site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waawreeeeeeeeeey inaalilaahi wainaa ilayhi raajicuun ala ala ala

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Dec. 16, 2000): Waawreeeeeeeeeey inaalilaahi wainaa ilayhi raajicuun ala ala ala
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nin amakaagag

Monday, November 27, 2000 - 02:02 pm
walaa layaal waxan layaa banahay oon la ama kaag
sanahay waxaan arkay haweenkii soo maaliyeed
ee soogalay wadamada shisheeye ee ragoodiina
kasoo dhoofay waxay lasoo bexeen ceebo aad iyo aad
ufoolxun waxan kanaxay naag ayaa nin qabay waxay
udhashay ciyaal badan ninkii way is fah miwaayeen
isaga oon furin ayuu wuxuu tagay gobolkale oo
kamid ah wadan ka naagtii nin madawga maraykanka ah ayay soo xaraysatay ninkii ayaa maqlay wuusoo
laabtay wuxuu kalakul may yaab ninkii madawga ahaa
ayaa yiri hadaan kugu arko agteeda waan kugu tagayaa naagtii lala hadal waxay kujawaab tay
ninka qofkii lahadlaa ha is jiro waa wareeeeeey
waar arintu tan ookaliya ma aha waarsideen yeelnaa
hayaaaaaaaaaaay hayaaaaay waaawareeeeeeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abshir

Monday, November 27, 2000 - 05:05 pm
saxiib, Arita aad sheekeesid waa arin khatar ah ee ilaah gabdha heena ha inoo hagaajiyo & xaasakeena anigu waxaan arki jiray nin naag furay hadana nin madoow ah soo xareesatey balse waaba yaab naag nin qabo oo soo xareesatey nin madoow ah. Haddii aanu eegno sababta ee ku dhacadey dadka qaarki waxa ay leeyihiin ninka madowka ah waa guswayn yahay balse arintu sidaa ma'ah ee soomaliduba waa guswayn tahay marka anaguba ma yareesano ee dumarkeena sidaa u sheega

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

arga gaxe

Tuesday, November 28, 2000 - 07:18 am
waa yaab saaxiib ••• ma aha hawshu ee waxba layidhi nimankani naagaha hoostay kadhuu qaan marka waxa laga yaabaa in ayintaasi kala waynaatay
cabsida rabi walaahi waayaab

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, November 28, 2000 - 12:12 pm
saxiib yaakale oo yaabay (who wonder) Arintan cajiib miyaaa..........mise waa caadi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mudane

Thursday, December 07, 2000 - 02:00 am
sxbyaal arintaan iyo mid la mid ah ama ka sii daran wuu la kulmayaa qofkii wadan shisheeye aniga waxaas iyo wax ka badan oo ka sii daran waan arkey laakiin waxaa la yiri ninka ceebta daboola wuxuu ka fiican yahay kan seeg sheega marka aniga waxba sheegi maayo hadii ka kuwi aad waxaas ku aragteen hadaan halkaan wax ku soo qorno waxeey u aqrin doonaan kuwii leefi jiray marka aan ceebtaana iska qarsano wabilaahi toowfiiq

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.