site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Su'aal Mihiim ah oo ku saabsan "Dumarka Somaliyeed

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb. 16, 2001): Su'aal Mihiim ah oo ku saabsan "Dumarka Somaliyeed
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

girl12

Tuesday, December 19, 2000 - 08:07 am
Su'aal mihiim ah oo ku saabsan "Dumarka Somaliyeed"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, December 19, 2000 - 08:14 am
To: Dhamaan Walaalah Somaliyeed

Walaalayaalow, waxaan jeclaan lahaa in aan idin waydiiyo su'aashan oo ah:
Gidniinka Fircooniga ah, khasaarah iyo faa'iidooyinka uu u leeyahay gabdhaha Somaliyeed?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aay BAtuulo

Tuesday, December 19, 2000 - 10:44 am
Shhshhhshshshsh, shib shuban ha kugu dhecee, ceeb waaye waxaas camal lama sheegsheego

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

PURE SOMALI

Tuesday, December 19, 2000 - 02:28 pm
su'aasha ku saabsan gudniinka gabdhaha, haddey run kaa tahay oo aadan ogeyn jawaabteeda ayaan ku siinayaa wax faa'ido ah haba yaraatee oo ay leedahay ma jirto diinteenna islaamka ahna raad kuma laha, Ilaaheyna ma banneyn in gabdhaha la gudo laakiin wiilasha wey banaan tahay in la gudo, Gudniinka gabdhahana wuxuu soo bilaawday waqtigii faraaciinta. sidaa uka soco.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ladan

Tuesday, December 19, 2000 - 08:40 pm
haday suashaas dhabkaatahay jawaabteeda waatanaa waxfaaiidaah malaha dhibaato mooyaane diinteenana maqabto. waxaan kuoranlahaa hadiiaadgabarleedahay amaaadyeelatid hakusamayn wixiisamaynaayo ooaad aragtidna kawaani oousheeg diinteenamacaan inaysan qabin. waadmahadsantahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QanCiso

Wednesday, December 20, 2000 - 02:30 pm
QanCiso,
sida horey laguugu sheegeyba ,, gudninka faa iido uu leeyahey ma jiro dhibaato maahine. ,, runahaantii mida aan ka xumahey waxaa waaye intii hore dhibka soo gaarey gabdhaha soo maaliyeed wuuba soo gaaree,, kuwa hada lagu hayo , even xita waalidiinta, qarnigan jooga ee gabdhahooda kala gudaaya waxaan arkey dad ka ka xeeyey gabdhahooda wadamadaan oo soomaaliya u geeyey in ay soo gudaan .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hana

Wednesday, December 20, 2000 - 08:07 pm
Wax kale in taa katagteen nimankiina gudniinka gabdhaha maa u dhikateen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AnonGirl

Monday, December 25, 2000 - 04:14 pm
Anigana waxaan su'aal ka qabaa.
Gudniinka suniga ah ee yaa wax ka garanayo?
Dhamaan tiin sidee u aragtaan?
Thanx in advance for your contribution.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamaaal4

Monday, December 25, 2000 - 06:05 pm
allaaaah..gabar sunno gudan yaa helikara..lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SEX LOVER

Monday, December 25, 2000 - 08:29 pm
Gabdhaha sunida iyo kuwa fircooniga wax ee is dheryihiin majiro. Dadka waxay dhahaan kuwa firconka ah feeling maqabaan, but that is not tru. For example nin ayaa iqabo aniga and when it comes to sex i realy enjoy waxana ugudanaha fircooniga.

I LOVE SEX. OHH I GET SOOOO HIGHT WHEN I AM HAVING SEX, IGA RAALI AHAADA HAD I HAVE TO CALL MY HUSBAND I AM SOOOO HORNY BY TALKING ABOUT SEX LOL.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.