site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Dhibatada qurbaha waxaa masuul ka ah walidkeen!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Dec. 16, 2000): Dhibatada qurbaha waxaa masuul ka ah walidkeen!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qabiildiide

Monday, November 06, 2000 - 06:29 pm
dhibatda qurbaha waxaa ka masuul ah walidkeen.taas waxaan u lyahay waxaa weye,walidkeen waxay nagu booriyeen qabiil, kaas oo ah cadowga kowaad ee horumarka bani'adanka, walidkeen waxay nagu abureen dhaqan ay ka dhaxleen gumestihii talyaniga tusale ahaan walikeen waxay ahayeen kuwo aan xrir aan la lahayn ubadkooda,tusaale abuhu marku shaqada ka yimaado,duhuradii wuu sexan jiray, markuu soo kaco, wuxuu raadsn jiray saxxiibo u kala shkeysto qabiil iyo waxa lid ku ahaa dowldii m.s.barre,ummada somaliyeed waa ummad haddii aad si u firisid nasiib leh, tusaale,dadkeenu ma aqoon inay is ticmalaan mandooriyash aan ka ahan qaadka,taasoo keeni lahad in somaliya baa'bado dad ahaan.Waalidkeen waxaa mandoriyaal u noqday qabiil iyo qaad taas oo keentay in dad walaalo ah ay isu dilaan,wadankeninah uu noqday ghost land.
dhibatda na haysta waa mid aynu ka dhaxalay walidkeen,iyadoo laga yaabo in ay aqoon xumo u geysay.. walidkeen marnaba kama fekrin horumarka wadakeena ee waxay ka fekeri jireen arintooda khaaska ah. iyagana ilahay waydiin doona dhibatda ay abuureen.dhibata aan kor ku soo xusay waxaa ka mid ah in somaliya lagu celin doono dad somaliyeed oo gaalo oo kugula dooda diintaadii, dhaliyaro somaliyeed oo ka tegay dhaqankoodii qatayna dhaqan gaalo,dad garaya kumakun oo bahi ugu dhintay wadankii hooyo,intaas in lamid ah oo bihi hayso, jahilnimo oo usi dheerthay.
waalidkeen haday ku dadaali lahayeen barida diinteena iyo culumta kale waxa baa agaa lahaa.
somali badan ayaa dhaxlkii walidkood wali wata kaas oo ah QABIIIIIIIIIL. DHULALKA AYNU SOO MICIIN BIDNAY WAXAA DADKA KU NOOL AWWOWAYAASHOOD,marka awwowaheen uu lahaa reer hebal ayaan wereryaa oo xoolaha ka soo dhacayaa
waxaad arkeysaa nin somaliyeed oo aan aqoon sida loo tukado ama waxxaad arkeysaa gabaar somalyeed oo uragta inay gursan karto nin diin kale haysta.
ma amini kartaa ninmn somaliyeed oo is hotagay gobanimda somaliyeed oo diidanaa xornimada.
waxaa dhegaheena ku soo dhacayey in niman somaliyeed ay gateen ubad somaliyeed kana ibiyeen gaalo. waxaa xaqiq ah in walidkeen uu ka sexday barida iyo tarabida ubadka...caj'ibkii igu weynaa wuxuu ahaa ee ku salaysan walidka,maalin anigoo maraya bartamaha magalda NAIROBI ayaan waxaan arkey gabar somaliyeed oo dadihinaysa sadex ciyaal ah oo ay dhashay iyo nin gaalada madow ah oo aad u foolxun, dhibatada gadhaas ka muqatey waxay ahaad mid aan halkaan aan lagu xusi karin...dhibatada gadhaas haystay yaa ka masuul ah ??????kumankun niman ah oo khamrigu uu dilloday..... haddii aan si ufirno danbiga waxaa baan ku leenahay laakkinse walidka ayaa badankisii xamarsaday haddii ay qabiil ka fogaan lahayeen ,horumarka wadankna kashaqayn laheen way yaran lahad dhibatda. allaha naga fogeeyo qabiilka dhunsaday walidkeen...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aniso C

Wednesday, November 08, 2000 - 12:45 am
TO QABIILDIIDE:

walaalkiis walaahi wax aad loga naxo aad tiri. walaalow before aad waridkaa nabiibyeysan, maka fakartay waxa maanta aduunkan kukeenay ,waxa kusoo kuriyay, intaas oo rafaadah dartaa usoo maray, fakarkaaga & walwalkaaga marwalba kutaagnah?. waxaan ani aaminsanahay aduunka waridkeen somali wax lamida ineeysan jirin kana ilmo jecel & raxmad badan. walaal walidkeen masababin maanta heerkaan joognoh , anakaa maanta caqli nagu filan leh anakaa larabaah inaan kafiirsanoh ee maha ineey waaridkeen sidi markaan yareeyn ineey gacanta nahaayan nin walbana heerku asaga is dhigo uu dhigmaah,qabiilnah waa cudur dhiga galah ee is not something nanagu talaalo & diinta oo kuyar dadkaas waa jiraan waarid reer badiyo ah waxaas kudhaqma ee but that doesn't mean inaad iska raacdid waxi waridkaa falaan adba waxa xun & waxa fiican wakala taqaan. so bro wakula talinaah maanta anakaa nanaga rabaah inaan noqono kuwii waridkood wax utarah abaalkeey nagu leeyahiin waligeen magudi karno lakiin aan udadaalnoh i just hope qof waarid ah topic gaan uusan arag usin iska dhaadhacsiin asxaankoodi inuu noqdo danbi saaritaan, pls marwalba xasuusnow raafadkeey nala soo mareen especially qaxi, mid wax taro noqo a not midayka naxaan.

one love for all somalian parents:

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qabiildiide

Wednesday, November 15, 2000 - 06:09 pm
aaniso anigu ma ihi nin neceb walidkiis lakiinse waxaan kuu shegayaa in ay walidiin badan aay noo horseeden wadan la'aanta na hasa, tusaale, m.siyaad wuxuu ahaa walid,caydid waxauu ahaa walid,iyo inta dagaalka wada waa walidiin, xataa waxaan u maleynyaa haddii aad weydisid walidkaa qabiil kale sida uu yahay inaad ka heli lahad fegrad cusub. xabibtey hadal iyo dhamantiis dib udhaca wadankeenii walidiin badan ayaa ka mas'uul ah.....

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.