Walaal layaal waxaan idiin weeydiinaa xaguu ka baxay basaboorkeenii?. Oo xaguu ka socdaa hada. Manahay dad aduunka laga aqoonsanyahay?. Aaway safaaradaheenii?. Dadkii dibada yimid waxaay idhaha u taageen basaboorkale oo aan wadankiisa aheen. Taas ma inoo danaa anaka iyo ciyaalka dhala doona?. War hadaad qaadato basaboorkale maxaa ilmahaaga u sheegi doontaa ha dhoowti?. walaalayaal ha la fikiro. Wacaleeykuma salaam.
Unrecorded Date XAGEE KA BEXEEN DADKEENII, ILMEHEENII,DHAQANKEENII,DIINTEENII IYO DALKEENII. HALA WEYDIIYO KUWA KU NOOL DHALANTEEDKA ,NOO KALA QAYBIYEY QABIILADA, EEADUUNKA KA DANBEEYA QARNIYADA.