site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MADOONAYO INANQURUXBADAN EE MALA HELI KARAA INAN ILAAHEEDA AAMINSAN OO AANKHAYAAMO AQOON RABRANA IN AY NIN XALAALA IYO REER WANAAGSAN DHAQATO

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb 2000): MADOONAYO INANQURUXBADAN EE MALA HELI KARAA INAN ILAAHEEDA AAMINSAN OO AANKHAYAAMO AQOON RABRANA IN AY NIN XALAALA IYO REER WANAAGSAN DHAQATO
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gurey

Unrecorded Date
WAXAAN AHAY INAN SOOMALIYEED OO QURBAHA INMUDO AH KUNOOLAA ILAAHIISA YAQAANA HASE AHAATEE MARKUU ARKAY WAXYAABAHA AYSAMAYNAYAAN KUWO BADAN OO KAMIDA HABLAHA SOOMALIYEED EE KUNOOL QURBUHU KAQAADAY BOORAN MARKA SHAKI AAD UWAYNINA KAGA HAYO INAANU YURUB KABA HELAYN INAN UQALANTA OO SIDIISA OOKALE DAACADA AMA KU DHEGAN DHAQANKEENI IYO DIINTEENI MARKAA QOFKII GARANAYAA HA IGALA SOOXIRIIRO

faais1@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Falis

Unrecorded Date
Asalaamu calaykum
walaal Gurey hablaha qurbaha jooga oo idil ma xuma wlaalkiis ee saas la soco way ku jiraan kuwa Alle ka cabsada yaal ah ee walaalow ha isku xaaqin iyagoo dhan. Hadii aad search gaaga si saani u sii wadid waad heli mid wanaagsan waa hadii Alle calaf kuugu daro. waa iga intaas. Waclaykumu salaam.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shukriaa

Unrecorded Date
salaamu allaykum

wallaal waxaad ku dooratay guurkaage sida ugu fiican. wallaal waxaan kuu rajaynayaa zawj saalixad ah, Inshaa,Allah. Wallaal waxaadse ogaataa hadii aad tahay mid Allah xaqa uuku lahaa gutay oo sinadana is ka dhowray, inaadan qasaarayn
oo Allah ku xifdinayo.
waxaan kuu rajaynayaa qayr.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Asalaamu calaykum
HORTA WALAAL GURAY KHAYR ALLE HAKAA SIIYO SIDA AAD ISU DHAWRAYSO, WAXAADSE OGAATAA IN AANU ALLAAH DUMARKA KALIYA KA XISAABINAYN ZINADA (ALLE HAYNAGA HAYEE) BALSE RAGGANA LAGA XISAABINDOONO OO AANAY ANFACAYN NINBAAN AHAY.
WAXAANSE KUGU WAANIN LAHAA INAY AAD UXUN TAHAY INAAD CARUURTAADA HOOYADOOD KA RAADISO ENTERNETKA OO HADII AAD RABTIT GABADH SAALIXADA AAD WAYDIISO DADKA EHLU DIINKA`AH.OGOWNA INAYANA WADO XUMAYN GABDHAHA QURBUHU SIDA AYDUN AAMINTEEN INTIINA BADANI.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qoryoole

Unrecorded Date
waxaan ahay wiil soomaaliyeed kuna noolaa in muda
ah qurbaha raadiyayna gabar wanaag san oo soomaali
ah lanakul may door hablood kana waayay wax ilaah
yaqaana hadaba hadaad tahay gabar wanaasan oo ilah
taqaana igala soo xiriir [Qoryoole@hotmailcom]

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
S.salim
Walaal Qoryoole ha is dhihin gabdhaha qurbaha jooga oo dhan wax ii qalma ayaan waayey, hablaha soomaliyeed dhamaana ma wada xuma ee ragga soomaaliyeed fikrad xun ayay ka aamineyn. Anaguba sidaa oo kale ayaanu nahay oo wuu yar yahay inaad la kulantid nin wanaagsan oo ilaahiisa ka baqaya ragga qurbaha waa wada kheyr mas'uuliyiin aan diyaar u ahayn guur xalaal ah.
Marka walaal baadigoobkaaga sii wad waad heli doontaa wax kuu qalma ee nabadgelyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
waxaan aniga qabaa inay jiraan kuwo aad u xun iyo ku dhexdhaxaad ah iyo ku fiican waa xaga gabdhaha
xaga wiilasha waa sidaa oo kale ee adiga hadaad sinoolow ahaan jirtay ogow sinaaley baa ku hursan hadaad wanaagsanydna hortaada baad ka helaysaa
last somali virgin is dead aniga waan xumaay waana ka toobad keenay waxaana guursan rabaa mid ka toobadkeentay waana sidaa yurub

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yaasmiin Farah Abdi

Unrecorded Date
salaamu calaykum waraxmatulaahi wa barakaatu
anig oo ah gabdhaha soomaliyeed ee ku dhashay qurbaha waxaan ka xumahay fikrada ay ka haystaan dhalinyareda somaliyed dhinaca gabdhah siiba ragu walaalayaal marka aad leedihiin waxaan raadiyey gabdh soomaaliyeed oo fiican oo aan waayey waxaad wax u dhinteen walalihiin iyo hooyadiin mida kale waxa cajiib ah indhaha aad ku aragtay mida xun maxaad ugu arkiwayeday tan fiican way buuxan oo waliba uga badan yihiin kuwa jooga wadankii waxaan mahad gaara siinayaa wiilka labaxay Anonymous sida fiican ee uu jawaabay mahadsanid walaal
mida kale waxaan ka helay sida aad u qiratay adigu waxaa la yiri ( ictiraaf bilxaqiiqa fadiila ) ilahay hakaaga denbi dhaafo walaal toobadana hakaa aqbalo.

Mahadsanidin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr Nice

Unrecorded Date
To Yaasmiin Faarax Cabdi:
Abaayadiis adiga waxaaga is baayac keenow ahaa.Magacoo sadexan aabad indhaha nooga dhufatee.Tan labaad maxaad isu hafraysaa qofta af soomaaaliga saas u qoraysa maa qurbo ku dhalatay, ma isku ciyaaraynaa abaayadiis....lol.Waa kugu raacsanahay gabdhaha yaan wax loo dhimin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
to.guurdoon/
waxaan qabaa gabarxun majirto waayo waa walaashaa, hooyadaa gabadhaadii,iwm
balse ogow qof ilaahay abuuray oo aan iin lahayn majiro xataa adi8ga iyo anaiga sidaas darteed hadaadguurtoontahay midii markaas diyaar u ah guurso hadii aadan guurdoon ahayna /[ha ismoodin waayeel hawareerin dumarkana waa hadaad waxgaradtahay hadii kale wiwila tumo]

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WADANI

Unrecorded Date
TO: ALL

ALLAH SOOMAALIDU TALO BADANAA WAAR YAADHAHEE INAAR DEE INANKU IDIN MA WEYDIININ IN AAD SAXDAAN SIDA UU U HADLAY AMABA WAX U QODHAY. DEE INANKU SAANI AYUNBUU IDIIN WEYDIIYEY HADII AY JIRTO INAN SOOMAALIYAH OO DOONAYSA GUUR XALAALAH SOO MAAD GADHAN, MARKA NAGA YARA DAAYA OPINIONKAN AAD MEELAHA LA YAACAYSAAN. EE INANKA WAXLA QABTA. SIIBA HABLAHA SOOMAALIYEED AYAAN KU JEEDAA. MEESHANNA LOO MA BAAHNA IN AYNU IS KU SAXNO AMABA IS KU DHALEYCAYNO, MAGADHAN.
WAAR WAA INANKA SOOMAALIYEED INAAR HADAY DAACAD KAA TAHAY WALAAHI I WILL HELP YOU FIND MUXAJABAH."THERE ARE GIRLS OUT THERE THAT WON'T SAY NO!!!!

UNTIL THEN SIDAA IYO IS AKHRIS DAMBE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ifraax

Unrecorded Date
ar angaa wax aragnay waraa qoryoolay adi kii italy joogi jiray ee foosha xumaa matihidoo soo adigii naagta habrta guursaday labo sano ka hor ma furtay walee gabr ma heshid adoo sac wajiga uga eg.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

toifraax

Unrecorded Date
ifraax walaal marka hore waad qal dan tahay tan
labaad hadaad rabtid qoyoole waad lasooxiriirikar
taa laakin caaydo waa mamnuuc waligiisna matagin
italy

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

deqa

Unrecorded Date
salaamu caleykum

walaal waxaan kuu rajeeynayaa in ilaahey kuu sahalo mid qayr qabto laakiin gabadhaha soomaaliyeed waa gabdho aad u qiimo badan ninmanka soomaaliyeedna aad ugu dulqaato oo wax badan ugu samro waana gabho aan la heli karin hadey suuqa ku jirto iyo haday fiican tahayba ee marka wax xun ha ka sheegin hadii kale raadso mid aan soomaali aheyn
succes.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdi Raghe

Unrecorded Date
Aniga waxaan qabaa in fiicnaanta iyo xumaanta qofka kele ay ku xiran tahay fiicnaantaada iyo xumaaantaada.

waxaa la ilowsan yahay in barasho iyo geesinimo ay u baahan tahay sidii aad ku heli leheed ama aad kula hadli laheed gabar aad ka heshay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yaasmiin

Unrecorded Date
Salaamu calaaykum waraxmatulaahi wa barkaatu.

To, Mr, Nice
walaal horta wad salaaman tahay mida kale magaca qasab ma aha in uu yahay kayga runta ah mana aha baayactan wana ka xumahay hadii tafkiirtaadu inta legtahay
tankale walaal afafka kaleba walabartaa seeku baran waayey kaygii hooyo oo aha asalka taasna wad ku qaldantay walaalkiis ee ka hubso inta aadan qorin hadal.

mahadsanid walaalkiis.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
To: wiilasha guurka raadinaya!!

walaal waxaan ahay gabr ku nool yurub..oo raadineysa guur xalaal ah. Marka waxaad tiraahden waxaan rabnaa gabar ilaahay ka cabsaneysa..waxaan u maleeynayaa inaan ahay gabadhaad raadineysiin. lakiin kiin kuma soo qorinina inaad rabtaan gabar "virgin" ah am aheyn.... hadey isku kiin midtahy halkaan iigu reeba wixii fartiin ah

bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dalmar

Unrecorded Date
waxaan aad iyo aad ugu farxsanahay inaan hello gabar soomaaliyeed oo guur doon ah sidaas darteed waxaan ahay nin ay isugu mid yihiin gabar iyo garoob ama mid aan ahayn [virgin]sidaas darteed ii soo sheeg meel aan kala soo xiriiro hadii aad tahay qof daacad ah
by dalmar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LLQFJ

Unrecorded Date
HADAAD GABAR AAN VIRGIN AHAYN MEEL KUUMA HAYNO
HADAAD GAROOBTAHAY WAA LAGUU FIIRINAYAA BUUGA NAXARIISTA
SIDAAS IYO GOOD BYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anony

Unrecorded Date
To: gabdhaha guurka raadinaya

Waxaan ahay guur doon (GUURWANAAGSAN WEEYEE) gabadhaay contact me hadey runtaa tahay!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

haska

Unrecorded Date
yasmin
ana baxibak yaa xabiibti inta min fine min
oroba cadiini cinwaanak bil ixsaanak

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yasmiin

Unrecorded Date
SALAAMU CALAYKUM

TO. HASKA
WALAAL AKHAAF INTA QALDAAN BIL CHANEL
WALAAL HAWADA MAAD KA JELAATAY SUBXANA ILAAHAY HAKUUSAHLO BINT XALAAL
TANIYAN YAA AKHI ANA MANI GACADA ADAWAR XABIIB.

MACASALAAMA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FYI

Unrecorded Date
faais, i used to think like you and didn't care what the lady looks like that i wanted to marry, but i found out that is not fair to me and to the lady. it is better that you marry a lady you think looks attractive or at least cools your eyes, a lady you can look at and smile when you see her. if you marry a lady who you think is ugly, then surely problem will happen between you and her. you will reach a time, you loose effection for her and in turn she will feel sorry. it is not fair to her that you dont' think she is a good looking and attractive when she wants you to love her and to find her beautiful and it is not fair that you close your eyes when you want to make love to her and imagine some other beautiful lady....it is not fair to you pretending enjoying her company when you are not. i tried once and i didn't work for me. it was not pleasent living with her and no matter how long i tried things are okay in her looks and the more i felt sorry for her and tried my best to love her physcially, the more i felt i was doing favor every time i wanted to have intimate with her---even-though the sex was stisfying, the emotional was not there; it was like another job and another responsiblity i have to fulfil as a husband. i mean it was not totally fun. she and i found out that we were acting like machines in bed and felt sorry for each other. she finally brought to my attention a solution. she said either i have to find another wife beside her or let her go so she find a man who will at least find her attractive. so my brother, don't marry a lady who you think is not beautiful or attractive or even a lady who you think you can't look at her in a loveable that makes you to hold her, kiss her and make love to her every time she smiles at you. my ex wife is now happly married with a child in another marraige and i feel happy with my current wife who is not the most beautiful lady in the world, but one that i am attracted to. so please be fair to you and be fair and do favor to future spouse and marry a lady who you think is ATTRACTIVE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
To: Dalmar

Meeday email kaagii aan kula soo xidhiidhnee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dalmar

Unrecorded Date
hi..this is Dalmar. jama1@hotmail.com send me email and we will communicate.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

umar

Unrecorded Date
Anonymous, haddii Dalmar iyo adiga aad waxa isku fahmi waydaan, aniga ii soo dir email.yunis@alhajj.com . Aniga waxaan deganahay Charlotte, NC waxaana jiraa 36 jir. Garoobna waan ahay. naag maraykan ah baan kala tagney. waxay ii haysaa wiil. i soo sheegna meesha aan ku nooshahay iyo xaaladaada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Umar

Unrecorded Date
raali ahow. emailka waa yunis@alhajj.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

baashi

Unrecorded Date
I didn't know this place was a place where the opposite sex meet and exchange email addressess in order to get marry. I wonder if any somali couples ever met here online and gotten married! Let me know guys and gals if this is possible so i can try it myself. I just think it is not possible. I know i could make a good husband for a somali lady.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Umar

Unrecorded Date
Hey Baashi, get on the board man and post your email address. You never know what can happend. So far, I've gotten 2 email messages from Somali ladies looking for husbands. Unfortunatly, they are outside of North America. I've never heard Somali people who met online and got married, but anything is possible. Umar.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmadey

Unrecorded Date
nimanka qaarkood bufis aa kudhacey.nin ku dhahaya gabar soomliya aan wayey!!. idinka see camal"nin fiyoowba ma ahee"nin nooc minal wali qaba waaye.ma'ahanoo!!!!.ee kaa camal nin nannac kabatatey waaye.qofkii arka ha rajmiyo1.balan??????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Filsan

Unrecorded Date
anigana waxaan ahay gabdh jirta 35 ilaa hadana
ma halin calafkayga marka ha layla soo xiriiro
walalayaal. waxaana doonayaa oo aan radinayay
nin macqool ah oo nafta la wadaago.waad mahadsan
tahiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
BY HANA
ASALAMA CALEYKUM.
WIIL SOOMAALIYEEDOW XAAL QAADO.
WAR HEEDHE HADII AAD HELEYSO GABAR SOOMAALI AH WAXEY DOONTO HA AHAATEE. WAXAA KALI WAAJIB IANAAD FIIRISO HOYGA AY KU SOO BARBAARTEY IN DIINTA LOOGA DHAQMI JIREY OO KALIYA.
INTA KALEETO WAA WAX LA BARTEY LAGANA TOWBAD KEENO.
ANIGAN ABIDKEEY MA JECLEEN INAAN DHAR NORMAL AH QAATO MIDBA MIDKUU QAAWAN YAHAY AYAAN JECLAA.
ALXAMDU LILLAAH HADANA MAHADAN RABBI KALIYA AYEY U SUGNAATEY JIRKEYGA DEEYE WAJIGEYGA AYAAN U DIIDA INUU ARKO CID AAN EHEEN NINKEYGA AAN MEHERKA XALAASHA ISKU QABNO MOOYE.
MARKA QOFKUU ILAAHEY TAQWADA HALEESHIINAYO WAA GOONI.MARKA QOFKA INTEY ISLAANIMO SHEEGANEYSO HA QUUSANINA .
SALAAMA CALEYKUM WARAXMATULLAAH WABARAKAAT.
BY MUNA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WADANI

Unrecorded Date
hayaay muna inaar walaahay add ayaan ugu faraxsanahay sida muslinimada ku dheehan ee aad uugu caqli celisay.(jasaaka allah kheyran)
I think in inantu ay wax badan inagu saa idisay.balse ma nahay kuwa ku waana qaadanaya oo iska yara dhaafaya maalaa yacniga"amaba hadal tirada" inankii innan raba oo muxajaba ah wuu heli dee. the same goes for my sisters. balse hadii midkiinu rabo gaabsi that is the problem.
dee soomaaliyey nac nacda inaga daayo kowdhaha ann nu runta isu sheegno.
there is no women like somali women to me that is how i see and the same goes for my bro's. war dadkeenii way le'deen baahi iyo civil waar ayaa gumaadaye dee ha is xujeynine isguursadoo ina tarmiya.oo dhaqankeeniyo diintaba ilaaliya

sidaa iyo is akhris dambe:

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Stockholmboy

Unrecorded Date
Waxay ilatahay inu jirin nin naag waayay lakiin ninku waa inuu fiiriya qofkuu u qalmo haduu foolxunyahay ama uu buuran yahay inuu heerkisa katago ma fiicna isagoo alwax ah inu gabadh qurux badan ku qabto aniga ilama fiicna haduu nin way yahayna waa inuu qof wayn doontaa uusan gabadh yar tadin oo waqtigeda kaqadin sabatoo islama kenayaan, markas sxbow way adagtahay inaan rumaysto inaad naag la aan tahay mee, kasta gabadh ayaa joogta nooc kastaba ah marba noocad tahayba ee sidas ula soco!! bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ismalure

Unrecorded Date
ku filsan ka ismalure marka hore waxaa jiro dhibaatooyin badan oo keeno xishoodka badan ,waxaana caawiyaa gabdha soomaaliyeed ee lagu xumeeyo north america iyo scandineviya so haddii aad ku nooshahay eeryadaas ila soo xiriidh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

madeos

Unrecorded Date
hellow to everey one in the line
waxaa jira dhibaatooyin ay cid walbo qabto
marka dhibaatadeydaa idiin sheegahaa
ee iiga jawaaba adinkoon yaabin
aniga 16 aan jiraa adoogeyna naaguu igu darey
naagtana waa is fahmi lanahay oo dhal magaalo ma aha maxaan sameeyaa saaxiib yaaloow jawaab dag dag ah aan idin ka sugaa

wwwkau

Unrecorded Date
salaamu caleykum walaal gabadh muslin ah soo marabtit aniga ila so xidhiidh ok

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
saaxib gabdhaha muslinka ahba waa lataabsadaa ee ha kala saarin iyadaba hadhow gadaal laga taabsan doonee ma ogidee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamsa

Unrecorded Date
ninkii guur doon ah, ilaahiisa ha ka baryo guur raaga iyo mid isaga niyadiisa dejisa inuu helo. hadii aan kuu sheego xoogaa sir ah waxaa u malayn inay ku anfacayso. marka ugu horaysa, is habee oo iska dhig nin indhuhu qabtaan. xoogaa xaragada badso boorka iska jaf jaf. if you have dental problems fix them. walaahi daacadan kuugu waramaa. maxaa yeelay wiilal badan oo waxaan arkay dhulka is dhiga oo ilko dheer dheer. nasiib maahee kuwaa camal gabdhaha waa ka gambistaan.
intaa ka dib ku dadaal inaa noloshaada dhistid. maskaxdaada korisid. nin habaysan hadaa tahay gabar habeesan ma waayaysid. xaga quruxda, gabar walba oo soomali way quruxsan tahay. adiga maadaa raadsanaaya mid laga cawdi bilayso.
good luck walaalkiis.

rayaan

Unrecorded Date
this message form yassin
xabiibatii halkee baa ku nooshahay halkeena kala
soo xiriirayaa macaanto?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ifraax

Unrecorded Date
WALEE. WAXAN IDALA TALINAYAA NAGEE IS ILAALI HADABA NAFTADA IYO TII ILAHAY BEEN HA U SHEEGIN,WAXAAN AHAY GABAR SOMALI AH AADNA U JECEL INAAN SIDA ILAA HAY IGU OGYAHAY INAN SI U SHEEGO BARI AYAAN WAXAN ARKAY NAAG MARYAHII TUURATOO LABAABA DHAFI WAYAAY . WALALE FARAHA . LAGA QADAYOO AYAADA UUN BAA WALECEYSO ILAA IYO WAQTI SHINBIR YOROO OO HASOWDAY OO DHAFTAY TII ILAAHAY WAAN SUGI DAD INEY DANBAJISA..SHINBIR YAROO KA KEENTAY WAXAAN AAN DHIHIN, OO LAGA SOO WADAY SWEDAN..OO LOO YAQANO NINI LAGA ROONE OO AH FAAGE AYAA INTEEEY KALA SOO CARAATAY AWEDAN AYAA WAXAY TIR HOOYOO QOL I SII WAA MUSLINEE. NINKEE ILAAHAY, BAAD U DHALATEENEE BAL EEGA ARINTAA FOOSHA XUN EE AY LA TIMID GABDHAA OO KALE BAA SHARAFTA NAGA RIDEYSA. HOOYADINA WAY U OGALATAY INEY GABADHA UU FUULO QOLKA KU DHAGAN / BAL XAGEE BAY JOOGTAA ARINTAA MUSLIN MA AH WEYNA NA CEYBEYSAY DUMAR AHANTEENEE , HADAAD QABTUD WAX TUSALE AH AMA WAR CELIN AH II JAWABA , DUMAROOW WALAEE WAY NA HEYSTAA, RAGEE WEY INAGA SAXAN YIHIIN HOOYOO III Daa ninka waa muslineee ninmuslineee xagee bey ka kentay gure hooyada gee macsi ninkana walalee ana aqoon jiray waa nin la wada yaqaan,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shamso

Unrecorded Date
walaale waad ku madasan tahay waxyabaha ee ku kaceen , dumarka qarkiis ee walaalee waan maqlay ma tan aan ku arkay indhheyga mise waa mid kale tan aan ku shahid / waa tan walaanoo gareykii ba tuurtay oo nala dagan meeshan ka soo hadeyd , awoodi ,, walale ma waxad ii tilmameysa mid ku sugan . atlanta .ee ku nool winradsanay irsaqada ale.beye careeri naga galin lahaaeyd fel appartment]]]//..bal hadey , tahay bal talada u daa tii umashay , walee waa la sheegay inuu yahayqaniis,,hadaba waa laysku ogaladay ,alahu maa najeynaa, wixii u ogaladay inuu soo dhaweyo walale wuu ku jiraa danbigaa, ilaa hoydeed iyo walaaleheed/., mida xunoo. ooloo ba maleenayoo inaan daraag laga suubiyay ilaahay na dhagfi fidmadeeda aaaamiin ilahayow .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
To ifrax iyo shamso
walaalayaal waa idiin fahmi waayay waxaa kahadleesaan.
mawaxaa ula jeedaan gabar somali ah oo lesbian ah mise wiil somali ah oo Gay ah? waana xagee meesha ay kadhacday sheekada? Fadlan si fiican usoo qora si aan u fahano waxa aad kahadleesaan. thank you

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Anonymous, yeey ku wareerin ifrax iyo shamso. Waxaa jira nin somaalyeed oo intuu username ama magac nageed la baxoo, gabdhaha caaya. Dheg jalaq ha uu siin. Waa nin jiran oo cuqdaad aad uu weyn iyo kalsooni daro buu isku darsada. UU badi in ifrax iyo shamso uu yahay hal nin oo magacii badashey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamed ibrahim

Unrecorded Date
dear somalis,

cajiib!!! r u all crazy or what? ma qof walba tiisa ayuu u talin waayey, ninow mise mid xun mise mid fiican ilaahaaga aa qabtaa ee hore isaga soco.....naagey mise mid xun mise mid fiican mise jareer kaad doonto raac hrotada iyo nabedgalyo. maaha in lis qab-qabsado afar iyo labaatanka saaca, somali nin xun iyo naag xun labaduba wey leeyihiin.......taas aan rabaa tan ma rabo addunka saas kuma dhisno "there are other laws that govern this universe".....idinkoo dhan waxaa u eg tihiin dad aan aqoon wuxuu rabo iyo meesha uu in uu nolosha ka gaaro...life is not like that!! define your goals and objectives and move forward...hala soo taagnaanina gabadhan wey xun tahay, bekro maaha saan maaha, "there is no perfect women on this earth and vice verse". tan ma heli karaa, tan ma heli karaa waxaas iska daaya, nolosha sidaad hore mar ugu gaari laheydeen ka shaqeeya waxaan kale oo dhan waa "primary"...wax yaabo badan oo aad hada qalad u aragto ayaad markaad "as logical reasoning develops" arkeysaa in aysan "the actaually life that they make no different".isku daya siiba raga sidii aad naftaada meel fiican ugu hubsan laheed, "and let me tell you small secret, "good women follow sucessful men"..."...hadaba somalinet-ka ka daaya mid saan aan rabaa midaan ma rabo "that is bullshit only"..qofkA tiisa ka so baxa ayaa tu kalana ku daro "some of you cannot even take the responsibility of husband and you keep on saying she is this, she is this".....gabdhaha somaaliyeed faraha halaga qaado......bog walba oo somalinet-ka ka mid ayagaa wax looga sheegaa...what is this? dont we grow up for god's sake?........women do mistakes but men are worst. come on......aan iska dhaafno waxaan walaalayaal. tii xun iyada isku xun oo reerkeyda ayey u xun tahay aniga iyo adinkaba wax naga galey xumaanteeda iyo fiicnaanteeda ma jiraan....... hala aamuso ayagaa yaqaanaan sidii ay u manage-gareyn lahaayeen noloshooda!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muna

Unrecorded Date
walaal waad mahadsantihiin dhamaantiin dadka figradaha is dhaafsanayo. nin waliba ceesantii ceel keen anigu waxaan ahay gadha soomaliyeed oo 30 jir ah dhashayna afar cunug haysanin qof ay noolasha la qayb sato qurbaha maxaad igula talin lahaydeen idinkoo ii baarayo buuga naxariista bal ila taliya walaalahay soomaliyeed

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

soco

Unrecorded Date
Waad salaamantihiin dhammaantiinba
nice:waxaan ku leeyahay haddii qofku ku hadlo ama
qoro afsoomaliga kuma dhalan karo dibadda ?
yasmin:walaal waxaa ku leeyahay ha isticmaalin
magac qof kale ee isticmaal kaaga ama codes
like other use.
muna:walaal waxaad la mid tahay gabdhaha somaliyed
ee calaf doonka ah ee illaahay ha ku siiyo
nin kheyr qaba oo adiga iyo carruurtaba u
noqda hormood
waad mahadsantihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sister

Unrecorded Date
ku: soco
salaan kadin walaal maad adigu ku qabatit muna?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

OMAR

Unrecorded Date
ASALAAMU CALAYKUM ,WAXAAN IDIIN SHEEGI DHAMAAN SOOMAALIDAAY INUU QURBUHU INA WADA BADALAY INYAR MOOYEE KHAASATAN AY ARINKANI SAAMEYSAY DUMARKEENA BADIDIIS,GUURKIINA YARAADAY SINADIINA KUBADATAY, MARKA WAXAAN UBAAHNAHAY INAY SOOMAALIDU DIB ISUGU NOQOTO LA,ISKANA DHAAFO BEENTA NETERNETKA LA,ISUGU SOO BAAFINAYO IYO RAGA DUMARKA ISKADHIGAYA IYO DUMARKA RAGA ISKADHIGAYA RUNTANA LA,ISU SHEEGO BEEN WAA WIXUU WADAKU INOOGU DAGI,LAYHAY SHAQSI WALBAOO SOMALI AH WAYSAAMAYSAY DHIBAATIDU ALLANA LOONOQDO ALLAKA CABSIGANLA,ISU DADAARMO,BYE OMAR JAN/8/2000 6.23pM DUMARKA SOMALIYEEDNA IN LAGUURSADO MA,AHEE YAAN LAXUMAYNIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hanad

Unrecorded Date
Salama caleykum

dhamaan wiilasha iyo gabdhaha raadinaya iney guursadaan qof wanaagsan oo ilaah ka baqa wuxuu ka heli karaa masaajidka halkaa oo laga liis galiyo dhamaan dhalinta is doonaya iney is kuursadaan,, haddii kale aad ciyaar wadaan waxaad u doonan kartaan kalaabyada kuwo aad isku nooc tihiin,,,

bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shabatey

Unrecorded Date
Muna
Salaan kadib:!
Anigoo buuga naxariista eegey, sidoo kale waxaan ahey Aabe caruur hooye laheyna heysta
ma istiri waan isku fiicnaan laheyn,(Buda qabe iyo biyo qabe waa isku baahanyhiin)
kaftan maaha jaceylaa iga keeney, sidaan u raadinaayey qof anigoo kale oo caruur jiideyso
Ogowna doob ilmaah kugu rabo inuusan jirin
marka ha is suuq xirin,Badeeco waa tii banaan taala,@@@@@@@@@@@@@@@LOL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
by gabadh somaliyeed

to: shabatey

Marka hore, waxaan kuleeyahay Illaahay haku siiyo gabadh somaaliyeed oo maalinta ugu horasay kutidhaa waan kuu dhimanaayaa, maxaa yeelay Muna waxaad ugu jawaabtay, hadalkaasi kaftan mahee jacayl baa iga keenay. Waxaan qabaa hadalkaasi inuu yahay kii hindidu kuwada dhaqmi jirtay ee maaha hadal daacad ah oo qofwayn oo guurdoona kasoo bixi kara. Teeda kale, caruurtu maceebaa haddii inantu ay caruurleedahay sidee baad ugu jawaabtay doobkugu qaadan maayo. Markaan ku eegay sidaad uhadlayso Muna umaqalantid ee waxay heli doob kaa aqoon badan ee sidaa ulasoco.
.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FAXAAN

Unrecorded Date
SALAAMA CALEYKUM

WALAALAYAAL WAXAAN RAADINAYAA GABAR AAN GUURSADO ..GABADHA AAN RABO WAA INEY AHAATAA MID DIIN LEH ANIGOO QABIIL U FIIRINEY,,,

faxaan@hotmail.com,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nabad

Unrecorded Date
ma gabar baad tahay mise wiil, is cadee marka hore?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
lol@nabad
Walaal waa wiil miyaadan garasha lahayn, wuxuu yiri waxaan raadinayaa gabar taa baa ku cadaynaysaa.
Walaal cafis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
muna..............................................asalamu calaykum waraxmatulaahi wa barakaatu waad mahadsantahiin dhamaantiin soo wada boqata bogan waan wada arkay figradahiina waad na mahadsantahiin jawaabaha aad isiiseen inkastoo aan qaar dhaliilaayo. waa mid wiilka iyiri anigana caruur baan kalaygay hayaa labadeena isku dhibaato ayaan nahayso haday runtaa tahaylakiin waxaan ku dhahi lahaa labo qaawan isma qaado oo waayo qurbo aan afar ku hayay caruurkale kuma dari karo ee raali noqo .kan yiri hali maysid nina hadal baan ka leeyahay adiga calafkayga ma haysid ee ogow waxii ilaahay ii qoray ayaan sugi kuwaba ila ayni ah baa wali guursan oo aan ka roonahay walina calaf raadis baan ahay ha lay ogaado wasalamu calaykum waraxmatulaahi wa barakaatu........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wanaagsan

Unrecorded Date
salaam calaykuum

anigaa intaba ah ee maxaad iga bixiin lahayd yarad iyo aduun? miyad i dhaqo kartaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wanaagsane

Unrecorded Date
waxaan kaabixin lahaa 2000$

waana kudhaqankaraa kawaranhee?
waa lagu sugaa wanaagsan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wanaagsan

Unrecorded Date
wanaagsane qpftaan intaa way ka fiicantahay ee bal ka soo fekir. lacag ma aha intaa! tan kale sanadkii imisaad samaysa???? lol@wanaagsane

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
by gabadh soomaaliyeed.

Asalaamu calaykum.

waxaan garanwaayey gabdhaha internetka isku iibinaaya ee hadana raba ina yarad lagabixiyo. Waabad is iibinaysaye xageebaa adiga laguu iibsadaa. Gabdhaha yaradka laga bixinayaa waa kuwa calafkooda masaajidyada kusugaaya ee miyaanad ogayn? Siday ila tahay shay banaanyaala oo beeci ku yaal ragu waxay kadooran lahaayeen ka qarsoon. Inarag maxay kulatahay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jawaahir

Unrecorded Date
LOl With anonymous

Walaalo afkaaga caano lagu qabay so magaran

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sigaale

Unrecorded Date
To MUNA
Anigaa buuga naxariista ku fiirinaya,igala soo
xiriir gaalgal@aol.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
too jiis eh oo hal il la hasha kalena contact ku wadato aan haayaa ee yaa ii maciinaa?
kheyr alaha idin siiyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

safia

Unrecorded Date
asalama aleykum
waxaa la maqli jirey qurux ay nimanka ka danbeeyaan, ee hadaad rabto inan qurxan oo diina taqaan kala soo xirii halken'
osafia@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
warkaa ma dhowa safia saanbo hadii waji bir u tahay......iga deey ma dhihi karee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

khalid

Unrecorded Date
Safiya,

is it just my impression or this site has recently become the women's advertising bazaar???

Just kidding..keep selling your stuff, if you know what I mean..Hahahaha

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
waad salaamantihiin dhamaan waxaan mahad weyn u celinayaa dhamaan walaalaha soomaaliyeed ee ku hadlayo wanaaga oo idil waxaan kaloo jeclaan lahaa dadka qaarkii oo ku cayaarayo barnaamishkan iney ka daayaan . mahadsanidiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xanquruxle

Unrecorded Date
To : yaasmiin
asalaamu calaykum

abaayo yaasmiin waxaa runtii aad iyo aad ii cajabgelisay sida xilkasnimada leh ee aad ugu jawaaabtay dhamaan akhyaartii halakan ka soo hadlay ee hablaha doonayay,.

sidaa awged waxaan jeclaan lahaa in aan ku barto min fadlak xabiibi tafadal oo iisoo qor cinwaankaga oo buuuxa, aniguna kayga waxaa weey gulliet@muslimsonline.com, sidaa iyo xiriir wacan waanan ku sugayaa walaalo,.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mikail

Unrecorded Date
wad salamntahiin dhamantiin. waxaan rabaa in aan u shego dadka meshani waxka shukansanayo niinkii raba nag wuxaan ku waanina in uu adoo somaliya oo na ka shukansan meeshani. waxaa dhahesiin nag ayaa rabaa ma dhehesiin intee dagantahay hadiiba aad awoodiid an aad nagkensakartid mesha aad jogto somaliyo tag iska soo arag lana soo shekeso is so fahma.ee intii inta aad imado ha dhihin nag ayaan rabaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

s.m.dahir

Unrecorded Date
walaal waad salamaan tahay gabadha yurub joogtay walaal waxaan u malaynaaya in u ilaahay isku keen simo su aasha aad iwaydisa walaal hadi ay garoob tahay iyo hadi kaleba oy cabsida ilaahay taqaan calafkayka ayan qabaa oo wakhti danbe ma jecli waxaana jooga america fadlan walaal hadi ay wax ka dacad yihin iga la so xidhiidh halkan dahir10_99yahoo.com.sg wasalamu calaykum wa biilahi tawfiiq

muumin

Unrecorded Date
waa salaamantihiin dhamaantiin

waa iguadagtahay sarbeeta ama hadal la sarbbebo
run ayaan jecelahay mana aqaan dhulka ha isdhigin
runtu waxay tahay dadka dhamaan tood waa isku raaci la'nahay atliiska dhalinjarada isku magaalada daganahay ugudambaynti waxaan ubaahnaan
lahaa qof dumar ah oon aan lasheekeysto aan isfahano waan ubaahanay qof dumar da'deeda 22-28
wixi intaa kabaxsan waxaan jecelahay in ayii sheegaan si aan u ogaado. qofka ´waxaan jecelahay
in ow ahaado positif wax fahmaayo go aan leh diinta aaminsan.
Aniga waad iwaydiin kartaa suaashaa rabtid hadii
aad tahay qofka aan raadinaayo suaal kasto

emailkayga waa "

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

walaasha34

Unrecorded Date
s.m . dahir asalaamu caleykum walaal waan ku salaamay walaal e_mail kaagu mashaqeenayo ee midkale ma isiin kartaa waa mahad san tahay!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
emailkii mehaan shaqal camal aas noqdibo.......
aboo emailkaan waa qarxee mid kale isii

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAAD_DAHIR

Unrecorded Date
ASALAMU CALAYKUM
FADLAAN WALAAL AAD AYAAD U MAHADSAN TAHAY SIDA WACAAN EED ILA SO XIDHIIDHAYSID BALSE HADA WIXII KADAAN BEYA HALKA HAAN ISKALA SOCOONO HADI ILAAHAY KA RAALI NOQDO AAMIN INKASTE OON KALA DAAHAY JAWAABTA RAALINA HAAW WASALAMU CALAYKUM WAANA KA
E,MAIL. SAAD_DAHIR@HOTMAIL.COM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

walaasha34

Unrecorded Date
to saad dahir salaamu caleykum walaal ma heskay e-amilkii aan kusoo diray

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

walaasha34

Unrecorded Date
TOO: SAAD DAHIR
walaasha34@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Asalaamu caleykum dhamaantiinba. umada soomaaliyaay waxaad ogaataan in ay nagu wada jiraan dad xun & kuwa san.sow hadii lacala aad lakulantaan qaar idinka yaabiya, ka sii socda waayo waxaad lakulmi doontaan kuwo kaduwan dadkii hore. By Left eye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

baasim

Unrecorded Date
marka hore alsalaam caleykum.
TO:gabdhaha soomaaliyeed.
waxaan ahay nin dhalinyaro oo30 sano jira, waxaan aanaa doonayaa guur xalaal hadii ee jirto gabar somaaliyeed ooguur xalaal dooneysa ha ilsoo xiriito iyadoo dhab ka ah oo ciyaar iyo wakhty dhumis ka aheen anigu waxaan ahay nin digan noorway.hadii ee jirto qof diyaar ah waxaan siin donaa adareeskeyga.
sidaas iyo dhabad gelyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ciyaala sookhad

Unrecorded Date
to baasim´walaal anigaa ayaa rabo guur xalaal laakiin si....................................... waxaan jiraa 23 sano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abu-anas

Unrecorded Date
Assalaamu calaykum
walaalayaal aad baan idin salaamayaa waxaan idin ka soo salaamay UAE.ALLaah waxaan idin kaga rajaynayaa horumar iyo barwaaqo.Walaalayaal halkan waxaan ka dalbanayaa si niyad ah Gabar xiriirkeeda RABBI uu hagaagsan yahay doonaysana guur xalaal ah iyo dhawrsanaan.waxaan siin doonaa E-mail.
Walaal anigu waxaan ahay wiil aan xaas lahayn da'diisuna tahay 27jir ku nool UAE,shaqeeya'jecelna inuu diinta u khidmeeyo.Si dhab ah ayaan usoo qoray farriintan ee igama ahan warbadni iyo SHOW-OFF. ALLAAH khayrka hana waafajiyo..aaaaamiiiiiiinnnnn..
WAssalaamu calaykum.jirde22@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abu-anas

Unrecorded Date
E-mailku wuxuu ka bilaabmaa jirde22@hotmail.com
ee waa khalad xaggayga ka dhacay.mahadsanidiin

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.