This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either... Go to Current Forums ...with millions of posts Su'aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaal !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Dec. 16, 2000): Su'aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaal !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! Anonymous Thursday, December 07, 2000 - 09:02 am Walaaladayda gabdhaha ahow, waxaan rabaa in aan guursado. Haddaba, waxaan rabaa ra'ayigiina in aad igu kordhisaan, iigana jawaabtaan su'aashan. WAA MAXAY TILMAAMAH AAD KA DOONAYSID WIILKA AAD RABTID IN AAD GUURSATO? Waxaan jeclaan lahaa peggan oo aan leenahay(gabdha) in naloo dhaafo, islamarahaantaana ay iiga jawaabaan walaaladay. DuH Thursday, December 07, 2000 - 09:15 am Toolaaii Toolaaiii yaa iiso garaa Hogeeyeee! Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.