This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Monday, January 01, 2001 - 09:36 am Hadday caawa igu tidhi Bada cagaha geliyoo Timaha caarada u sudho Soo xidho cunaabiga Saddex gaydhcadeeloo Wali caaro jabaniyo Cambasho iyo laamo Sida ceergaabiyo Marku cududa ii sudhay iila caarid anigee Calafwaa haa ha ha Haa calafwaa Ha haa calafwaa Calafwaa halkiisee Caashaqan is keen baray Haygu carinin anigee Curataye manabad baa Ayuu nacab kuu yiri Diriduhu ma xaasida Ubadkee hagaagee Ciida u shaqeeyee Dalka caawinaayee Sida caynkan aad tahay Caashaqa daweeyee Hadaad tiri cuntada daa Ha cabine biyaha diid Cudur waaye halisee Calafwaa haa ha ha i'm looking kind of girl who is honest loyal ,romantic,kind,sweeet,fuun too if ur the one drop me a mail u will get kind of person u looking for your life time kind of person i'm well i'm honest,loyal,sweet,kind,down to earth,funny, very hand some u can judge when u see my pic educated so if ur intrested plz dont hesitate to mail me at ciise24@yahoo.com i hope you will be my juliat and i will be your romeo your wish is my command my age is 24 and i'm single
| |
Monday, January 01, 2001 - 09:55 am Wheeeeeeeeeeeeee romeo......aint that the kind of guy every girl is looking for...... i envy ur woman bro!!!lol
|