site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

SOOMAALIYEE WAXAAN IDIIN WEYDIIYEY MAXAA BADIYEY SINGAL MOTHER?

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb. 16, 2001): SOOMAALIYEE WAXAAN IDIIN WEYDIIYEY MAXAA BADIYEY SINGAL MOTHER?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NAGEEYE

Monday, January 15, 2001 - 09:35 pm
WALAALAYAAL WAXAAN IDIIN WEYDIIYEY MAXAA BADIYEY SINGAL MOTHER MAXAA SABABEY IN SOMALIDA OO DHAN IS NACAAN ? WAA QISO DHAB AH WALAALAYAAL RUNTA HALAGA HADLO WABILLAAHI TOWFIIQ .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

guuleed

Tuesday, January 16, 2001 - 02:16 am
Naageeye iyo Wabillaahi towfiiq, hal meel ma wada gali karaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, January 16, 2001 - 07:30 am
ask urself??????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CARAMEL

Wednesday, January 17, 2001 - 07:35 am
MEN LIKE YOU MAKES ME SICK. FIRST OF ALL,IT'S THE MEN FAULT, ALSO THE CULTURE. SOMALI WOMEN GET MARRIED TO YOUNG, HAVE NO EXPERIENCE IN LIFE, MARRY CAUSE THEIR FRIEND DID IT, OR WAS ARRANGED. THE MEN THEY MARRY, THEY NEVER DATED(LONG TERM DATING)AND NO IT DOESN'T HAVE TO INVOLVE INTIMACY. NOT EDUCATED. AND PLAIN STUPID. BUT WORST OF ALL AFTER THEY GET MARRIED. OH YEAH THE REAL FACE COMES OUT, BOTH FOR THE MEN AND WOMEN. NOT THAT MANY THINGS IN COMMON. DON'T LOVE EACH OTHER. AND PLEASE DON'T TELL ME LOVE COMES AFTER MARRIEAGE.

BUT THE MAIN THING IS FOR THE WELFARE.RIIIIGHHTTT!!! EXACTLY. PRETENDING TO BE SINGLE,CALLING THEMSELFVES MUSLIM AND LETTING THEIR HUSBAN RUN AROUND WILD, IT MAKES ME SICK. AND OFCOURSE IDIOT SOMALI BROTHERS, WHO KNOWS NOTHING ABOUT FAMILY LIFE. YES I'M A SISTAR AND SPEAKING TO ALL THE SOMALI OUT THERE. IF YOU DON'T START TO CHANGE RIGHT NOW YOUR DAUGHTERS WILL FOLLOW THE SAME FOOTSTEP. GET EDUCATED, BE INDEPENDENT, DON'T TRUST ANY MAN. AND TRUST ME YOU'LL SEE THE LIGHT. PEACE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sheegto

Thursday, January 18, 2001 - 06:26 am
Maxaa badiyeey single mothers?
Raaga qaadanin 'responsibility"
iyo
shab!
Aan macneeyo:
Dumarka ma u bahna nin masruufa, maxaa yeelay dawlada ayaa "nin" u noqotay. Marka haddi uu ninkeeda kalma kale siinin- oo caruurtiisa kala ogeeyn- walaalow ii fahamsi- sababta ay ugu bahan tahay ninkaas?

Haddi raggeynu ay dhaqan lahayeen reerkooda, taa ne ma aha masruuf keliya, "single mothers" ma jiri laheyn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Akhyaar

Thursday, January 18, 2001 - 07:23 am
To Nageeye iyo Somali weyn
As.Calaykum

Jawabtu waxaa weeye mar
Marka koowaad ragga Somaliyeed masuuliyadooda kama soo baxaan oo in badan oo naga mid ah ayaa qaad cunayaal ah, nin habeenkii oo dhan qaad cunaya maalintii oo dhana jiifa goormuu reerkiisa ka warqabaa? Ragg oo ku mashquulay Siyaasad aysan waxba ka garanayn taas oo qabiil kaliya ku slaysan, caqli kalana laysku darsaneyn.
Tan labaad:
Gabdhihii oo isku qaatay sida kuwa reer yurub isna hilmaamay inay Somali yihiin diin Islam ahna wataan.
Lacag xagga dowladaha ka timaada oo ninkii aan masruuf looga baahnayn.
Anigu eeda oo dhann waxaan sarayaa ragga somaliyeed waayo haday akhyaaro ahaan lahayeen guryo badan ma dumeen.
Wasalmu Claykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MALIK007

Thursday, January 18, 2001 - 08:49 am
To Nageeye.
Let me tell you why. The only reason We( MOST OF AS ) somali men get marry is to have babies specially boys so we can leave our last name behind. Then as soon things get little hard, we run out of the house because the only philosophy we believing is "IF YOU CAN'T TAKE THE HEAT GET OUT OF THE KITCHEN". Then since we didn't get married with love and caring for one another we would not work things out.

The one thing that makes me sick is when I visit Somalian house and I look at the husband and the wife I can't see any trace of happiness from their face.. most of them look like the only reason that they got married because it was a court order.

Upon to my observation we think that to love somebody and SHOW is wrong..

The rest you can read my girl CARAMEL post

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ambiyos

Wednesday, January 24, 2001 - 07:55 pm
waa salaamantihiin dhamaantiin.
waxaa badiyey singalnimada hooyada.ragii ayaa ka soo bixi waayey howshoodii,waana ay dhayaceen caruurtoodii iyo dumarkoodii marka dan bey u tahay in ay adaan caydh aan illaahay ku qasbin oo ugu wacan yahay raga.
mida kale haddii aad ragtihiin weli ma ku fekerteen ubadkiina in berito la qaadan doono
waayo geeri iyo nolol baa jirta.
ma diidan tahay in lagaa qaadanyo caruurtaadii berito.ma ah nolosha hal mar aad naftaada u raaxeysid waa inaad ku dartaa nolosha qooyskaaga.
hooyadu waa dhashaa waa walacdaa waa soo barbaarisaa.aw ninow adiga xagee ka baxdey waa jibaadkii ku saarnaa,marka hooyo haddii aan hawshaa dhinaceeda laga qabaneyn in ay gaalada la tuugsato waa garteed adiguna habeenkii u soo dhuumo.
mida kale maxaa idin diidey inaad dumarkiina caawisaan iyo caruurtiina.maxaa had iyo jeer donutyada idin fariisiyey,maxaa idiin diidey inaad shaqeysaan maxaa idiin diidey inaad dumarkiina iyo caruurtiina aad ceshataan.
hooyo ma midii la soo furey baa la caawiyaa mise tii ninkeeda guriga u soo riixayso oo iyadoo umul ah ay caruurta iskuul geyneyso.
illeyn madax muuqda iyo mindi saawir ah midna lagama quusto?
taa guriga u soo xidheyso ninkeeda waxaa ay isla tahay in ay dadka wax dheertahay.
sababta ugu wacan sidaa waxaa ay ka xishooneysaa in ay ninkeeda ay xidho.
isaguna ma la garanaayo.
weli dumarku tashade ragow.
runtii nin dhaaxaaba mar uun buu ooyin.
indhaha aan arko.
marka idinka ayaa sabab u ah singal motherka
anaguna waa inaan dib u fiirino weeye xaajado.
salaama

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

guuleed

Wednesday, January 24, 2001 - 08:34 pm
Dhamaantiin Wax jira baad ka hadasheen oo run ah.

Aad baan uga helay jawaabahiina, waa run ragga ayay mas'uuliyadda kowaad saarantahay. Lakin burburka qoyska waxaa keeni kara haweenka oo aan waajibkooda gudan. Marka labada dhinac mas'uuliyad baa saaran.

Akhyaar waa runtaa ragga qaarkood waxyaabo aan loo baahneyn bay sameyaan oo wax faa'ida ah aysan ka helayn.

Dhamaan waxaan idinka codsanayaa inaad ku soo qortaan ragga qaarkood ama ragga intooda badan, maxaa yeelay kulligood sida ma noqon karaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yaasmiina

Thursday, January 25, 2001 - 02:47 pm
horta dood ma aha nin baa reer masruufi waayey sidaas baa dumarkii cayr u aadeen. dumarku maxay wax u baran waayeen ama ay u xamaali waayeen. sida aan ognahay dadka horumarka gaaray waa dadka uu 2 dakhli soo galo. sababta badisay single mothers waxay tahay labo sababood
1 nimanka oo habeenkii oo dhan qaad cunaya subaxdiina hurda. guriga ku caawinayn xaaskiisa caruurtiisana aan ka warqabin. waxa imaanaysa ninkaan muxuu faa'iido ah oo uu leeyahay ama aan u qabaa.
2 dumarka oo habeen walba xaflad aroos ku maqan oo aan ka warqabin ilmaheeda kana fakaraysa dahab iyo dirac.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

barka

Monday, March 19, 2001 - 12:37 pm
Waan idin salaamey dhamaan:
Salan bacdigeed waxaan ahay aniga nafteyda single mother laakiin waxaan rabaa intanan isqeexin walaal wiilka su aasha soo qoroow maxaad u ilaawdey inaad ku dartid nimanka single father ka ah oo manaagta maa danbiga iska leh ? markaad tiraahdo single mother waxaan u arkaa in ay naag uun quseyso oo naagtii aad u xamaarisey sababihii furiinka keeney marka adiga taas home work u qaado oo dhaso u soo jawaab.
hej så länge

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.