site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Gablan talo aduuneey maxaatuwalba loojoogay, gablan talo aduuneey maxay galaba heerjoogtay

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Dec. 16, 2000): Gablan talo aduuneey maxaatuwalba loojoogay, gablan talo aduuneey maxay galaba heerjoogtay
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, November 06, 2000 - 06:15 am
walaal waxaan ahay walaal soomaaliyeed oo aad ula yaaban waxa aduunka kasocda, gaar ahaan soomaalida , gaar ahaan gabdhaha soomaaliyeed.
Taas micnaheedu waxaa weeye walashayeey maxaa meel xun kutaagay ood sharaftaada u ilaalinwayday, waxaan daganahay dalka ingiriiska waxaan jiraa 24sano waxaan dhigtaa jaamacad, waana shaqaystaa alxamdu lilah, guurna waanrabaa gabadhaan guursanlahaana waan laahay.Maxaayeelay gabadhaan isdhaho waa guurgalba waxaa iigasoo baxa wax aad uxun ,ciyaalasuuqnimo rag xnxuna ay saaxiio la ahaan jirtay,ex boyfriend.wy gabdhoow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aniso c

Wednesday, November 08, 2000 - 12:52 am
TO ANON:

bro first of all uni soo dhameeso horta o adi meel iska soo saar, and tan labaad walaal waxaa dhaci karta ineey isa soo fahmi waayen qofkii kahoreeyay, so what you saying is waa inaan noqdaa ninkii ugu horeeyay ee lasheekeysta or what?. i don't think ineey fiican tahay inaad fara galisid waxeey past gi sheko dhex martay hadeeynana wax xun soo sameeynin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Absame Queen

Wednesday, November 08, 2000 - 06:40 pm
maxa adi ka qabaneysey meil gabad xun jogto hada tahey nin wacen?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aflow

Thursday, November 09, 2000 - 03:20 am
War ninka odayga ah si wacan buu u hadlaye ha weerarina hadaad wax la qaban kartaan la qabta haddii kale iska aamusa, you always give negative answer.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, November 09, 2000 - 09:05 am
SAXII ADIGA AYAA ILA GARDARAN MARKAAD LAHADASHAY
GABAR YURUB JOOGTA MAXAA YEELAY GABAR KASTAA LABA
NIN AYAY LASOCOTAA MARKA FIKRADAYDA HOO HADAAD
UBAAHAN TAHAY GABAR EDAAB IYO ASLUUBLEH XIISHOOD
IYO DHAQAN LEH MARKA AAD GUURIGAAGA SOOGASHO
KUGU SOO BOODAYSA KABAHA KAA BIXINAYSA WAXAN KU
ORAN LAHAA SOOMAALIYA KARAADSO KUWA YURUB JOOGAA
YAANAY KUBAARAN WAAIGA TALO

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.