site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ragii iyo Dumarkii waxaad moodaa iney kala aamin baxeen.

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb 2000): Ragii iyo Dumarkii waxaad moodaa iney kala aamin baxeen.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Idil

Unrecorded Date
waxaad moodaa sidii uu wadankeenii u burburay, oon
u nimi qubo, in is aaminkii raga iyo dumarku uu aad u yaraanayo.waxaan isweydiiyey in badan maxaa
sabab u ah?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kala jeedo

Unrecorded Date
to idil,
salaan dheer abaayadiis, marka xigga waxaa
badatay xumaantii iyo caydii iyo faroxumo lala soo
baxay sidii loo soo galay qurbo, taana ku sii
darsatay been dheeraad ah, in my opinion waxaa
sabab u ah dhalinyarada!!!!!!! sababtoo ah
in xun bey soo arkeen, intii kalena sidoo kale
bey moodeen saa carigii oo dhan cagta ku walaaqeen
YAAN AAMINNAA QASMAY ADUUNKII!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Lyla

Unrecorded Date
Women are becoming Stronger and Stronger every day.

Women cannot take no more bullshits any more.

Men open your eyes.

Lyla

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Marwo

Unrecorded Date
Lyla, men will open their eyes, if the likes of you would shut their mouths. Behave, if you want to speak on behalf of women.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Lyla

Unrecorded Date
Marwo:

Why are u insulting me??????

Lyla

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Marwo

Unrecorded Date
Lyla, my apolgies sis. I just don't like words such as bull shit etc, but I forgot that cyber space is a free "country". I just beleive that we can exchange opinions in a nice way

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

IDIL

Unrecorded Date
TO KALA JEEDE
BRO WAAA KU SALAAMEY, HORAA LOO YIRI BAD DHAN
MALEY BAA QURMIYA- AAWEY RAGII FIICNAA EE LA AAMINI LAHAA, MA WADA ORAN KARO RAGA QURBAHU
WAA WADA XUN YAHEY.BYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Idil

Unrecorded Date
hi leyla
waa runtaa waxaad moodaa in dumarkii strong noqdeen, balse ragii qabto hada shaqadii la
oran jirey dumarkaa qabta.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CABDI

Unrecorded Date
ASALAAMA CALAYKUM
IDIL&LEYLA MY SISTERS STOP BAD TALKING, FIRST WHO ARE U TALKING???? SECOND WHO IS OFFENDER??
YAA DHIBKA WADA MA RAGA MISE DUMARKA. WAXAAN NORTH AMERICA KU ARKAY GABAR SHAQAYSA ALL DAY HABEENKII AYADOO TIRE AH TIMAADA, MID SCHOOL AADA WAXUU RABO HA AHAADO EVEN ESL, IYADOO TACBAANA TIMAADA, MID YAROO CIYAALKA AAN AAKHIRO & ADUUN MIDNA OGAYN MEELAHA KU HAYSTAAN AMA MADOWGU KAXAYSTO AMA COLEGEKA GEESAHIISA LAGU DHUUQO. MARKAA YAAN AAMINAA ??? YAAN GUUR KA DOONAA?? WAXAAN RABAA REER AAN KU NASTO GABAR CLEAN AH KA NABADGASHAY JIROOYINKAAS OO DHAN, RUNTA MARKA LOO KACO CILADU WAA XAGA DUMARKA!!!
WASALAAMA CALAYKUM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdilhakiim

Unrecorded Date
Asalaama Caleykum dhamaantiin
To Bro Cabdi
Fikradaadu waa " wixii xunba xaawaa leh" Arintaana ma' aha mid nin weyn soo bandhigo. Runtii aniga oo kula jooga North America waxaa qaladka dusha ka saarayaa ragga oo ah hogaamiyaha bulshada ama familka. Waxaa xaqiiq ah marku ragu ka soo baxaa masuuliyadooda iney dumarkuna noqonayaan kuwa wanaagsan oo qadariya ragooda. Balse hadii ugu badnaan ragiiba aysan ka soo baxeen kaalintoodii, maxaa ku eedeyneysaa gabdhahaan masaakiimiinta ah? Hadii ragoodii ay ka hibeysanayaan Hollywood, entertainment, Iyo Party. Xaalku mid sahlan maaha ee ka fiirso aragtidaada. Hablaha soomaaliyeed iyagaa maanta wehel iyo nin nolosha macaankeeda tusa. maraka qaarkood waxaad maqleysaa nin laba gabdhood oo walaalo ah wada shukaansanya. Taasina waa arin laga naxo. waayo ninka raga ah waa kii bulsho dhisa ma'aha inuu burburiyo qoys jira, dumarka walaalihiisna u ixsaan fala waqtiga ay ubaahan yihiin. Sidaa daraadeed kuguma taageersani arintaa? Your idea has very poor conclusion,I hope you see things the right way. Till then, forgive me If I am wrong.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Alex

Unrecorded Date
cadikariim waan kugu racay. bal raga qaarkood far waaweyn waa in wax loogu qoro oo saburada horteeda la soo fadhisiyo

Bye alex

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Luula

Unrecorded Date
waad salaamantihiin dhamaan:

Alex and Abdilhakim way to go brothers i wish each and every somalian youth (female, male) would have the same idea as u guys do. I think also somalian women have to respect their brothers so we can all get along and have beautifull relationships.

byeeeeeeee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Idil

Unrecorded Date
To abdikariim and alex walaalayaal aad baad u mahadsan tihiin bini,aadamku ma sina oo waa sida faraha oo kale balse waxaan rumeysnahey in badan oo rag xuna baa jira in badan oo wanaagsana wey jiraan, waxaad ka mid noqoteen inta runta sheegtey , horyaalku waa ragii hadey dhankooda tiiriyaan oo maqaayada fariisiga, iyo wax yaalo badan oonan koobi karin ka tanaasulaan waa laga yaabi lahaa in xal la gaari lahaa.
cafis baan idin weydiistey hadaan qalad ku hadley.
byee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nasir

Unrecorded Date
to all my brothers and sisters.
aniga waxay iila muuqataa in arinta is faham la`aanta na heysato wiilasheena iyo gabdhaheena
in ay tahay arin u baahaan in aan ka wada hadalno
oo aad muhiim u ah waxaana ugu weyn sidan
1)in aan is xishmeyno (respect)
2) in aan iska dhaafno cayda iyo mindi mindi ku taag that aint gonna get us nowhere
3)daacad in leysku noqdo oo la isku sabro.
4)in aan leys weyneysiinin
iyo wax aan la soo koobi karin
girls: kistoo noo tartiibiya hee dhiiqada ha nagu jiidinee see idinka noqotay anaka meel kale wax ma u wadno idinkana iridii aaba quful weyn saarteen, smile will ya? wixii dhiiqada naga soo soo gaaray cafis waaye casariye qab isku sii
and tell us what is it that we`re doing wrong and
we will correct them or you may help us with thhe solution.
respect.
Nasir.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xasan

Unrecorded Date
Anigu waxaan u malaynayaa inay sabab utahay idinkoon habllohow nagu odhan waan idin jecellahay wiilashow, xataa haddii mid guursado isagoo jajaban oo timo canbusan ayuu todobaadka marka laga baxo guriga kasoo toosayaa, markaa guurkii la idin guursanayey ayaa midho dhali waayey markaan quusannay ayaad hadda doonaysaan inaad nasoo celisaan, waana waxaan dhacayn!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Enough intelligent

Unrecorded Date
To: Idil,
salaamad marka hore,dabadeed middaas,walaal waa runtaa oo waa lakala aammin baxay sababtuna waxay tahay iyadoon la is rumaysanayn!
Dhab ahaan anigu xaas waan lahaa haddase kuma xisaabtamo waxaan wanaag ahaynna uma tarin laakinn colaad ayey dhashay,taasoo aniga naftayda qoomammo ku reebtay waayo waxaan aad ugu dadaalay in aan guto waajibka la'isaaray ee ay igu leedahay,iyo weliba wax kabadan oo tacliin ah oo aan isku dayey inaan guto, laakiin way geftay oo hurdo iyo is qurxin iyo waxaa kala weynaatay meelo joog joog.
Markaa middaas oo miidhan ayaa idinku jirtee maxaad nagu eedaynaysaan?!
Intaan bannaanka kala joognno ayaan isu nacamllaynaa oo wanaag iyo soo jiidasho isu haynnaaye, mar haddii la'is dhex galo talo faro kahaaday, oo qofnna danta ayuu ka hadllayaa qofnna maba oga!Markaa yaan la'is eedaynin walaalayaal.
Ilaa xilli dambe,salaama.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.