site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

WAXAAN RABAA NAAG SADEXAAD ILA SOO TALIYA SOMALI WAYNAY

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Dec. 16, 2000): WAXAAN RABAA NAAG SADEXAAD ILA SOO TALIYA SOMALI WAYNAY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

beerta

Tuesday, November 21, 2000 - 10:02 pm
waad salaamantihin dhamaantiin marka hore waxaan ahay inan afartankii labo bilood uga hadhsantahay gurux iyo cagli eebe u dhameyay.
waxaan ku cusubahay qaaradan north america ma wato labadii midna. dhibatada taala waxa weyi anigo oo u bartay waxyaroo dumarka ku yaala nolashu way iguu adkatay 4 bilood een ann joogay xalkan. markaa raguu ama laan buu hayaa ama lug bu hayaa gabawga awgeed. sheeko inigu daalin mayo al khasatan naag sadexaad baan rabaa.si ann xumaanta uga joogo min fadlukum gabadh fiican oo somaliyeed ii soo hela . somaliyey waxaa inaga buuxa kuwa af dhaadheer xalkayga cayduu waa ka xaaran. waxaan sugaana wa jawaab ninwayn iyo xaskii sadexaad waad slaamantihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabaan

Tuesday, November 21, 2000 - 10:14 pm
waryaa indha adakidaa tii kowaad baan lanahay shaydanka iska naar calankana iska dami rag america waxba la'aan wuu wada joogayey bertada ku nogo ha na waalin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dahabo

Wednesday, November 22, 2000 - 03:10 am
hadii ay ka raali tahey gabadha sadexaad adiga oo aan been u sheegheyn, waliba ey ka raali yihiin labadaadii naagood ee hore. marka aad u sheegeyso haku beerjilicsan xagga diinta iyo waxyaabo danbi galiya "sida ragga waxa loo baneeyey 4naagood iyo wax lanooca"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cagmadhige

Wednesday, November 22, 2000 - 08:15 pm
Waad salaamantahay marka hore, mar labaadka
anigu waxaan ahay doob mana haysto midii ugu horeysay ee niyahow dhaxanta na dishay adigana
north America dhaxantu ha kugu dishee sidaada ahaw, hana wareerin haweenka beena ha u sheegin
ee niyahaw labadaasi kugu filane ku dayso, waad
mahadsantahay, haddii aad joogi laadahayna reerkaagii ku noqo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

guurdone

Wednesday, November 22, 2000 - 09:29 pm
dahabo maxaad sheegtay adigu wali ma inanbaa tahay?hadaa tahay bal ila soo socodsii.
peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dahabo

Friday, November 24, 2000 - 01:16 am
guurdoon waa lagu salaamey laakiin waxaan aad uga xumahay wiil walaalkeen ah ayaa talo ina waydiiyay
marka taada ayaa kaala waynaatay miyaa? mise meesha aad wax ku qorasidba hoos umaad eegin.
walaalo wiilka soomaaliyeedow jawaabtaada marka aad meel ku haboon ku soo qorto ayaan kaaga soo jawaabtaada, igana raali ahow hadaad hadalkayga dhibsato.nabadeey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qaladla

Friday, November 24, 2000 - 01:21 am
cagmadhige iyo gabaan wiilku talo ayuu idin wadiiyay laakiin iga masayra idin muu dhihin
ee dhamaantiinba waxaan urajaynayaa guul.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caasho

Friday, November 24, 2000 - 05:18 am
Hadii guur xalaala raadinaysid ilaahay
waxaa kaaga tuuga inuu kuu sahlo, haday
rabto tii sadexaad ha ahaatee.

Wiilasha kala idinkana sidoo kala walaalayaal
ilahay tii koowaad ha idiinsahlo, hadaa rabtiin
aniga ila soo xiriira gabdho badan oo single ah
baan aqaane, raga Reer Waqooyi yey ila soo xiriirin, madax xanuun maka baxee.

bye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aw-Ganbar

Friday, November 24, 2000 - 06:58 am
Kanoo kale aa iska joogo labadii xaas aa kasoo tagtay mabiishid mid kale aa rabtaa.

lakin dadkan naagaha geed eey ugu xir xiran yihiin maa lagugu yiri? waa adiga naag ii soo hela , nala soo hor istaagee, war soco waad edeb darantahee hadaad naag rabto raadso.
hadiii aad mardanbe waxasoo kale nasoo weydiiso afar dharbaaxti oo ilma adeer ah ayaan kuu galin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shabeel

Friday, November 24, 2000 - 09:33 pm
caasho waa salaamantahay abaayo waxaan ahay inan somaliyed oo singala oo dhalinyaro badan oo somaliya agaana dhamaantayo waxba ma hayno bal han isku waramne oon afka jug isku siine
bal abaayo noo soowaran warbaa ugu gajo kulule anigu adigaan ku rabaaye bal si dagdaga igu soo jawaab waan ku tuga abaayo macaan bil fadlak e mail igatag. reer wagoyi
maxay galabsadeen u jedadaadu ma gabiil baa
mise waa dadka wagooyi dagan oo dhan. hadii ay gabiil ay tahay waxaad ogataay inu gabiil
somalia babiyey. anigu reer wagooyi ma ihi wa xaan ahay reer djibouti. khayr baan ku gu ogahay. one love

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

adeer difaace

Friday, November 24, 2000 - 09:59 pm
waryaa aw-gabar adigu ma mooriyaan baa tahay
dagalka inaga dhaaf rag waxba ka ma tagaantit dumarkaa dhirbaaxtamey ragu wu fedhtama. ado kale waan ku nagaanaye adeerkay dhaf hadii kale xabadkaan ka darbayna hoyadaana way goblami waar is ilaali nacasyow meshaa aad ku dhimanaysid oogaw oo digtownow ha seexaney hadii kale wicilyaw madfac lumay baa ku gabsanaa.waxaan rabaa inad adeerkay rali galisid .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jeg

Friday, November 24, 2000 - 11:26 pm
To Beerta: walaal waa salamaantahay salaan kadib adi aad iyo aad baad u indha adagtahay..maxaa yeelay naag sadexaad baad siiraadinaysaa miyaa ar labadaad hore u haysay alaha kugu anfaco!!!!!!!!!!!!!!!!!!
byeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee intaas iyo nabgalyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jeg

Friday, November 24, 2000 - 11:30 pm
Aw_ganbar walaahi adi waxaad tahay gaangaystar.................saaasaaa lagaa rabaa xawayaankaan naaga raadiskaa intuu kuwii kale kala meelayn waayay kuwa kale sii raadinaya....ista cajab:::::::::::::::::.
waraaaaaaa beerta adi shut up nin wayn oo gar iyo gafuurle baadtahay aana xishoonayne...
Ximaaaaaaaaaaaaaaaaar!!
adeer difaace waar dee adigu ha ku daba lumin ninkaan beeertaaa lol
macsalaamo dhaamntiin sigaara Awganbar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caasho

Saturday, November 25, 2000 - 09:11 am
Shabeel walaal qalad ha iga fahmin aniga
qabiil maku dhaqmi mana aqaani, ee waxaan
ogaaday dadka reer waqooyiga ina qof reer waqooyiya jecelyihiin marka anigana gabdhaha
aan aqaano reerwaqooyi maaha, saas aan ka wadaa
madax xanuun marabi.

Meeshaa ku nooshahay ii sheeg walaal iyo waxaa
qabato kadibna emailkaaga ka tag.

bye for now.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shabeel

Saturday, November 25, 2000 - 09:57 pm
caasho ramadaan mubarik marka hore marka labaad
waad salaamantahay adiga iyo asxaabta noo soo wadid iyo ehelka dhamaantin.walaal waxaan ku noolahay dalka marekanka mudo 8 sanadoda.waxaan leyahay gas station mudo sanad iyo badha. bal ii soo sheeg xalka joogtit iyo waxaad gabatid.
walaal e mail kaygu waa haroun3@yahoo.com .
waxaan su gaaba waa jawaab dag dag ah
khayr baan ku gu ogahay abaayo macaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

beerta

Saturday, November 25, 2000 - 10:16 pm
dhamaan dhalinyaro waad mahadsantihiin meshan af lagado u maan iman waxaan rabaa waa gabadh sadexaad oon gursado . caasho walaal bal aniga gabadh wanaagsan ii soo hel waadigan wilasha ugu balan gaaday habley. waat salaamantihiin dhamaantin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

T-GIRL

Sunday, November 26, 2000 - 09:12 am
LIAR LIAR

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HALIIMO 99

Sunday, November 26, 2000 - 09:23 am
KA FIIRSO HADDII AAD YURUB KU NOOSHAHAY ARINTAAS.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DK

Sunday, November 26, 2000 - 08:55 pm
Beerta walaal waa salaamantahay marka hore. Ma is waydiisay waxay xaasaskaaga kale kaqabaan arintaa iyadaa??
Meeqo caruur ah ayaysa kuu dhaleen hablahaa hore??
Saxiiboow arintaa sifiican uga ilbuuxsaan ku oran lahaa!!
Sidaas iyo nabadgalyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, November 26, 2000 - 11:33 pm
ala hoogyoo ba humboociiyow. ma maantaad tidhi ila taliya naag sadexaad baan rabaaye,naayaadheen ala maxaa wax walba la arki,tanna ma noo dambaysay,war nin baad tahaye maxaad talada ku fali? haday diiradu gabadh kuu saarantahay shiishka la eegoo dhakab ku sii annaguna mashxaraddaanu kuu xajinaynaaye.

waa Qumayoo kuu soo ducaynaysa.
Qumayo

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.