site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

** Su'aal** waxaanse rabaa si daacada leh in la'iigu jawaabo.

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Dec. 16, 2000): ** Su'aal** waxaanse rabaa si daacada leh in la'iigu jawaabo.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, November 30, 2000 - 08:24 am
Walaalayaalow. Waxaan idin waydiinayaa. Gabdhuhu majecelyihiin will ama nin leh caruur? Su'aashaas waxaan jeclaan lahaa in inta badan ay gabdhuhu ka jawaabaan. Waad mahadsantihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

T-GIRL

Thursday, November 30, 2000 - 01:17 pm
If they are under 5..Hell ya...I love Kids and the most romantic thing I consider is a responsible man with Babies to look after. There is a catch though....The man has gotta be someone with a great history with women...eg; No multiple divorces, cheating and battering.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CP

Thursday, November 30, 2000 - 11:39 pm
Stop lying T-, affartaadaadba qaatir ka joogtaa e.

Poison

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xajiyo

Friday, December 01, 2000 - 03:18 am
walal hadad runta rabtid naag jecel ma jirto nin caruur leh oo naag kale ugu soo horeeyey. koleyba aniga ilama aha I would like to be first first wife,first baby by me,first love,& etc.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

amran

Friday, December 01, 2000 - 03:26 am
walaal masuul kama qaadi karo dhamaan gabdhaha soomaaliyeed balse aan fikradayda kuu sheego anugu ma jecli nin xaas leh.
laakiin dadku noocyo badan.
nabadeeeeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, December 01, 2000 - 03:29 am
Walaalo hablaha badan kooda u maleenmanyo in ay jecelyihin lakiin waxay ku xirantahay qofka iyo caruurtu in tay tahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caring-man

Friday, December 01, 2000 - 05:48 am
waxaan shaki ku jirin inay dhaqankeenu ay caadi
ka tahay inay naaguhu guursadaan nin naaga badan
horay u soo furay, ilmo badan oo kala hooyo ahna
meelaha ku kala daadsan yihiin. markaad hadaad
aragto nin ciyaalkiisii haysta waa nin wax garad ah. midda ah waa lagaaga horeeyay, ninku haduu
soo guursado naago badan, jirkiisu isma badelay
sida naagahaa . So go for it. take this loving,
caring and experienced man into your bed.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Amran

Sunday, December 10, 2000 - 10:08 pm
ku:caring-man
marka hore salaan. salaan ka dib waxan ku waydiiya walaal adoo raali ah ninku jidhkiisu isma badalo sida naagaha maxaad ku keentay.qof wayn baabad u hadal eegtahaye gabdhaha hadii mar laguursado maa laga goostay waa yaabe markaad hadaladaada qoraso waan ku baryayaaye u fiirso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamaaal4

Sunday, December 10, 2000 - 11:48 pm
amran lol@ "maa laga goostay...
maxaa la goosanaa???hahahahhahahahaha

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DALAMAR

Monday, December 11, 2000 - 09:08 am
TO HABLAHA..
ANIGU WAXA AN JECLAHAY GABADH CARMALAHA OO CARUUR WADATA .. EE YAA HAYA... WAA SAS O KALEE GABADHUNA WAA JECESHAHAY NINKAAS OO KALE
"BEEN HASHIEEGIN"


NABADEEEEEEEEEEEEY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caring-man

Monday, December 11, 2000 - 04:33 pm
amran
aad ayaan ugu fiirsadaa hadaladayda kana dhigaana kuwo aan la badali karin ku wajahan uun meel so ula jeedada hadaykaygii wuxuu ahaa walaal
inanta marka la guursado oo ay hooyo noqoto(wax dhasho)jidhkeeda wuu is badalaa badanaa(hayga qaadan xumaan)way isku dhexdaataan jilcaan jidhkoodu totaly uu is badalaa.wayga daacad xumaanna ula jeedo hadalkayga hana iiga qaadan walaalshay soomaaliyeeday..............
love from you bro.............

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Astur

Monday, December 11, 2000 - 07:28 pm
S/Aleekum:


Ramdan kariim kuligiin,ani ahaan ma kal jeceli nin wato caruur, laakin aay mesha ku jirto,laakinta oo ah Islaanti dhashaye Caruurta ma kala dheer saa mar kasto ayee wada xiiriiyan ILah iyo hooyadoo oo ay rabta in ogaado cafimadkood iyo xaladood guud anigana maseertooy ayaan ahaye.hadey dhimataye ma ogi,laakin wa iska haayan laah hadey danta kento I don't mind. tii Rabi ma ogi.

Salaamu Aleekum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Amran

Friday, December 15, 2000 - 02:16 am
Ku:caringman walaal salaan kadib magaran karo maasha aad gabdhaha soomaaliyeed ku argtay ee sida u eg laakiin walaal waxaas waxba kama jiraan
haa waad odhan kartaa gabdhuhu marka la guursado way ka duwan tahay markay gabadha tahay taasi maaha gabdhaha soomaaliyeed oo kali ah.
walaal su,aaal adigoo raali ah.
adigu xaas maad leedahay.
waa walaashaa ku leh qalad ha iga fahmin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

olol

Friday, December 15, 2000 - 07:01 am
ramadaan mubarak waan idin wada salaamay dhamaantiin marka shekadu abalufkalufka ee tag tay
ee aan kaxaluusho meshaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sagal

Sunday, December 17, 2000 - 11:38 am
waan idin salaamay dhamaantiin
wiilka mawduuca keenay hadaan aniga ahaan kahadlo fikradeeyda waa okey nin ciyaal leh laakiin waa inuusan kabadan hal cunug, sababta hooyadiisna ay tahay inay dhimatay aysan aduunka saarneen, ileeyn hadeey nooshahay iyadaaba korsaneeyso cunigeeda.
wasalaam

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jacayl

Monday, December 18, 2000 - 03:15 am
To: dhamaan waad salamantihiin, Salaan ka dib.
Runtii waan akhristey doodiina weyna i xiiso gelisey. Qof waliba fikrad kala duwan ayuu dhiibtey, Amran iyo Caringman aad bey u doodeen, horta aan ku hormaro dooddii ahayd ninka cayaalka watey. walaalyaal marka hore su'aal ayaan idin weydiinayaa gabdhaha diidey iney guursadaan ninka caruurta wata. 1-Ma ii sheegi kartaan imisa gabdhood oo saddex caruur iyo wax ka badan wata la guursadey? Sababta loo guursadey maxay tahay? miyaad jeyclaan lahaydeen idinkoo caruur wata guurna ubaahan in la idindhoho uma baahni naag caruur wadata? Haddaba ogow guurku inuu yahay Calaf oo Alle xaggiisa kasocdo. Nnka caruurta wata waxaa laga yaabaa qaladka inuu asaga lahayn oo loosoo tuurey, gabadhiina derbiga ka dhacdey. yaan keli la fiirinin caruurta ee hala fiiriyo situation ka meesha jira, ma doonayo inaan ku dheeraado hadalka.
Tankale waxaan mahad usoo jeedinayaa Astur iyo Sagal, inkastoo ay Sagal hal cunug ku soo koobtey. Astur aad baad u mahadsantahay.
Amran, walaale aad baad ugu dagaalantey arintaas, illaa aad adiga iyo Caringman muranteen. Tankale naaguhu wey is beddelaan oy yara jilcaan biyaha[manidu]markey ku dhacaan taasi su'aal kama taagna, sida adiguba aad u tilmaantey markii laguursado iyo marka kaleba, taasi miyaad igu raacsantahay? Abaayo xumaatana ha u qaadan gabdhaha soomaaliyeed waa walaalahayi waana jeclahay, weliba waxaan doonayaa inaan mid ka guursado inaad adiga tahayba Allaa og, xaas haddaad tahayna fara baxsatey!Nabad gelyo walaalkina "jacayl"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jacayl

Monday, December 18, 2000 - 03:23 am
TO: dhamaan walaalaha som.
Aiga ahaan waxaan aminsanahay guurku inuu yahay calaf, calafkeygi hadduu Eebe ka dhigo waan guursanlahaa. Taariikhda Islaamka haddaad dib u raacdid Nabiga[ASW] Naagihiisa waxaa ka mid ahaa naag caruur wadatey ninkeedana dagaalka lagu soo diley oo yara waayeelna ahayd, odayaal ayuu usoo dirsadey inuu guursado. Adinka sidee ayaad ku diideen marka nin caruur wata, ficraddaasi waxay ila tahay in laga fiicanyahay. Wabillaahi towfiiq.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, December 29, 2000 - 01:22 pm
I AOVE GABAR DHAGOOL AH waxaan ahay nin soo daalay oo ay uga caddahay guur laakiin waxaan ka baqaa inaan gabar shukaansad hadey isoo weerarto xitaa marka saaxiibadey ayaa ii tikmaamay gabar hagool ah iimana soo dhameyn ilaa hadda marka fadlan isoo caawiya gabadhii diyaar ahna MAQAAYADA BANAADIR HORTEEDA YAAN KA WAAYIN HABEEN KA SANADKA CUSUB waxaan soo qaadanayaa suud madow . walaalaha soomaaliyeed yeysan xumaan

iigu jawaabin ileen waalagu xisaabin . asalaamu caleykum...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, December 31, 2000 - 06:09 am
may may may ha ha ha ha aawey ilmaha hooyadood miyad ceyrisey..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dmx

Friday, January 19, 2001 - 02:53 am
aini waxaan kuleeyahay su,aashaas dad lama weediiyo ee maskaxdaada laga fikiraa
haddaad lacag leedahay naag walbaad heli kartaa
nin rag hadaad tahay jir kaada wax is badala kuma dhacayo naag walbaad heli kartaa waayo naagaha lacag teey jecel yihiin ee kuuma fiirinayaan
waxaad tahay cid jecel majirto naag guur soo martay sida caadiga ah ama dhaag ilmo leh
laakiin ninka waa is ka caadi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, January 19, 2001 - 03:52 pm
s/calaykum.
Guur, Guur.
hadii dariskaaga laga qaylinaayo, saaxiibkaa uu dhib sheeganaayo, sidee loo guursadaa.
maalmahan dambe ayaa guurkii dadka ka baqayaan
yaa masuul ka ah RAGA mise DUMARKA.
W/salaam

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Leilaa

Thursday, January 25, 2001 - 01:03 am
Assalama CAleykum dhamaan

walaal waan arkey waxa aad soo qortey iyo jawaabaha lagu siiyey, Anigu waxaan kugu dari Allah ha ku siiyo ilmahaga hooyo fiican oo xanaaneyso adigana ku qanciso, oo raaliya ah.


runtii anigu waan jeclahay inaan ilmo dhalo,but hadaan ilmo aanan dhalin aan koriyo waxay ila tahay inaan noqon eedo xun oo dambi iga soo gaaro.
waxaan ku soo gaba gaba bayn qof walba wuxuu jecel yahay inuu Alaha siiyo, aamiin

wa bilaah tawfiiq
Leyla

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ismahaan

Monday, January 29, 2001 - 07:05 am
Waxaad moodaysaa inay ragu iska dhaadiciyeen inay sidaa ku dhasheen inay ku dhimanaysaan.

Wadhayaadheheen marka candhadu in jilicto sidee maro calal ah ma waxaad odhansaan waan ishaytaa,baltaa iiga jawaaba raga ishaystow.

Hadaan u soo laabto fikradayda ah nin caruurle hadaan guursoomarin maguursadeem mana kutiriyeen raga gayaankayga ah waayo qofku marku uu careerleyalay haddii ay hooyadoonoshay iyo haddii kale ninka waxaa u wanaagsa qof waayo arag ah ama caramal aha ahaato ama yaanay guurba soo marine,haddiin waxyar xaga diinka kaaga taabto waxaa jiray wiil kami ahaa ragii dhanyarada ahaa xiligii nabiga (ASW)waxaa dhimatay hooyadii waxaana ladhashay caruuryar yar waxaa dhacday in uu guursaday qof wakanay markaasoo usheegay nabiga(ASW)waxa uu u sheegay guurkiisana nabiga (ASW) waxa uu nabigu (ASW)waydiiyay waxa uu uguursan waaya gabadh qayrkiiyahay<waxaana wuugu jabaabay hadaan guursado qof qayrkay walaaladay way isdilayaan markaa waxaan doorbitay in aan sameeyo sidaan korkusoo xusay. Hadaba rag iyo dumarba inay guursadaa dad ay isu galmaa.

Waxaan rajaynaa inaad kuganci doonto jawaantayda.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sugaal

Saturday, February 03, 2001 - 12:04 pm
TO:amran
walaal maka hore waa lagu salaamay
marka xigta walaal waxaad u eg tahay gabadh,
carmala ee walaal carmalka,nabigaa u duceeyee.
ee bal ila soo xiriir
waa wiil aad ujecel hablaha carmalka ah.oo
udhaxaysii sidan faarax_baxar.


faarax_baxar@hotmail

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.