Af Soomaali | Tuesday, January 16, 2001 - 04:35 am NB: Originally posted by (Ina-Hooyo), I reposted it again because I think It didn't get the deserved attention. Waxaa murugo ah in dhamaan sooomaalida meelkasto oo ay joogto ay ku loolamaan sidii ay afka ajnabiga ugu badali lahaayeen koodii hooyo oo mudan in la tixgaliya uuna ahaado mid jira. Aniga soomaaliya kuma dhalan, kumana soo korin waanse bartaysida looqoro, waxaadse mooda in ay noqotey casri in soomaalida ku tartamaan xirfadaynta afafka ajnabiga taasina waa murugo gaaraysa kuwa naga dambeeyo oo aanan hanandoonin af ay ku faani karaan ama uga duwanaankaraan umadaha ay ku dhexjiraan. Nabadgalyo Ina-Hooyo |