site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Wiil raba gabar mustaqbal ah

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb. 16, 2001): Wiil raba gabar mustaqbal ah
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jiinow

Wednesday, December 20, 2000 - 05:48 am
waxaa rabaa hadii ay mac quul tahay gabar somali
ah 25 jir ilaa 30
aniga waxaan jiraa 28 waxaan ku noo lahay finland
laa kiin waxaan rabaa sanadka cusub ilaa
febraayo inaan shaqo u aado london

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hani

Wednesday, December 20, 2000 - 08:25 am
Hi jiinow well that is good but u haven describe urself and what kind of girl u are looking for so if u don't mind do that.............beside why are u going to London are u from there or from both Filand and London.......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maitre gongo

Wednesday, December 20, 2000 - 04:48 pm
asaalamu calaykum walaal ilahay waxaan ka ga rajeynaya gabadh khayr gabta. walaal waxaan radinaya wiil reer jiboutiah oo ku nool filand mudo 9 sanadod walaal magiciisu waa cisman cali cigal walaal hadaa garanaysid wilka ama dhalinyaro reer jabutiah oo ku nool dalka finland i la soo xidhidhi please. magacaygu <waa Xasan med xas waxaanan ku nolahay mareykanka> email kaygu waa hassan_med@hotmail.com aadbaad u mahadsantahay walaal good luck bro.
reer

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Arneelka

Monday, December 25, 2000 - 02:00 pm
TO: Hani

Maxaa waayo adiga meelkasta waa ku jurtaaye NIMOWNAAGIISH maa tahayne!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HANI

Tuesday, December 26, 2000 - 09:06 pm
HEY THAT IS MY REALY NAME AND I'M NOT WHAT U SAID OKAY)::(

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jiinow

Wednesday, December 27, 2000 - 02:45 am
waad ku mahad san tihiin jawaabihina
1,hassan walaal magaranaayo wiilkaa reer jabutiga
ah
2, hani adiga filin kaaga ma fah min sababtoo ah
waad is waaleysaa hada koow maxaad london kadoo
neysaa waxa aan ka doonayo waxa ay ku qoran ta
hay beejka koowad teeda kale adigoon wax marka
hore fahmin dadka waxba ha u qorin
igana gambiso

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dahir

Wednesday, December 27, 2000 - 03:30 am
Asalam caleykum

waxan ahay wiil soomaliyeed oodagan wadanka Norwey
Waxaan doonaya gabar somaliyed oo dinta kufican
da,dedana wa inay ka yarato30sano.


dahir30@hotmail.com

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.