site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

OGOOW IDILEEY OGOOW ADAAN IFKA KUU JECLAHAY

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb. 16, 2001): OGOOW IDILEEY OGOOW ADAAN IFKA KUU JECLAHAY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

lovelly eyes

Tuesday, December 26, 2000 - 07:53 am
Jaceeylkii waayo arag
astaantii lagu dhisaa
quruxda beerkiyo wadnaha
adaa masalaha dhigtoo
waliba kugu aaminee
cid kale miyaan u ogolaa
* afadii dhibka ila martaay
samirka ila qeeybsataay
amaanada dhoowrtaayee
balanta ila oofisaay
abaalkaad iga mudneeyd
waligeey ma iloobayoo
qalbigaad ku abuurantee
ogoow idileey ogoow
adaan ifka kuu jeclahay
by: your heart Axmed (lovely eyes)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hajiyo

Tuesday, December 26, 2000 - 02:20 pm
Axmed: walall aad baan uka haly hasta ama gabay gaad qortay aad iyo aad baay u qurox badantahay!!!!!

Balsa yaad uqaaday? and yaad kamaqashiy?
iga soo jawaab hadaad awoodo ( by Ruun)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, December 31, 2000 - 06:07 am
mahadsanid waa idilee ma anaad ifka ugu jeceshahey,...sidaan anba kuu jecelahey...amore

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AXMED

Tuesday, January 02, 2001 - 06:08 am
ABAAYO AAD IYO AAD IYO AAD AYAAD U MAGAC QURXOONTAHAY RUUNEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEY BALSE WAXAAN KA XUMAHAY IN AANAN FAHMIN UJEEDADAADA MAXAA YEELAY MA SOOMAALIGAADAN QORI AQOON MASE SIDA AYEEY KAA NOQOTAY? SORRY RUBBISH

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maandeeq

Wednesday, January 24, 2001 - 02:02 am
walaal axmed

walaal aad baan ula dhacay tixdan ama heestan aad meesha kusoo qortay walaal ma gabaaya ayaad tahay mise waad xiisaysaa inaad wax qorto waxaan rajaynayaa inaad qaar kaloo badan halkan kusoo qortid mustaqbalka insha-allah

nabad galyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

axmed

Tuesday, February 06, 2001 - 06:39 am
Horta marka hore iga hanta salaan soomalinimo ah
adinka waaban idinla yaabanahaye magabdha hada qooqbiloow ah miyaa tihiin sidaad u hadleeysaan waa maxay?. midaan daheeysa aboowe waa idil cajuusayahay gaboowday ee yurub ku dhimatay inaga saas hainoola hadlin jaceeyl baan ladhimanaye

gabardadow

Tuesday, February 06, 2001 - 09:53 am
axmed
looooooooooool
gabadha maxaad cajuuso oogu waceeysaa
gabaygaadiii un bay ka heshee
wiryaa reer baadiye..in lagu amaano maku fiicnid
ps: gabayga waan la dhacay..inkastoo ninka qoray
qaabkiisaa aanka helin.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.