site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan ragaa gabar aan la gudin

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Dec. 16, 2000): Waxaan ragaa gabar aan la gudin
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

tahliil

Tuesday, October 31, 2000 - 07:31 am
Waxaan doonayaa gabar soomaliyeed oo aan nolasha la qeeybsado oo aan la gudin, maxaa yeeley waan ku daaley naagaha gudan, meedey?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

rageedii

Tuesday, October 31, 2000 - 09:49 am
i got 1 word for ya --------->NACAS MICIYA WAAWAYEN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jariiban

Tuesday, October 31, 2000 - 12:11 pm
Tahliil

Bro why you asking such question?
Its not like we gona look for you the sort of woman you looking for. Think before you post

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mahad

Tuesday, October 31, 2000 - 02:07 pm
Tahliil....i know a girl dat is looking for nin aan la gudin........would u be interested!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

peacemaker

Thursday, November 02, 2000 - 01:17 am
Tahliil..


Saaxiib ha layaabin, soomalidu waa umad jawaabo xun hadana aad iyo aad ayeey isu neceb yihiin waxaadna ka arki kartaa jawaabahooda..............
listen up people

This man spoke from his mind now you can say u agree or disagree but no need to urgue and disrepect this man..

Rageedii: adigaa doqon ah sababtoo ah qof aadan garaneyn ayaad ku leeday...

Peace luv respect units harmony to all my fellow Somalia world wide

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, November 05, 2000 - 09:53 pm
RAGADII!

Waan fahanay labada erey,"Nacas Miciyo Waawayn", laakiin sabab? Maxaad uga jeedaa?

Midakale, miyaan qafka bini'aadanka ah wax jeclaan karin? Miyaadse waydiisay waxa ninka ku kalifay in uu Naag aan gudnayn raadsado?

Miyaadse is waydiisay in ay dhibaato ka qabsatay naagaha gudan?

Waxaan u malaynayaa markaad intaas oo su'aalo aad is waydiisid ee aad isaga jawaabtid, inaad isku qosli doonto. Sababtoo ah Nacaskii Ilkaha waawaynaa adiga ayaa noqonaya!!!!!!

Gabalaax

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

tahliil

Monday, November 06, 2000 - 06:40 am
KU: annon

Aad ayaad u mahadsantahay sida aad ii aqf garatey.
tahliil

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faanoole

Monday, November 06, 2000 - 03:45 pm
MAHAD you are amazing!!!!!

jawaabta aad ujeedisay tahliil inaad og tahay
gabar doonaysa ninaan la gudin JAWAABTIISUNA WAA MICNAHAAS OOKALE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sayruuq

Monday, November 06, 2000 - 04:01 pm
Tahliil funny guy aren't you!
answering to yourself with different nick names
and attacking our man Rageedii, at least we know he is real man.....that's more than we can say about you .....because you sound to be scare........inay alaabta yartaahi kaa dhaawacanto miyaad ka baqday saaxiib looooooooool.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, November 06, 2000 - 09:23 pm
Ku. Tahliil

Maxaad uga jeedaa " aad ayaad ugu mahadsantahay sida aad ii af-lagaadeeysay?"

Anigu waxaan ujawaabayey Rageedii not to you.

Anigu adigaaban ku difaacayay.

Mise adiga ayaa nin farabadan ah oo marba magac wata oo isu jajawaabaya?

Sidaaseyna u egtahay hadaadan igu soo qaldamin!

Gabalaax.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SULEQO

Tuesday, November 07, 2000 - 09:36 pm
JARIIBAN YOU ARE DAM RIGHT BRO.
NO ONE IS GOING TO LOOK WOMEN FOR HIM.


TAHLIIL DO YOU HAVE BIG DICK?.
BECAUSE NOTHING IS WRONG WITH THOSE
WOMAN OO GUDAN. THE PROBLEM IS YOU.
YOU NEED TO LEARN HOW TO PLEASE
ALL THE WOMEN THE 1 OO GUDEN IYO
THE 1 OO GUDNEEN OKAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somali_guy

Tuesday, November 07, 2000 - 10:34 pm
For once i am ashamed of being a man...no wonder ladies are screaming about somali men lately....i pray for u man(tahliil)..u need some serious help..mental asylum will be an appropriate option.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

warsame

Thursday, November 23, 2000 - 01:06 am
iimanka alla idinka qaad dadyahow, ma waxaa siman naag la gudey iyo mid aan midi la taabsiin?
Jawaab xumada ha la iska daayo.
Sababta aan u arabo naag aan la gudin waa sidan
1 waxeey u rabtaa wasmo sida raga oo kale
2 ma u baahnid in laga baryo ••••

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, November 25, 2000 - 02:05 pm
waxaan aad u xiiseeynayaa bogaan lagaga hadlay gudniinka waayo waxaan ahay wiil dhalinyaro ah oo doonaayo inaan mustabal sameeysto waxaana halkaan ku arkaa in la kala fikrado duwan yahay laakiin waxaan dadka aan ogeeyn u sheegayaa in la iska daayo aflagaadada waayo qof walbaa fikrad ayuu aamin san yahay aniga fikradeeyda waxaan kula
talin lahaa naag aan gudneeyn intaad heleeyso ka dheeroow mid gudan hadii aad weeydose waa walaashaa iska astur koleey ma lahan raaxo dumar
hana la iska ilaaliyo gabdhaha la gudaayo waayo waxaa dhaanta iyadoo qoorta laga jaro waa fikradeeyda waadna mahadsan tahiin

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.