site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Rooble" Maxaa lagu daaweeyaa"

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Dec. 16, 2000): Rooble" Maxaa lagu daaweeyaa"
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Rooble2000

Tuesday, October 31, 2000 - 07:43 am
waxaa jirta dhibaato heeysata ragga soomaliyeed ee qaba dumar soomali ah.In badan oo ragga ka mid ah waxeey ka cabtaan dumarkooda dhanka sariirta, maxaa yeelay sidatn dumarkeena oo eey u qanci waayeen ragood.?
Waxaa la isku raacay in islaamaha soomaliyeed eey moodaan in eey ixsaan u faleen haddii eey caawa odaga ka qosliso.
Su aasha waxeey tahay maxaa un dawo dhibtani?

Mahadsanidiin marwooyin iyo mudanayaal

Rooble 2000

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaawo Jareer

Friday, November 17, 2000 - 03:31 am
war nacas yahow naga aamus, wax aan loo joogin ayaad heysaaye, goormee laga tagay warkaas.hadii aad waxa qoreysid qor wax faaiido leh hadii kalena iska aamus.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QOONSADE

Friday, November 17, 2000 - 10:33 am
ROOBLE 2000: ILAYN DOQON DAWA MA LEH!! WAR ALLIHII KU ABUURTAY KA BAQ OO HAWEENKA IYO RAGGA HA IS KU DIRIN

CASE CLOSED.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HABIIL

Tuesday, December 12, 2000 - 08:40 pm
to: qonsade& hawo jareer

THANK YOU GUYS FOR SHUTTING UP THIS IDIOT!!

NO MORE POSTING PLEASE

CASE IS CLOSE!
CASE IS CLOSE
CASE IS CLOSE
NO MORE WASTING TIME OF ANSWERING THIS GUY!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.