site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Habloow Maah maahdaan Waa maxay ????

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb. 16, 2001): Habloow Maah maahdaan Waa maxay ????
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abowe macaane

Friday, January 05, 2001 - 04:24 am
Ugu horeentii Salaan dhamaantiinba Waxaan Fahmi Waayay Maah maahdaan ( naag been baa lagu soo xira Galiyaa runna Waa lagu dhaqaa) Haddaba miyaad raali ka tihiin Sidaa ???

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

~Kusseey~

Friday, January 05, 2001 - 08:35 am
A-M

waxaa laga wadaa Raga oo dhan waa wada been lugo iyo gacmo loo yeelay

Marka

beenta ma iska dhaafi kartiin??
Hal mar afkiina Run ma ka soo bixi kartaa??

jawaabtu waa maya

maah-maahdaana waa la idinku bartey ee mid cusub la imaada

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, January 05, 2001 - 09:26 am
maya runta wax ka fiican ma jiraaan...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Neefoowkaniini

Friday, January 05, 2001 - 05:38 pm
~~~~~~Ogoow Kal Caana Gallee Kas Ma Galaa Baa La yiri~~~~~~,,,,....


,,,,,Kuusseey Long time no c...beeenteeyna maahin ilaah aas iila ogyahay....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

~Kusseey~

Saturday, January 06, 2001 - 07:50 am
Neefoow

ma hubtaa..kitaabka jaamacaa gacanta kula jirtaa is ilaali hee lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BAXARKA

Saturday, January 06, 2001 - 02:34 pm
WAA IDIN SALAAMAY QAAS AHAAN KUUSAY. KUUSKA WAABA
KAA HELAY GACALKA. WAXAAN JECLAHAY INAAN KU BARTO OO AAN RUNTA WADA WADAAGNO KA WARN TAASNA? JAWAAB FIICAN HALAGAA HELO HEE.HORAA LOOO YIRI NAAG HAKUUSNAATO. WAXAANA LOOYIRI TAAS WAY AQLI BADAN YAHIIN. BYE NOW
BY BAXARKA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

~Kusseey~

Saturday, January 06, 2001 - 04:21 pm
Baxarka

baxaraa ku jirtaaa..Duqeeyga il kulul ayuu kugu eegayaa..Waaa kan haatan agteeda fadhiya ..he is my partner in crime..keyboardkaan isla garaacnaa..imaka xanaaqdaraadii keyboard keys qaarkood waa jajabeen....Walaalo badeeda maka bixi kartideee..reerkeeyga ha'iga burburin oo single mother ha iga dhigin..caruur koris ayaan ku jiraayeee

waxaan ka baqaa computer inaan wax ku soo qori waayo oo Duqa haraanti la dhaco

Baxarka Barasha wanaagsan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

miigan

Saturday, January 06, 2001 - 07:22 pm
Miigan walalayaal idinkoo run arkayaa maxaa beenta ku fashaan waaba yaabe.
taasi ilama qumana run wax loo dhiga waa la waayey. ee ragow sidaa isu dhaan.............?
kaaley horta maxay ragu u sheegaan dhibaatada dumar waaba iga su,aale?
welee odeyga habarta wax loo saar baa hore loo yiri?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

IISHO

Friday, January 12, 2001 - 09:17 am
WARYAA LAHJADAA I DISHEY HAMARWEYNE AYAAN SOO XASUUSTEY. ABAA . WAA RUN NAAG BEEN KU SOO AQAL GALI ;LAAKIIN TOO NORTH AMERICA JOOGTO ISHA FARTA HADII LAGA GALINAAYO MA NABIRSANEYSO. INDHO ADEEG LEE MARKA RUNTA ISGA SHEEG.
SHEEKADAAS WAA WAAGII HORE MA HAHA HADA.
ABAABA WAA IDIN SALAAMEY DHAMAANTIIN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

X-Cadde

Friday, February 02, 2001 - 01:43 am
To: Abaaba Dhamaantiina waan idiin Salaamey, Salaan kadib Sidaan u qoslaayey feerahaaba i xanuuneen, waxaaba qosol igu diley Kusseey iyo Iisho. Lafihii hore ayaa tihiin abaaba labadiina waxaaba isoo xasuusiseen waaberi. Kusseey Su'aasha Kor ku qoran maba ka jawaabinbe adiga hee see camaleeto waaye, Raggeena runta wey sheegaan laakiin dadka katimeey katim nugu wareeriyey yaawaaye hee makasee? Hee mala is ku dheelaa hee adiga.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.