site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

ISBARSHO ARDAYDA SOOMAALIYEEDEEY

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Dec. 16, 2000): ISBARSHO ARDAYDA SOOMAALIYEEDEEY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samawada

Tuesday, November 28, 2000 - 12:28 am
Ramadaan wanaagsan dhamaantiinba.
waxaan aad uxiisaynayaa inaan barto arday soomaaliyeed hadaba yaa arday ah amaba dhameeyay waxbarashadii. waxaan idinka codsanayaa dhamaantiinba inaan wada xidhiidhno meel kasta oo aad joogtaanba.anigu waxaan ahay gabadh soomaaliyeed gaar ahaan waxaan raadinayaa gabdho soomaaliyeed oo wax baranaya amaba bartey oo
da'doodu u dhaxayso 24-35.
walaalaha soomaaliyeedoow ila soo xidhiidha
waxaanan idinka codsanayaa in aad afkeena qiimaysaan.
waad mahadsantihiin iyo is maqal dag-dag ah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faaaduma

Wednesday, November 29, 2000 - 02:58 am
abaayo waad salaaman tahay salaan kabacdi waan aan kaa helay marka magabarbaad tahay waxaad leedahay magac nin misa waad nasku qarineeysaa waxwalbo aad tahay ba makuu jeed no marka adeey kuqusaysaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samawadda

Thursday, November 30, 2000 - 03:02 am
abaayo faadumo waad salaaman tahay mar labaad waad ku mahadsan tahay sida aad iila soo xiriirtay. Anigu waxaan ahay gabadh soomaaliyeed magacayguna wa samawadda macnihiisu waa qof wanaaga jecel markaa maihi sidaad imooday. Barasho wanaagsan iyo isla soo xiriir wacan oo wanaagsan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

engineer

Thursday, November 30, 2000 - 08:07 am
waa ni salameey ramadaan kariim


aad ayaan ugu farxay samawade in ardeyda isbarato
aniga waxan ahay ardey jooga asia waxaan bartaa civil engiineering hada sanadki ugu danbeeyaa an maraa
waxana raba inaan master kusameeyo water resource engineering aad un jeclahaymaxa yeelay aduunka hada wa adagtahay in lahelo biyaa nadiif ah iyo sida low dhowro inkastoo biyaa yaraanta so badaneyso HADA WAXA KA MID ah wadama dhibkaas qabo isreal oo biyaha ka gadato turkey iyo america o ka gadato biyaha canada iyo wadanma kalo badan marka wakaas

samawade adna aqbaar hala helo fadduma adna sido akle
bye all

incase u wanna know more
mail me wilkasanadka@hotmail.com
nice to meet ya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aaxey

Thursday, November 30, 2000 - 11:17 am
Samawada: Walaashiis waa salaamantahay marka hore. Waxaan ahay gabar dagan dalka mareykan.. oona dhiganeysa Software Engineering. Waan jeclaan laha inaan ku barto.. Laakiinse waxaa tiri inta u dhexeysa 24-35.. aniga waa ka yarahy da'daas.. laakiinse maskax ahaan ineysan waxba i dhaamin ayan filaayaa.. marka hadaad xiiseyneesid inaa i barato.. emailkeyga waa
Bellisema@myself.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samawadda

Friday, December 01, 2000 - 03:39 am
Aaxey walaashay
waan ka xumahay inaad qalad iga fahantay
walaalo waan jeclahay gabdhaha soomaaliyeed meel kasta ooy joogaanba laakiin arintan aniga iyo gabadh kale oo aan saaxiibo nahay ayaa samaynay
marka kaliya waxaan rabnay inaan ogaano gabdhaha dadaas ah inta ay leeg yihiin
walaashay ku soodhawoow indho naxariis leh
guul ayaan kuu rajaynayaa waxbarashadaadana xiriir wanaagsan. walaal gabadh ayaa dhigata
software engineering walalo waxaad ka eegtaa topic kale oola yiraa Xiiseynayoow ila akhriso schoolnet ka eeg halkaa ayaad arday badan ka baraniye
nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, December 06, 2000 - 12:09 pm
SALAMU CALAYKUM WALA RAMADAN KARIIM
ANIGU WAXAAN KU NOLAHAY WADANKA SWEDEN WAXNA WAN BARTAA , ADBAAN UGU FARXAY MARKAD QORTAY BOGAN WANA ARIN WANAGSAN, ANIGU WAXAAN BARTAA HADA MADOOYIN IGA DHIMAN LAKIN WAXAN JECLAHAY IN AN NOQDO WARIYE. BARASHO WANAGSAN WALAAL .
INTAAS IYO NABAD GALYO

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.