site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan layaabaa dumarka qaarkood

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Dec. 16, 2000): Waxaan layaabaa dumarka qaarkood
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mubarik

Thursday, December 14, 2000 - 04:48 am
waxaan layaaba bumarka waayo nimanyahow dumarka xishood ayaa lagu ogaye goormay sidan uga dareen
waayo inan waliba meeshan ayay siteeda oo dhan soo dhigaysaa kuwo rag ah oo dhandhaamiin ahina way waalayaan way tala xumaynayaan tumarku waa cawro cawradana waa la asturaa dumarka hala asturo si asluub iyo ay edabi kujirto
Kudarso fikradaada
kuwa aan somaliga akhriyi karanina english ayaan ugu qoridoonaaa

mubarik

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaliye

Wednesday, December 20, 2000 - 11:40 am
waan ku sallaamay saxiib mubarik:
run ahaantii saxiib waxaad ku hadashay
arin run ah oo aan marnaba haba yaraate
laga helayn wax khalad ah:
marka aniguna waxa aan kudarsanayaa kalmad:
sida uu saxiibkeen mubarik sheegay dumarka haddii
lasii baadhbaadho xaalkoodu waa dibada aniga oo aan xumaan u lajeedin inaan ka shego dumarkeena sherafta leh:
wallaalayaal dumarka dalaxumada halaga daayo
haddi aad rabto inaad meeshan kala sheekay sato
qof dumar ah u sheeg wixii xiiso u leh ee aad rabto inaad ugu sheekayso haddii kale warr dumarka
cillaaqaadka kadaaya
waad mahadsantihiin:

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.