site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MAXAA UGU WACAN IN WILAASHA SOMALIYEED AYAGOO KA HADLI KARA RUNTA AY BEENTA U SHEEGAN!!!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb. 16, 2001): MAXAA UGU WACAN IN WILAASHA SOMALIYEED AYAGOO KA HADLI KARA RUNTA AY BEENTA U SHEEGAN!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, January 10, 2001 - 03:11 am
waxaan u maleynaa qof walbow(majure) ah in ow rayigiisa ka hadli karo!! laakiin maxey beenta isugu soo sharaxaan ama waxeysan aheyn (example!isagoo dhahaya aniga romantic ayaa ahey reer magaal iska dhigaaya dadka kale ceynaaya? mostly rageena dhibatadaas ayaa heysata maxaa u diidey in ow runta ka hadlo??????? sahra

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SISTA

Friday, January 12, 2001 - 09:10 am
LOL SAHRA CADEY NINKII RUN KUU SHEEGA MAXAA LA DHAHAY ? BEEN AYAA U QARSOON.
MARKA RUNTA WAX KA FIICAN MA LEH. LAAKIIN RUUNTII OO DHEN LEYKUMA SHEEGI KARO DADKA WAX AYA KA QARIYAAN DADNAH BEEN AYAY KU DARAAN.
ILAAH HANA CAFIYO KULIGEEN. SIS "HIGH ST"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

beeney

Friday, January 12, 2001 - 07:59 pm
WAA IDIN SALAMAY
ANONYMOUS sxb adiga waa ban kayaabanahay ee maxaa tahay wiil mise gabar .
ninyahow hadatay waxaa iska dhigeeysay wiil gabdhaha oo dhan ey jecel yihiin hadana waxaad iska dhigeysaa gabar,
ee ninyahoow hal dhan aan kuu imaano (JIRJIROOLANIMADA) iska daa toban gabdhood aa ijecel aad hadaatay oo dhan ku heysay aaway nin nimadii hada maad "GABAR" isku badashay cawaan waaxid laxyahoow adiga ARICARBEEDKEENA aaku dhamo
jini yahoow!!!! lol @@@@@ hahahaha.
waxaa layiri (BEENEY WAARUN WAARUN BEENEY WAARUN WAARUN)!!!!!!!
PEACE SOMALI PPLE LOVE YO!!!!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.