jira..

Inta keliya ee la eego karo waa Niiiiikada!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anon (Public user)

Unrecorded Date
Kaaley, idinka ma waxaa tihiin kuwa theatrka safka uu gali jiray duhuurkii; habeenkiina caasigga isku dili jiray??? Jeeb taraq yaal !!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hebel (Public user)

Unrecorded Date
Adiga walaalkiis dameer waliba qumanihiisa aa qoorta ugu jiree idinba maxaad tidhaahdaan?

Sida ruux aan dhalay baan ku koolkooliyaayoo dhabta kugu hayaayoo dhibta kaa ilaashaa.
Qurbaha waxaas oo kale waa la isku xiraa macalinka.
Marna inantii ruux uu dhalay buu kasoo qaaday. marna ilmo yar.
iyo dab jaceel kari waa si oo jaceelka karis u baahan yahay oo kale.
iyo maxaa kale?
War Adi ha iga xanaajinin N3 camal yaan ku dardarine
Live and let others live too Bro.

Hebel.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aniga (Public user)

Unrecorded Date
Hebel.

Waxaad mar kale caddaysay xigmadyarida reer xamarka, iyo fahmidla'aantooda wixii ay ku dheehantahay murti oo dhan.

Erayo-suugaaneedka abwaannadu kusoo bandhigaan aragtidoodana waa kuwo aanay fahmi karin inta garaadkoodu hooseeyo.

Now, take a deep breath, concentrate, and try to uderstand. Never jump the gun. Try to analyse and logicaly interpret what you see. If you can't, because you are reer Xamr, always ask reer Goboooooooool.

Ninka heesay wuxuu jacaylka uu gabadha u qabo ku qiyaasay kan uu u qabo ubadkiisa oo kale. Jacaylka aad jeclaato ubadkaaguna waa hibo Ilaahay.

Ubad jeclaantuna waa mid reer xamarka lagaga horreeyo. Sidaas weeye sida aad si khalad ah ugu fahantay.

Khalad labaad oo aad samysay: Canada ayaa lagu xiraa carruur dhabta lagu qabto maxaad uga jeeddaa?

I hope that your mind is not getting twisted and
thinking in a evelish way!!!!!

Talo: Shaydaank is ka naar!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hebel (Public user)

Unrecorded Date
Adiga After all the insult I thank you very much. But no personal attacks needed here, I've just tried to tell you that the misunderstanding goes both ways. And stop insulting others because, that does not make you a better and smarter person. Please do not insult your intelligence.
See you have your ways of putting things when it comes into Suugaan and so do they!
See there's a big idea and a hidden massage behind DIIG WAXAAS YIRI KUKU, DOORO AA TIDHI KAAKA. Ask whoever knows Xamaraawi.
Common Mr Adiga I know you can do better than this. I know you're Civilized person don't try to hide it. So try harder to understand it. Otherwise buy the whole tape and listen to the song. You will love it.
But don't use this puplic Forum to insult a whole society, It will not make you a better person I'll Promise you that.
See Bro. Adiga Im not a Reer Xamar ( Like you thought of me ) Im originally from Burco, And I know both south and north Suugaan and languages. I've learned southern way of life and inertainment, because I was interested.
See you don't have to explain that song to me I Know it from the beganning to the end, And so do I lots of other Reer Xamar songs And they're equally meaningful, Full of fun and intertaining.
Don't sound like that redneck who once called you a Niger. How did it make you feel like Mr.Adiga?
See he/she called you that, out of Ignorance Fear and Hate. But He/she Didn't count on the damage they might have inflicted upon you "mentally".
You are doing the same Mr Adiga.
If you don't like Reer Xamar songs, thats okey. neither Do I like Country music.
But the Insult?
Not here not know.
Kids read.
Salaama Calaykum
Hebel.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DHAYIB (Public user)

Unrecorded Date
Asalaamu Aleykum AKHAYAARTA...

Ahmediini saaxiiboow adiga waankaa dambeeyaa Maskaxdaada bahal waaye saaxiiboow...
Ahmed diini saaxiib Meeshaan waxaad ka dhigtay aqoon kororsi funeed...Wax badan aan ka faaiideystay ...

Waxaan aad ugu helaa riwaayadii ay wadeyn Xasan Aadam Samatar iyo Baxsan...

Reerkiina Hodanka ah ma heshiin kareynaa iyo
Hooy Hooy Hooy Hooy
Ilbaheena iskuyaalee...

Ahmediini..Saaxiib Yaanla iloobin riwaayadi Maceyd ee SHEYDAAN BUULOOW...

ZULFA..BAABA AWEYS..KILLER..iyo Maryan NAASIR..
Akhyaarta mahadsanidiin...

WARAF IYO SHIMBIRO WAR ISUMA HAYAAN iyo DHEDO ROOB NOQON WEYDAY waa the best riwaayadood ee Soomali sameyso..Aniga DHAYIB ahaaan...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shooble (Public user)

Unrecorded Date
to :ANIGA
FROM .SHOOBLE
saaxiiboow dhib weeyn aa ku heeysto walaahi '
wax kaa maqana waaye noloshaada. hadii aadan aqoon ruwaayad reer xamar
ee hada ka dib waxaa isku daydaa inaa raadiso sidaa ruwaayadaha reer xamarka uga faai deeysan laheed bye hee wax kale oon ku dhaho ma aqaanee qaablaawe

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BaabaAwes (Public user)

Unrecorded Date
Rafaad kii rabo ha fiirsado riwaayadahaas la soo
sheegay,waxaa ka mid ah...
Dab jaceel kari waa..lol...@@@
Biyo afkaada lagu cabaa...lol..@@

Ar anigaa inteen aadaa..
Shooble saaxiiboow ama injineere rafaad
waa arkee walahi wax badan yaa rasuulu laah..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
WAAR MA TAQAANIIN NINKII UGU HOREEYEY EE FILM SOOMAALIYEED JILA RIWAAYADAHA IYO HEESAHA WAA WAX LA ISLA WADA YAQAANO..WAXA WEEYE MOHAMED JAAMAC JOOF AHAANA HEESAA FILM KAASINA WAXAA LA JILAYSAY HOBALADA WAYN EE LA YIRAAHDO QALANJO .... NINKII MAGACA FILMKAASI GARTA HA IGALA SOO XIDHIIDHO E- MAIL...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
waar miyaad ilawdeen riwaayadii BAD JACAYL BADANAA oo uu sameeyey maxamed aadan dacar ee ay jilaayeen SAHRA AXMED IYO AXMED MOOGE LIIBAAN IYO SAALAX QAASIN NAAJI...heesaha ku jirayna waxa ay ahaayeen..inanyahay ma sheegaa arin igu shidnaa iyo sheeko aan qarsanayoon kaa shishaynin adigaba oo ay qaadaayeen SAHRA AXMED IYO AXMED MOOGE.. waxaa kale oo ku jirtay heesaha la yiraa ADOO NUGAAL IYO KU NOOL BEELO NABADEED AYAAN NABARADA JACAYLKA KA NUUXSAN WAAYOO SIDAAN KUU NAAWILAAYOO NABAD GALYOO...oo uu qaadaayey SAALAX QAASIM NAAJI.....WAXAAD IGALA SOO XIDHIIDHI KARTAA HADII AAD WAX KA QABTID E- mail..Haji79@hotmail.com... gaar ahaan ninka huryo la yiraahdoow...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHOOBLE (Public user)

Unrecorded Date
AXMad diini .....lol
saaxiiboow dhib aan dhigti walaahi markii kuwaan aa nagu weeydiisi waxaan
fiirihee .maanta waxeey ku soo qoreen
biyo afkaadaa lagu cabaa.lol Maxaa intee lagu cabi laahaayne hadii af lagu cabeeynin Ar kuwaanaa ilaaheey ma i soo marsiiyo
teeda kale jaceel iyo dab maxeey iskala dooneen ha gubtaane Qaablaawayaashaan""Lol Ar yaa ilaaheey yaqaano Injineere ....ani hal suaal aan qabaa
NUGAAL maxaa la dhahaa?? dukaan dhar miyaa BACAADLE camal .lool
soo barya hee""

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Baaruud (Public user)

Unrecorded Date
To:anonymous

Filimka aad sheegayso waxaa la yiraa miyi iyo magaalo,

Hesta ah, (Adoo nugaal iyo ku nool bela nabdeey, niyadu meelay rabtuun baa lagu nasin karaa) ee ku jirtay bad jeceel badnaa waxaa wada qaada Cabdi cali bacadwaan iyo sahra axmed, ee maaha saalax qaasim,

Jaaw

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ubah (Public user)

Unrecorded Date
Baaruud heestaan iyadoo dhan walaal ma soo qori kartaa hadaad taqaanid ii soo qor

mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Digfeer (Public user)

Unrecorded Date
Salaam..

Ma hilmaamteen kuwwan:

-Anigga & adigu waa isu dambeynaa!
-Lurbadanaa jaceylku!
-Iguurso ama aan ku guursado!
-Yareey yaa ku furay?!
-Baabul Sab!
-Mooryaan contra Jirrey!

Haddii aad faahfaahin kale dooni iyo cajalado igala soo xariir.

Stereo Video Shib-Iidheh
c/o email: digfeer@doctor.com

nabadeey!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.