site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

JACEEYL BAAN LA AALAA

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Dec. 16, 2000): JACEEYL BAAN LA AALAA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, November 23, 2000 - 06:07 am
Waxaan jeceeyl uqaadey gabar la yiraahdo Ayaan
taasoo aan waligeey usheegan ayaan maalin hore wiilal aan saaxiibaaheeyn igu qasbeen inaan usheegto kadib markaan u sheegtey igu gacan seeyrtey walina wexeey igu nacdey iimeeysan sheegin saaxiibadeey ayaa inta igu qeeylyeen iska dhaaf igula taliyey ibarana gabdho ayada ka qurxoon kana dabeecad fiican laakiin aniga waxaa ii muuqda aragii ayaan.example, qofwalboo aan la hadlaayo iyadii ban kala hadlaa. marka gabdho iyo wiilaloow ila taliya oo talo waxtarleh iisoo jeediya by:Axmed indho jaceeyl

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yasin

Thursday, November 23, 2000 - 06:38 am
listen brother if you love this "ayan" you should let her know, regardless what your freinds think or say. If you don,t tell her she will never know that ypu thought of her this way..


good luck brother..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHIG-SHIGAYE:

Friday, November 24, 2000 - 11:33 am
to kan jacelka laliitow;
qalad ayaad sameysay .
1/sikasto oo aad gabar ujece shahay lama yiraah waa ku jecelahay marka kuu gu horeyso.
2/naag hadii aad rabto in aad qabaarkeedakento marwalba waxaa latusaa in aad rabto hadana gadaal ayaa lesku celiyaa.
marka saaxiib ayaan waa ku dhaaftay laakiin hadii aad qaadatit talooyinkaan waxaa laga yaabaa in aad soo xiro galisid/100%95/.
1/waxaad yarey saa is arasgiina taleefooka waad yarey neysaa marki aad kulan taan sidi hore ha uqiimeyn .hadii ay taas socon waydo waxaad sameyney saa gabdhaha saaxiibadeed ah lakaftan oo faani gabdhahaas iyada oo maqlesa .hadii ay taasna socon wayso waxaad raadisaa gabar ay taqaano laakiin saaxiib teed runa,aan aheyn ayaad shukaan saneysaa hadii aad sidey tahay falkanusameeyso waa lahubaa ayadaa iskeeneyso.walaalkiis waligaa naag ha isku jilcin/
N/GALYO/ QORE:SHIK-SHIGAAYE:

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ayaan

Friday, November 24, 2000 - 08:07 pm
Acuudu billahi Mina sheydaani Rajiin
Sheydaanka iska Naraa

Anonymous
Waxaan kaaga tagay waad ogtahay saxiib maxaad isku yeel-yeeela? Anyway warka soo gaabi hadaad si dhab ah ii jeceshahay Axada oo ah 26'th Nov i soo wac. Adaa jawaab fiican heli doona........oo aad ku qanacdid.

CIAO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, November 29, 2000 - 03:59 am
tala wanaagsan waa lagu siiyay
hadii aad shukaan satid saxibadeed way soo laaban
hadii ay socon weyso intaa soo qaado tooreey caloosha ka gali

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

INDHO JACEEYL

Wednesday, November 29, 2000 - 05:14 am
WAAD MAHADSANTIHIIN SHIGSHIGAAYE IYO YAASIINBA
LAAKIIN AYAANEEY KUU DIIDEY MAHAD CELINTII WAAYO ANIGOO NI AH AYA HADALADA AAD MEESHA KUSOO QORTEY SOO QORI KARA MARKA THANK YOU ANYWAY. LAGA YAABE INAAD INAAD AYAANTII SAXDAA AAD TAHAY HADII EEY TAASU JIRTO PLEASE TELEEFONKAAGA KUSOO QOR TAASAA LAGU KALA BIXIYE. MARKA AAN ULAABTO WALAALAHEEYGA SHARAFTA LEH MAANTA WAXAAN JECLAAN LAHAA IN EEYNU NAHAY DHALIN YARO IS TAQAANA OO SAAXIIBO AH HADANA WAAN JECLAAN LAHAA INAAN NOQONO WAXAAN JOOGA WADANKA INGIRIISKA GAAR AHAAN LONDON XAAFADA TOTTENHAM MEELKASTOO AAD JOOGTAANBA BARASHO WANAAGSAN WAXAA LAI YIRAAHDAA AXMED YARE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Wednesday, November 29, 2000 - 06:06 am
Anon, looooooool

sidaas laftigeeda ayaa lagu soo xiro geliyaa,
iska daba joog, iyadaa soo dhici doontee,
qofkaad aragto oo iyada garanayana, u sheeg
A.jacylka aad u qabto, oo faallo dheer ka bixi,
ka dibna iyadoo madaxa iyadoo ku socoto,
ka fiiri gundahaada.
ragu kala geesinimo badan, geesinimada laguu
sheegayba waa taas, cadeeyso warkaada,
waa ku jeclahay macnaheed?ma ogi ka tiri hee.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DKERNE

Monday, December 04, 2000 - 12:11 am
aCUUDI BILAAAAAAAH MIN ASHAYDAANI RAJIIIIIIIIIIIIIIIIIIM........................
AR AXMED.... ADAANBA RABIN IN AAD FARFIDISO SAA MAXAA YEELAY GABADHII WAABA KU HORTAAGANTAHEE MAXAA KULURAYA...........

JAAAAAAW HEEE.
AXMED YARE LONDON ADI FILM QAADE MAATAHAY??????????????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ayuuma

Monday, December 04, 2000 - 01:09 am
Dear Lord mercy on us all!
I thought u were talking about me Axmed. Sheeko taas u eg ayaa mar dhow igu dhacday, maalin walbana waaka shanleeyaa inaan wiilkaas diiday. Anigaba sababta aanku diiday ma aqaan ee wax walbo waa nasiib walaal,ee ilaahay hakuu sahlo samidey Ayaan, taladana Alle saaro

Luv and peace
A.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suleeyqa

Monday, December 04, 2000 - 04:02 am
waan ku salaamay Axmed

sidii dharab arooryaad
ama dhool guyoo da'ay
ama dheeman iyo luul
Axmadoow qancintaadaa
qalbigeeyga dhaawacday
hadba soo dhufanayee
dhuunigii waan ka haajirey
hurdadii waan ka dhaar maray
dhaqtar baan u tagayoo
iri dhiigeeyga miisaan
barbaa kaa dhacuu yiriye
Axmedoow xabiibi
dhuuxaa i shubmayee
adaan kuu dhimanayaaye
dhibkaa ha igu eegine
mar un gacan qaadka ii dhiib.
Aboowe macaane waa qof wax kataqaan jaceeylkee wax anigaa kula qabananee aniga ila soo xiriir waa suleeyqo cadeey
bye mr;Axmed lovelly

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOMALADY

Saturday, December 09, 2000 - 03:36 pm
KUFA KUFA
NIMEKWAMBIA FUKA SASA HIVI
JACEYL WALOODHINTAAYE
IF YOU SAYING THE THRUTH DIE THEN I WILL EXCEPT YOU
SOMALI MAN DONT KNOW ANYTHING ABOUT L O V E
IF IT'S THRUE FROM BOTTOM OF YOUR HEART THEN KUFA NOW LET ME SEEEE>

PEACE ALL
PURE SOMALILADY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jacayl

Thursday, December 21, 2000 - 01:59 am
To: Suleyqa,
Waan kusalaamey Suleyqaay
Dhidib baxaay la moodyee
Qurux loogu deeqaay
Sidii qorax dheceedee
Waan kugu dha-dhabayaayee
I xaji ee dhulka ha i dhigine
Dharaar walba oo aan ku arko
Waan kuu ilmeeyaayee
Ilinta iga da'aysiyo
Dhalanku ila yaabaye
Ladi waayey hurdadu ye
Suleya macaaney
Malabka ka macaanto
Maxaa kugu dhacay xayaato
Adaan kuu qalalayaayee
Dhiiga iga dhammaa dartaaduye
Adaan sariirta kuu jiifayaaye
Oo Habeen iyo dharaar ku sugayaaye
Indhihii baa i dhaygagayee
Saan kuu dhowranayey
Jacaylkaagaa i dhaawacaye
Oo wadnaha igu dhuftaye
Dhaqtarkii wxuu yiri
Daawo aan Suleyqa ahayn
Lagama helo Adduunyada e
Suleyqaay xabiibi
Dhayal ha u maleynine
Igaa dhab caashaq weeye
Mar un gacan qaadka ii dhiib
Aan dhameyne xaajaduye
Suleyqaay abaayo
Waa kan jacaykii oo ku hortaagan
Si aayar ah hawada
iigu soo dir E-mailkaagii
Aan si private ah u wada hadalnee
Suleyqaay macaaney
Daaha maxaa keeney
Anigoo diyaar kuu ah
Ee si deg-deg ah ii soo gaar.
Mahad sanid Suleyqaay. I hope I'll hear from you soon.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.