This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Monday, January 08, 2001 - 07:03 pm W/C.
| |
Tuesday, January 09, 2001 - 07:51 pm BILAA CALAYK MAGACA II DHIGA, MA MAGAC AAD KU QADHAABATAAN BAAD WEYDEEN!!!!!!!?
| |
Wednesday, January 10, 2001 - 01:19 am LOOOOOOOOOL,,, Balooy Balo, War ma odagii mOw ahaa ayeey hadana galeen. Ee xeey tahay mOwoow canbar gaadoow laguguma ogeenee. Iga billoo waxaan u qaatay odagii hebel ahaa inuu meesha dhex taaganyahay.
| |
Wednesday, January 10, 2001 - 06:20 am Malaaq Xaaji Malaaaaq, Qoodhaa iyo xeradaa iyo xiniintaa, ma ila aragtaa, anba markii iigu horeysey, qolkan Canbar Canbarku iiga soo uray, ninkii Hebel baan is idhi qolkanuu malaha hurdaa waayo isagaa canbarka aad u baadi gooba. Baadi goobayaayeey Canbarbaan baadi goobayaa Boholaha u galayeey Dartii boholaha u galayeey Buuraha uga heesayaayeey Canbarka baddiisu badanaa!!?
| |
Wednesday, January 10, 2001 - 06:48 pm Akhyaarta salaan. . MoowXaaji sxb Canbarka ma tafaraariikh baad u iibin mise waa jumlo jumlo horta? . Maxaase weli canbarka ku daba dhigay, weli ma daba joogtaa? . Inta kale waa kheyr.
| |
Wednesday, January 10, 2001 - 08:50 pm Hebel@canbarjecel.bajaqraadis&company Oday,adigaa igu talaalay canbarraadiska, ka dibna wuxuu xaalku noqday laga barayba laga badi.lol. cidiina waa kuu fiicantahay, weyna ku soo salaamayeen, Neefoowkaniiini xaalkiisa ma la socotaa in seminair loo diray!!!!!!!
| |
Thursday, January 11, 2001 - 06:49 pm Waad ila garatay odey. War ninkiii Neef ahaa intaan Email udiray buu weli la maqanyoo sooba jawaabine sidee loo hayaa baad tidhi? . Allaha kala keeno sidii ri dhalaysa buu koley iyo koley bacaacda hayaaye. . Sxb Allaa yaa salimak.
| |
Sunday, January 14, 2001 - 08:34 am Saqajaan saqajaan dhalay Ku cuntayee ku cuni weysay
| |
Tuesday, January 16, 2001 - 03:18 pm ~Kusseey~@lovergirl.mogadishu, Who is "Saqajaan saqajaan dhalay" yaase ku baray afsoomaaligaa waa waayn huuuuuuuuuuuuno sowdigii ciyaal Banaadirka@shraxa.shenomaxaawotaako,lol
| |
Wednesday, January 17, 2001 - 09:57 am Mowlid lool Alaahu akbar oo yaad ii taqaanaa markaad i leedahay yaa ku baray af soomaaligaa waa wayn Biriwaati af soomali ayaa ii furan lol Teeda kale adiga kaaman wadin ee kaa ku matalaya ayee u socotaa
| |
Wednesday, January 17, 2001 - 05:23 pm ~Kusseey~ Huuuuuuno waxaad iila cod egtahay gabadh aanu jaar ahayn waagii Mogadishu iigu horeysey oo ku hadli jirtay luqadda reer Banaadirka sida, Yariisow, Aabow aabow adi camalaa,lol, oo weliba markaan hadlo xabad ka fahmi jirin, c/kulu xaal aad baan ugu farax sanahay inaad sidaas fiican luqadda Soomaliga ugu talax tagtay,lol sis ~Kusseey~@asalBanaadiri.
| |
Wednesday, January 17, 2001 - 05:49 pm Ii aboo kakanaa kal miyaane?
| |
Wednesday, January 17, 2001 - 06:25 pm Hebel, Dabcan ani jeego dheero waaxid, Kuuseyse huuno khatar bay Afsoomaliga ku noqotee mayla aragtay Huuuuuuuuuuno?
| |
Thursday, January 18, 2001 - 11:58 pm "afkeey hadaan heeysto denbi maan galay? warna waa hayaa warami hadaan dhehey qasab miyaa inaan waramo? wax badan aan soo ogaadey intaan maqnaa!!
| |
Saturday, January 20, 2001 - 07:22 am so ya know what is canmbar yo! canbar is like nokia conecting people is like cocacola enjoy your self is like pepsi ask for more is like nike just do it! so what alse canbar can be?
| |
Saturday, January 20, 2001 - 08:01 pm To: Geese, canbar can be bigmac to!! Geesi huuuuuuno goorma Gaal-shire lagaa soo daayey sow tii laygu yidhi 7 sano ayaa lagu xukumay?!
|