site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

GABDHAHA SOOMAALIYEED ILAAH BAA HIBO U SIIYAY

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb 2000): GABDHAHA SOOMAALIYEED ILAAH BAA HIBO U SIIYAY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAJABE

Unrecorded Date
SALAAN KADIB ILAAAHY DADKIISA KUWOBA WAXBUU KU MANAYSTAY HADABA WAXAAN AAD UGA HELAA QURUXDA ILAAHAY KUMANAYSATAY GABDHEHEENA LAAKIIN ANIGA QURUXDOODA HALMEEL AYAA I CAJABISAY OO AAN UMADAHA KALE LA WADAAGIN HADAY LAWADAAGAANA AAN LAMID AHAYN MIDA GABDHAHEENA,HADABA WAA IGA SU,AALE YAA SHEEGI KARA MEESHAAS GADAAL AYAAN KA SHEEGI DOONAA SIDAAN U ARKO GABDHO IYO RAGBA WAA U FURANYAHAY

NASIIB WACAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cadar

Unrecorded Date
TO;Majabe.
waad salaama tahay marka hor.
marka xigta waxaa fiican inaad noo sheegti meesha ay kukale duwanyihiin dumarka soomaalida iyo kuwa kale ee ajanabig ah markas baan ka jawwabi karaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gurey

Unrecorded Date
to majabe

waa midabka madawga furana

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maya

Unrecorded Date
Maya ee waa Diinta iyo Dhaqanka iyo Asluubta Wanaagsan ee lagu koriyo.

Waxay kaloo ooga duwan yihiin:

Gudniin
13jir Nin 30 kaweny u guurin
Guntiinada

Waa iga intaas.
Nabaadiino

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Falis

Unrecorded Date
Asalaamu calaykum
TO: Majabe I think waxey ugu duwanyihiin, asluubta, aqlaaqda,ixtiraamka ay ka dabenyaan walidkood iyo kan qaba, xishoodka,wax garad,soo dhaweenta qaraabada & casabo, istustus la'aanta, diinteena ay sida wanaagsan ugu xiran yihiin, tarbiyada lagu soo abaabiyay, sida wanaagsan ay caruurtooda u abaabiyaan uguna dadaalaan, & dharka aadka u qaawan aysan gabdhaheena xiran. Aniga waa iga intaas, hadaanan sheegin nosheeg waxa ay ugu duwanyihiin then waan ku sheygi donaa sababta ay u dhacdo if we know.Meel walbo hadii aad eegtid hablaha somaliyeed wax gaaro majidho 100% waana xaqiiqo.

Wacalaykumu salaam.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Runsheeg

Unrecorded Date

waar waxay naagaha aduunka kaduwanyihiin
nacasnimada,doqonimada ,reerbaadiyayaal dhega-adag.ragooda maqlin ,ajnebiga jecel mayada aqoon they are clean and cheap

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHAMALI

Unrecorded Date
RUNSHEEG.
INDHEERGARATADU WAX KASTA OO AY SHEEGAAN WAA WAX AY TAHAY IN AY SHEEGAAN OO MUNAASIB AH.
MAANGAABKUNA WAX KASTA OO AY SHEEGAAN WAY ISKA DHAHAAN.
ADIGUNA SIDA MAANGAABKA AYAAD ISKA HADASHAYAY WAAYO ORAAHDADA WAA MID AAD ISKA QORTAY OO AAN QUSAYN MAWDDUCAN. FADLAN TIXGALI DADKA HANA KA SHEEGIN WAXAYSAN KAA ISTAAHILIN, WALAASHAA, EEDADAA, GABADHAADA ,HOOYADAA AYAA SOO GALAYA MAWDUUCAN MARKA AFKAAGA WAX KULA HAR.

SHAMALI

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
TO SOMAALI

AFKAAGA CAANO LAGU QABAY,

ILAAHAYOW HANOO WAAYIN NIN SOMAALIYEED AMIIN. NINKAAS LA BAXAY RUNSHEEGNA IDINKAA U JAWAABI ANAGU WAA XITRAAMAYNAA OO WAXBA MAORAN KARO WAAYO HOOYO SOMAALIYEED OO QIIMO BADAN BAA SAGAAL BILOOD CALOOSHA KU SIDAY.WUXUU DHAHANA WAX KASOO QAAD MALE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABDIKARIIM

Unrecorded Date
TO MAJABE:

MARKAHORE WAAD WADA SALAAMANTIHIIN.

SIDA AY ANIGA ILA TAHAY WAXAY HAWEENKEENU KAGA DUWANTIHIIN KUWA KALE "DAYMADA XISHOODKA" IYO AKHLAAQDA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Khalid

Unrecorded Date
Salaan dhamaan

Waxaa gabdhaha Somaaliyeed uga duwanyihiin gabdhaha aduunyada kale waa:
1. sharafta
2. naxariista
3. diinta
4. dadnimada
5. kartinimada
6. daqanka

anigo goo halkan ku soo koobi karin wax yaabaha kaleeto. Laakiin waxay hada ila tahay inay gabadho yar haytaan waxaan soo sheegay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sirad

Unrecorded Date
walaal waxaan umalaynayaa waxay gabdhaha soomaaliyeed ugaduwan yihiin gabdhaha western countries
inay xifdiyaan jirkooda si ay vergin u ahaadaan inta ayka guursanaayaan nin hallal ah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DAACAD

Unrecorded Date
SALAAN KADIB MAJABE WAAD MAHAD SANTAHAY.
ANIGU WAXAAN ARKAA WAXYAABO BADAN AYAY KAGA DUWAN YIHIIN HADAY TAHAY DHINACA AADAABTA WAXAA UGU HOREEYA XISHOODKA RUNTII SIKASTA OO AY TAHAY GABAR SOOMAALIYEED XISHOOD KAMA TAGTO.

DHINACA ABUURIDANA WAXAY KAGA DUWAN YIHIIN GACMAHA OO AY GARAARO KU LEEYIHIIN IYO BARIDA AMA DABADA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LADAN

Unrecorded Date
Asalamualaaykum dhamaantiin.

TO Run-sheeg(qurun-sheeg)

Is your mum clean and cheap?????!!!!!!!!!!!
waad hartay looma hadlee hadal baa haray baa loo hadlaa.HADAL BARAD AYAA TAHAY IYAGAA WAX WALBA LAGA MAQLAA ILEENE.


To dhamaan xerta kale.


Waxay ila tahay inaan kaga duwanahay reer galbeedka iyo dadka aan isku diinta nahayba dhaqanka wanaagsan iyo xishoodka
waligood gabdhaha soomaaliyeed waxay ahaayeen lafdhabarta mujtamaca.
waan ka karti badanahay haweenka kale eemuslimiinta (imisaa hooyo soomaaliyeed hooyo iyo aabe ah) waana ka dhawrsanaan badanahay hawenka reer galbeedka.


waa salaaman tihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

YUKEY

Unrecorded Date
NAAG SOOMALI MEEL LAGA AMMAANO MA LEH EE NACASYAHOW SU'AASHA LA NOQO.MISE WAXAAD TAHAY NAAG FIIRINEYSA JAWIGA SIDUU YAHAY?
NAAG SOMALI MARKEEY QURBO TIMID AYAA SHARAFTI KA DHACDAY OO WAXEEY NOQDEEN SHARMUUTOYIN MID LA QABO IYO MID KALEBA. WAXAAN ARAGNAY AQWAAN UUR YEESHAYIWM.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr Cool

Unrecorded Date
To Yukey,
Just cauze you had a bad experince with your wife or girlfriend what ever it is that does not give you the right to bad mouth any somalian women. The only reason that made you say these stupid comments is that you can not find any. So what ever your reasons are just start listening to your self cauze you just sound like an ass!!!!!!!!
Get a life. People like you are not needed in this conversational side!!!!!!!!
Once more start thinking if you have a brain ops my mistake cauze you actually don't have any!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cabdulqaadir

Unrecorded Date
Cabdulqaadir
Ku: Iska hadle Waxaa qurux badan marka aad hadleyso inaad ku xisaabtanto in hadalkaagu haduu tago sharftiisa iyo wanaagiisa aad ku xisabtanto marka aad xumaan ku tlimaanto gebdhaha soomaaliyeeds waxaa iyaguna soo gelayo tan ku dhashay iyo tan kula dhakatay ee taa ku xisaabtan kana fiiri mar waliba inta wanaagsan inta xuna ilaah uga bari in uu ka hagaajiyo


Ku Dhamaan

Walaal waxaan umaleynayaa qof waliba hadal ayuu yiri ama fikrad ka dhiibtay waxaan jeclaan lahaa markaa in aad adigu naga jaahil bixiso marka aad isu keento hadalo badan oo cajiib ah ayaa ka heleysaa oo wanaagsan sida
Xishoodak lebiska Medebka aad moodo in uu ka qorxan yahay kan kale ee umadaha kale walow qof waliba tiisu u qur xantahay Soo dhaweynta oo aan dhihi karo iyaduna waa qeyb kale iyo dabcan in badan oo kale oo aanan sheegi karin sidoo kale maaha in ey wada wanaagsan yihiin ee kan xumaanta ku tilmaamay isaguba waxa aan aamin sanahay waxyaabaha uu sheegay in ey wax ka jiraan hasa ahaatee ey haboon tahay in markaa aad adigu ceebtaada qarsato
waxaana jecelahay inaaan khalad la'aa fahmin wixii khalad ahna aad kasoo qaado waxba kama jiraan maxaa yeelay bini aadm ayaa nahay waana khaldameynaa

Al-salamu calaykum waraxmatulaahcd


C

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GARSOORE

Unrecorded Date
WALAALAYAAL WAXAAN IDIN WAYDIIYAY IDINKA OO AAN KU XANAAQIN MR YUKEEY WAXAAD II SHEEGTAAN NAAGAHA QURBAHA JOOGA IMISA AYAA FIICAN IYO IMISA AYAA XUN BOQOLKIIBA.
ANIGA SHAQSIYAN WAXAAN QABAA 85% INAAY XUN YIHIN WAANA FIKRAD SHAQSI AH LA SOCDA TAASNA WAXAAN KU ARAGNAY INDHEHEENA WAXAANA KA HADLAYAA KUWA QURBAHA JOOGA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr Cool

Unrecorded Date
To Garsoore,
Ok if 85% of Somali women got a bad reputation let me tell you about men, honestly 99% are the worsed! So please before you start talking about stupid things like this just start thinking. You sound like over thirty and still single that is the only reason that makes you all people like you say those kind of things!
I am 20 years old woman and I have allways been living in European countries and guess what I am a decent person and as hard as it may seem there are a lot like me or better around. So stop talking like desprate single men and pray that you will meet the perfect person instead of insultting us!!!
So to all of yous with this kind of slow mentality just hear yourslef before you make a complete idiot out of yourselfs.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Faynuus

Unrecorded Date
salaan dhamaan

MAJABE

walaal su'ashada jawaabteda aniga ma garanayee bal ii sheeg fadlan.

nabadee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AMRAN M.

Unrecorded Date
Asalaamu******Caleykum:

Akhiyaarta Dhamaantiin Salaan Kadib

Anigu Faynuus ayaan daba taagnahay haye hee
Mr. Majabe su'aashaada jawaabteeda ayadoo jajaban mana siin kartaa koley dad badan ra'yigooda way kadhiibteene

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

YUKEEY

Unrecorded Date
MASKAXDA MA KA JABANTAHAY?
MISE MADADAALO AYEEY KAA TAHAY MEEL LAGA AMMAANO MA JOOGAN GABDHAHA MAANTA QURBAHA JOOGAEE MIN FADLAN HA NAGU CIYAARIN.KUWAAN IN SUN LA SIIYO MAHAAN WAX KALE OO AY ISTAAHILAAN MA JIRTO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LADAN

Unrecorded Date
Asalamalaykum dhamantiin

TO YUKEEY.

Waxa dhahday naag soomaaliyeed meel laga amaano ma leh.

Xataa iney adi ku dhaleen amaan kuma laha miyaa??
Waxa aad tahay ayaa noo sheegtay. Soomaali horey u tiri afnool waa hadlaa.

CAYDA LA FARIISO MEEL. GEELJIRE WAAXID.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Masugto

Unrecorded Date
TO: majabe waxay layhiin aqlaaq aan laheeyn hablaha kale, xishood aan lakoobi karin, niyad furnaan, dad jacli,bikradooda ay xafidsadaan intii ay ka gursanayaan, hadal macaan, ixtiraam & etc. waxaana ku racsanahay faynuus & Falis.

TO:Tukeey kaalay adiga hooyo kuma dhalin miyaa inta hablaha somaliyeed muf ka sinaysid. meel joog waxyahoow aan aqliga laheen. cayda daa yaa waa mamnucee hana dan baabin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somali

Unrecorded Date
Alsmau alykum,
gabdha soomalidu magacii somalida way dileen from abdudhabi oo looga yaqaan shukran markii ajnabigu fuulo bay dhahaan mahadsanidin SUCUUDIGANA INTA XAAJIKHAMSIIN LAGU QAADO DABOOLAN BAA LA GADAA ilaa europe iyo n.america oo looga yaqaan cheap and clean,MINNEAPLOS WAA LA GADA NOOC KASTA QAARNA MEELAH STRIPNG SHOWGAA LAGU KEREEYAA SIDOO KALE HAMBORG JARMAL BIDAA KERIYAA, MARKA MA ORAN KARAAN WAA DHOW XU XUN WAA WAXY KA SIMANYIHIIN.
jinsiyad aan ka faraqbsan ma leh dhegcas ,hindi,bide ,shiikh baniyal,sirilnak.gaalo noog kasta leh marka taas ayay kaga duwan yihiinka gabdhah aduunka.
SHEEKADII SAMIIRA WAA MAGCEEDA RUNTA HA EE ABUUDABEY KA DHACDAY WAA MAQASHEEN FILMKII AY KA DUUBEEN BIDOODKI IYAGOO WASAYA KA DIBNA FILMKII AGACANTA POLIS KA U GALAY WAXY NA AHAYD SAMIIRO GABDH AAD U QURUX BADAN OO 24 JIRTA,SHEEKADASI WAXY DHACADY JUN 1999
MARKA GABDHA SOOMALIDU OO QURBAHA JOOGA WAA SAMIIRA IYO QAAR KALOO BADN OO LA MID AH.
baL CAR SHEEKADAA BEENEEYA GABDHOW.

UKEEY BEEN BAY IS KU AKHRINAYAAN SAAXIIB FILMKIINA WAA LAGU HAYAA QOFKII RABOO LA SOO XIRIIR,WAA 100 US DOLLAR INCLUDING POSTAGE,INTERNTKA QOFKII IGU CAAWINI LAHAA SAAN U SOO GELIN LAHAA ILA SOO XIRIIR FADLAN.
ABDULLAHI@NASEEJ.COM
LA SOCO MARKA DAMBE BATAANTA WAA PAKISTAAN DEGAN ABUDHABEY OO URAYAAOO NAAG LAA'NI HAYSAY SOAMLIDA KA HOROW IYO ISLAAMIHII SOMALIDA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somali

Unrecorded Date
ALSMAU ALYKUM,
fILMKU GACANTA WUUXU KU SOO AGLAY SARKAALK IMAARAD ABUUDABYAAN AH OO PLOSIKA AYAA SAXAIIB WUXU LA A HAAWILL SOMALI AH.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somali

Unrecorded Date
ALSMAU ALYKUM,
fILMKU GACANTA WUUXU KU SOO AGLAY SARKAALK IMAARAD ABUUDABYAAN AH OO PLOSIKA AYAA SAXAIIB WUXU LA A HAA WILL SOMALI AH.
HORAA LOO YIRI SOMALI RAG WAY LEEDAHAY NAAGASE MA LEH.
WIILKII SOMALIKA AHA SHAQADII WAA KA TEGAY ARINGAAS AWGII IYO ABUUDABEBA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FAYNUUS

Unrecorded Date
salaan dhamaan

MAJAMBE

walaal meesha in naloogu dhameeyo miyaad u furtay fadlan ani iyo AMRAN waxaan sugeenaa jawaab, hadii ay kuu ganbisay jawaabtana noo sheeg si aan mar danbe ugu soo lug goin meshaan.

WIILASHEENA
HORAY AA LOO DHAHAY #### HADUU JIRO WIIL HALYEEY AH DALKEENA AA LAGA HELAA######

LA'AANTIIN ABAAR

********BALSE***********

AAD AYAAN UGA XUMAHAY IN AAD SAAS NOO ARAGTAAN, LAKIIN MACNA MALEH WAA LA KHEERAA ANAKA LEE ISKU DANBEYNEYNO.

NABADEE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAJABE

Unrecorded Date
Salaan kadib
AAD AYASAN UGA XUMAHAY SIDA DAD BADAN WAX YEELEEN . DADKA SIDA WANAAGSAN UGA HADLAYNA WAAD MAHADSANTIHIIN.

TO.DR RUNSHEEG

WALAAL RUNTII HOOYO SOOMAALIYEED AYAA KU DHASHAY WAYNA KULA DHALATAY EE WAXAAN KU WAYDIIN HOOYADA DUMARKA KALE MA NACASNIMADA AYAY UGGA DUWAN TAHAY IYO WAX MAQAL LA,AANTA HADAAD TIRAAHDID MAYA WALAALOW SOW MA,OGID KUWA KALENA INAY HOOYOOYIN YIHIIN?????


TO UK

WALAAL HOOYADAA MA MEEL AAD KA AMAANTO AYAAD WAYDAY ALA DOQONSANIDAA XATAA HADAAD NIN RAGA TAHAY KUWA KULA DHASHAY IYO HOOYADAA IYO WAXBAAD KAREEBI LAHAYD ILAAHBAAN KUGU DHAARSHAYE BAL FIIRI WAXAAD TIRI WAA SHARMUUTOOYIN ADIGOON KALA REEBIB HADA HADAAN KUGU IRAAHDO WALAASHAADA QURBHA JOOGTAA MA SHARMUUTAA MA OGOLID MARKA MA XAASID BAAD TAHAY.

TO. SOOMAALI

WAR HEEDHE DIINTA WAXBA KAMA TAQAANID MIYAA GABDHIHII SOOMAALIYEED HOOYOOYINKII OO DHAN WAXAAD KU SHEEGTAY WAX LASAARTO OO XAARAAN LAGU HAYSTO MARKA HADAAD I TIRAAHDO HOOYADAY WAA KAMID WAXAAN DHIHI LAHAA CADAALAD AYUU SAMEEYAY LAAKIIN MA OGOLID WAR ILAAHAY KAYAAB, HADAAD XISHOONAYSID MA GABAR SOOMAALIYEED AYAAD CAJILKEEDI LEEDAHAY IGA SOO DOONTA QURUN WAA QURUNE


TO FAYNUUS IYO AMRAN

ABAAYO SIDAAN RABAY MA AHA IN LAYDIN KU DHAMEEYO MEESHAAN LAAKIIN WEAXAAN WAXBA HOOYO KA AQOON AYAA HELAY BERRI AYAAN KA AHAY WAXAY KU HADLEEN.

MARKII HOER INAAN KA HADLO AYAAN RABAY C/KARIIM AYAANA HAL MEEL KATILMAAMAY INTA KALENA WAAN KA GAABSAN.

SOOOMALINET WAXAAN KA CODSAN INAY MAWDUUCAAN OO AAN ANIGU FURAY XIRAAN MAXAA YEELAY HOOYO AYAA LOOGU GEFAY.

NABADEEY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

YUKEEY

Unrecorded Date
MAJABE MASKAXDA ALLAHA KAA JABIYO OO MASKAX RAQIIS AH AYAAD LEEDAHAY MISE LAGA ROONE AYAAD TAHAY.
MARARKA QARKOOD WAXAAN KA XISHOODA SOMAALI INAAN SHEEGTO SABABTANA WAXAA LEH GABDHAHA MEELAHAN NALA JOOGO WAXAANA QIYAASAYA 85% ILLA IYO 95% INAAY XUNYIHIN TAAS WAXAA KA MARAQAATI AH INTA RAG - CULOMODIIN - WAXGARAD IWM.
NAAG SOOMALI OO RUN AH WAXAA U DAMBEEYAY KUWII AAN OOGA SOO TAGNAY CARRIGI OO DIIN IYO DHAQANBA HEESTAY KUWA MEESHAN AH WAX AAY HEESTAAN MA JIRO OO WAA DULLI OO KELIYA WAXEEYNA U KALA BAXAAN:
1.XAAS ISKU SHEEG OO MARKEY RABAAN U WACA 911 MAALINTA KU XIGTANA KU FAANA ODAYGII WAAN DEJIYAY
2.KUWA 24 ORE U FADHIYA JAAD IYO BEER OO KU ORANAYA ADIGA MIYAA I KEENAY MEESHAN XOR AYAAN AHAY
3.XAAS MAALIN AMA LABO MAALIN GURIGA IYO CARUURTA KA MAQAN SI AAY U AADO PARTY AMA AROOS MAGAALO KALE LAGU QABANAAYO.
4.KUWO BIL KA HOR AQWAAN AHAA OO UUR KU SOO BAXAY
5.NAAG XAAS AHEYD OO NIN IYO CARUUR XAMAR U JIREEN OO BIL KA HOR LACAG U XAWILEYSAY OO UUR KU SOO BAXAY OO KU ORANEYSA WAAN ISKA FASAQAY IWM.
MA SII WADAA LIISKA WUU DHEER YAHAY
HOOYO WAY I DHASHAY GABDHO WAAY ILLA DHASHEEN LAAKIN KUWAANO KALE WELI LAMA ARAG OO QURBO WAX DARRAN AYAAN KU ARAGNAY.
AAD BAAN OOGA XUMAHAY RUNTI OO NINKI DHIIG LEH WAAY DHIBAYSA - NAAGIHI XORNIMO AYEEY QALAD KA FAHMEEN - MARKA XIGA WAAY JIRAAN KUWA ROON LAKIIN WAXAA LUMINAYA KUWA KALE OO NAAG WAA MAANGAAB WAXAAN ARAGNAY KUWA XAAS FIICAN AHA OO MAR DAMBE TUURAY MARADII.


ANIGA MEESHAAN AYAAN OOGA HARAY WAA LABO LABO WUXUU SHEEGAYO NACASKAAN WAXAAN KALA SAARI KARIN INUU GOOR DHOW YIMID IYO IN WADDAMADA CARBAHA UU JOOGO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
TO SOMAALI SAQAJAAN

1.MUSLIN WAX KAMA OGIDE SALAANTA NOO DHAAF
2. SOMAALI MATIHIDE MAGACA NOO DHAAF
3. SI AAD LACAG KU GURATO AYAAD WAYDAYE CIDNA $100 KUUMASOO DIRAYSO KUGUMANA CAA WINAYSON SIDAAD SAWRIADA NET KA USOO GALISIDE WAX KALE MAHAYSAA?

JAAHILYOW DHAKADA WAYNI MAAD WAXYAABO KALE KU FAKERTID INTAAD WAR XUN KA SHAQAYNASID.

MAXAASE ADIGA KU OGAYSIIYEY STEP BY STEP SIDII WAX U DHECEEN, MADAA WAX KA DIYAARIYEY AMARK MEESHA KADHACAY. DUQONYOHOW DAANKA DHEERI WAX ISKUFAL,

WAXAA LA ARKI SHIRAY CEEB LA ASTURE E MAXAAN ARAGANCAY DAD BUSINESS KA DHIGAY WAXAA KUU ROON ADOO AADA WADANKII THAN XOOGSADA INTAAD CARABAH KU NAANAABI LAHAYD.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qanciso

Unrecorded Date
To: wilasha inta gabdhaha somaliyeed caynaysoo oo ugu kow yahay Yukeey. Alle subxaana waqaadir shanteena farood ma wada simin, sidaa darteed bani aadamka ma simana oo way layhiin mid xun & mid fiican. Waa idinka caynaayo hablihii somaliyeed ma is iloowdeen in aad idinka ka xuntihiin 3 jibaar oo 99.987% aad xuntihiin, ceebtiin & qurankiina suuqa mayreysanayso. Qurbaha wiilal & gabdho kuwa fiican waa la ogyahay baby hada dhashana wuu shaygi karaa ee maan gabayaalo edeb afkiina u shaysha hooyooyinka somaliyeedna meel ha uga dhicina. Kuwa 911 idinku wacay walay way idinku sugeen waayo idinka ayaa ka keynsaday, so ninkii soo joog laga waayo soo jiifso ayaa laga helaa. Marka tii ayaa idinku dhacday ka xaab xaabiya hee. Sidii hablaha somaliyeed idinku sabraan oo idiin yihiin bariyaal waley naag kale kama heshaan, kuwii kuwa kale u dhaxlena wa ka shalayeen. Ee gabdhihiina Alxamdu shukri laah dhaha warjira mogooyin yahoo, anaga lee isku danbeeno intee u ordaysiin. Wax laga ordo oo laga argagaxo waa ninmanka somalyeed & dhaqan xumidooda.

TO: Gabdhaha somaliyeed malabooyin kuwaan oo insects ka la midka ah hadalkood waxna ha daneynina waa xaywaan ciyaayo oo kale wax ay ogyihiin aaba iska yar. Waxey maqleen waa lahadlaa markaasee sidii iyagoo dharag dhaafay ayee u butaceen. Hablaheena waa kuwa ugu ficaan hablaha aduunka ku nool and they will always be number 1, ee magaceena sii xafida yahee. Nabaday malabooyin.

To: Majabe waxaad u furtay in nalagu istaago soo ma'aha??? Hadii qof istaahilo in lagu istaago oo runta loo shaygo waa nimanka somaliyeed waa isma dhaati & dhasheed.

Nabadgalo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ladan

Unrecorded Date
Asalamalaykum dhamaan.

To yukey, Runsheeg,somali(runtii waxay igu qaadatay 10daqiiqoinaan jawaabtan u isticmaalo magaca soomaali)

Waxaa meel la gaari weyney oomeeshan na jojiyey waa nacasyo idinkoo kale ah waxna garanayn wixii ayaga diin iyo dadnimaba uga roonaana maqlayn.
Balse midkaaga leh cajlad iisoo raadsada inaa habaar qabtid maxaa intas oo inkaar ah goobjoog ugu ahayd inaase eberkaaga tahay maxaa lasoo shirtagtay AFNOOL WAA HADLAA EYNA WAA CIYAA

To dhamaan aqyaarta kale

waxaan anagaa ka nacasan markaan jaaniska siinay oo aan ka dhignay dad wax shegay oojawaabo u soo qornay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

haboon

Unrecorded Date
salaamu calaykum.
wixxi salaan kadanbeeya waxaan waxyar odhan laa

yuukey walaal aduu nin nina matay mise orgibaad tay an waxna cisaynayn wax sharfayn hooyadii iyo
walaashii kolay kutahayna?
waxaan kuugu soo gabagabaynayaa hadaad kubananaan
lahayd raga asalka ah soomaaliyeed sidaa umaad hadasheene waxaan umalaynayaa inaad kamidtay ciyaalka qurbu afka inta xun kabaray een hooyiyo walaal toona dan kalahayn.

hadaba horay soomaaliyi hadal udhamaysooy u tidhi
waraabii hooyadii cunay habaryartiina ugama reeyee
iska hadal waad tay mid ay ku khasaartay hooyadii dhashee dihatee 9 ka bilood caloosha kugu soo siday. afnoolina wuu hadlaa ayna wuu ciyaa( igana waano).
Dadka kale walaal idinkoo salaaman marka hore anuu kolay figrad kumadari karo halkay uquruxbadan yiin dumarka soomaaliyeed ee idinkaan
idinka faa'idaysanne halkaa inooga wada figradaa.

salaamu calaykum dhamaantiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gacalka

Unrecorded Date
Salaamad ayaan adinku diray dhamaantiin,
waxaad moodaa in aydaan fahamin waxa dhabta ah ee yaalla meeshan ama waxa ay tahay su'aasha la'idin weydiiyey!
Dhabta marka loo hadllo waxaad moodaa inaad qaarkiinna is difaacysaan qaarkiinna weerartihiin,balse atydaan fahmin waxa dhabta ah ee la'idin weydiiyey.Maaha inaad tidhaahdaan hooyadaa maxaad u caayeysaa iyo walaal miyaanay kula dhalan, laguma weydiin hooyadaa iyo walaashaa ma ixtiraantaa? Balse waxaa la idin weydiiyey 'dumarka soomaaliyeed maxay kaga duwanyihiin dumarka adduunka kale?
Meeshaas waxaan ka aragnnaa kala duwanaan shuhu inuu noqonayo waxyaalo dumarka soomaaliyeed ku wanaagsan yihiin iyo waxyaalo lagaga wanaagsanyahay, laakiin qofka leh dumarka soomaaliyeed dumarka adduunka way kawada wanaagsanyihiin "dus" ayaan leenahay.
Adaan isku dayo onaan wax kataabto mawduucan-inkastoo oo uu aad uballaadhanyahay-haddana waan soo koobayaa si uu u fududaado marka la'akhriyayo.
Anigu waxaan arkay oo aan soo maray afar waddan oo dhaqammo kala duduwan leh muslim iyo gaalana leh kulligoodnna way inaga dumar wanaagsan yihiin tusaale ahaan qofta haweenka ah ee soomaaliyeed haddii ninkeedu dhinto inay ilmo kasoo daadato dayoo inay tidhaaho kelmaad naxdin leh waa habeenkii xalay tegay,waxaan waddammada kale ku arkay naag unta ninkeedii la xidhay maxakamad loo qabtay oo ninkii xaakimka ahaa ku leh naftayda iyo ninkayga, ninkaygaan jeclahay, naag soomaaliyeed ma odhan lahayd! maxaad u haysataan maxkamadda horteedii dadkiina wada daawanayo oo kallarka maroojisay xaakimkii.Taasi waamid, middakale Waxaan sootaagnnaa iyadoo nin uu naagtiisa wax udiray oo ay leedahay allow yaa nin iga dhigay aan wax cabudhiyee, dhibaato ay aragtayna majirto oo ilaahaygii naagta kadhigay ayey ka shallaysantahay dumarka soomaaliyeeddnna waa ku caan arrintaasi. Waxaan kaloo arkay naag soomaaliyeed oo leh iyadoo ninkeedii habeen walba lajoogo ninkayga ninnimo kuma haysto "subxaanaka Allaahumma" Waxaan kaloo aragnnay naago iyadoo ragoodii maqanyahay biilkii ay u soo dirayeen kula degay rag kale oo lasoo xaaqay dabadeed intuu kusoo baxay ismma qariyihii,xaadir ayaan ahaa qaar kamida ayaanan 1600cc oo dhiiga ku shubnnay Ethiopia ayey ka dhacday! dhego adeyga ayey kaga dareen, naag ninkeeda police 911 ugu yeedha soomaali mooyaane lama hayo walaa reer galbeed walaa carab iyo Asia.
Haddii ay cunto siinayaan ragooda afxumaa lasocota godkii ayaa biyo raggii ugu galeen markaasay haween haween somaaliyeed ku leeyihiin weyddii aabbahaa haddii hooyadaa uroonayd intaad leedahay hooyo hooyo weydii seedigaa in walaashaa uroontahay imisaad walaashaa iyadoo joogta aad gaajo kuseexatay adigoo isguul ama shaqo kayimid iyadoo maalinoo dhan guri joogtay.
Arrimahaas iyo kuwo kaloo badan ayaan goob joog u ahayn, weligayna ma arag gaalana ku dhehoo naago sidaa yeela haddaan dummar ahay intaan afka gacanta saaro ayaan carari lahaa marka rag iga soom horbaxo, laakiin ALLAAHA nin iga dhigay ayaa mahadllah,si aanan sidaa foosha xun ugu dhaqmin!
Dumarka caddaanka ah haddii labada qof mar wax isu sheegaan inay isku soocel celiyaan waa habeenkii xalay tegey dumarka soomaaliyeedse wahsi ayaa lagu taagay, waxay kaga duwan yihiin dumarka adduunkana waxaa weeye xintan,xan, qaylo, dhego adayg, dabo(badhi)weyn,wahsi, ixtiraam xumo, dhaqaalo darro ay u daranyihiin maalka marka loo dhiibo, khiyaamo, iyo balaayo oo dhan.Iyaguna waa isku ogyihiin, markaa ha isi soo bandhigina waan is ognnahaye ninkaan guursan ee weli dhallinyaro ahna waxaan si adag ugula talinayaa waar hoodaan(bohol) ha ku dhicin ee hooy is ilaalli.
Nabadeey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jooqo

Unrecorded Date
Gacalka, inaan maqaalkaaga ka xanaaqo ayaan rabey lakiin qosal baa la dhacay. Ala nin yahow, waxa kugu dhacay waxaa ka daran wax kugu soo socda!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
ANIGU HADDII AAN FIKRADAYDA LA BAXO WAXAY ILA TAHAY GABDHAHA SOOMAALIYEED HALKA KA QURXOON YIHIIN AY KAGA DUWAN YIHIIN DUMARKA KALE WAA DABADA WEYN EE QIIMO KALE AY LEEYIHIIN AYAA YAR WAAYO MARKII AY QURBAHA YIMAADEEN AYEY CAADOOYIN XUN LA SOO BAXEEN MAHADSANIDIIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BY DHIIGA

Unrecorded Date
Dhammaantiin waa salaamantihiin,Eid wanaagsan
Mowducaan wuxuu socdey muddo shan bilood,waxaana
dhacey gefaf badan,ujeedadana waxey aheyd in laga
hadlo wanaaga gabdhaha somaaliyeed ay leeyihiin,
waxaana shaki ku jirin xumaanta ragga qaarkiisa
sheegeen in ay wax ka jiraan,hase yeeshee ujeedada
ma aha in dhamaan dumarka somaaliyeed ay ku sifoobeen astaantaas. haddii aan rabno in aan ka hadalno xumaanta ragga iyo dumarka waa in aan u furnaa mowduuc gaar ah,so please hadii aadan hayn wanaag kusaabsan dumarkeena ka aamus, mar kale
mowduucan kuma koobno dumarka jooga qurbaha un ee
waxaa laga hadlayaa dhamaan dumarka soomaaliyeed.
waad mahadsantihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BY SIGAALE

Unrecorded Date
DUMARKA QURBAHA JOOGO WAX AY KU WANAAGSAN YIHIIN
MA JIRTO INTA WAX KOR LOOGA SHEEGEY IYO IN U DHEER
WAY LEEYIHIIN,SOMALINIMO WAY KA TAGEEN,XISHOOD
WARKIISA DA',MUSLINIMO HA SHEEGIN,GAALNIMO MA
GAARIN,MARKA WAXAAD II SHEEGTAAN XISHOODKA,IYO
AKHLAAKHDA IYO ISLANIMADA IYO KARTIDA AAD
SHEEGEYSAAN INTEE MAARTEY,MISE SIDAAN WAA CAADI?
KOLLEY WAXAAN U MALEYAA QURBO NAAG NOMA JOGTO,
TII KA FAKATEY BALADAAN HA LAGU CELIYO WADDANKA
QURUNKA HAREYNA HA LOGA TAGO GALADA,CARAB,JAMAIKAN
HINDADA IYO SRILANKA KUWAAS AY KA IXTARAM OG YIHIIN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
TUKEY IYO RUNSHEEG.
LABADIINUBA WAXAAN U MALAYNAYAA INAAD OODFANADII SOOMAALIDA KU DHALATEEN, MAXAA YEELAY SIDAABA U MAYDUN CAYDEEN HABLAHA SOOMAALIEED.
U 2 ARE LOSSERS
GET A BETTER LIFE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wilwaal

Unrecorded Date
Gabdhaha Soomaaliyeed ee hada jiraa "ma jiraan"
"haba yaraatee ma jiraan intooda badan" noloshaba
waa ka dhacsanyiin.
Jaceylka lacagta iyo jaceylka raga ay u qabaan kan
lacagta ayaa weyn.
Kuwooda qurbaha soo galay gaar ahaan Yurub, waxay
caruurta u dhalaan aad lacag ku badsataan oo kaliya ee uma dhalaan jaceyl.
Hal cunug markay dhalan ayey halmaamaan ninkooda oo ilmaha ayey ku waashaan, waayo ma garanayaan sida ilmaha loo tarbiyeysto.
Jirkoodii barfym iyo make up bay ku dileen.
Ragoodii cunto xumo iyo qaylo bay ku dileen.
Maxaan sameynaa rageena soomaalida hadii aysan hablaheenii dhaqan laheyn. Hablaha jinsiyadaha kale miyaan guursanaa?
Waan jeclaan lahaa in hablaha soomaaliyeed ee qurbaha soo galey ay baserkoodda wax ka badelaan.
We need that you love us,not use us.
We are your men and you are our wamen. You have to
think what is good for us.
I love you girls and want you change your bad behavior.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sigaale

Unrecorded Date
To Wiilwaal
Wallaal waqti yuu kaa dhumin,gabar muslimad ah oo
fahansan Islaamnimada ka raadso Syria,India,Pak.
Thailand,Egypt iyo waddamo kale oo badan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

YUKEEY

Unrecorded Date
WAR YAA SOO CELIYAY MOWDUCAAN OO WAREERSAN WAXAAN KU NOQONAYAA NERVOS.
MAJABE ILLAH MASKAXDA HA KAA JABIYO WAXAAD TAHAY HAAMAN AMA TANAG SIDAAD U TAQAN HADBA SABABTA OO AH WAREEYSO ABU DABI - EUROPA - ASIA - NORD AMERICA - USA ILLA IYO MEESHAAD DONTO HADDAD MAQASHO HAL FIICAN AYAA JOOGTO II SOO SHEG WAAN AADAYA.WAXAAN ARKAY AQWAAN SAMEYNEYSA ORAL SEX MAXAA KUU HARAY MARKA?


WAA ADDUNYO GIDOON CEEB ALLAHA ASTURO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
jlhjh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Salaan to you all

I did not few agree few comments which some of my sxb is dizzing our girls. yes we do have some people both M/F who forget thier cultur so should"t only point to our girls, mean how about the man that chew chad 7 days a week do they realy deserve a girl with respect??

you tell me the answer xawaash@somalilandnet.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Haweeya

Unrecorded Date
To yukey;somali iyo runsheeg subxanalaahi casawajaalaa ilaahay baa mahadnaq leh!!!!!
mida labad aan idin weydiyo who gave you the right to judge us,becouse we aint judging you.
waxaad ka hadleysaan gabdhihii soomaliyeed in ey xumaadeen ma i lowdeen wiilashi.
1) in ey ku jiraan kuwo xoogo gabhaha oo afar iyo labaatanka saac la dhahayo wiil soomali baa xoogey heblaaya.
Magacaas uu wato soo ceeb ma aha.
2) in ey ayakuba sharmuteysanayaan laakiin yaa ba fiiriyo becouse in somalian tradition wiilasha mind there own business while the somalian female is always a big issue.
Atleast gabdhaheena kuwa baa suga ilaa ey ku gursadaan how many somalian men do that.Common people lets be honest to each other.
3) Anagi hadaan diinta ka tagnay maxaad ka sheegteen wiilashaan oo dhagaha duranaya,christian noqdey qaniis noqdey,subxaanalaah.
4)Naagihi hadey dadka ceyrinaayan hadda how many years have they been quite while you hit them and punch them and sometimes even kill them, meeqo sano ayey idiin ceeb qarinaayeen?????
SO instead of pointing fingers and telling who is better then whom in public i suggest you think of what is good in both parts and help solve what is bad couse nothing is same anymore.
And to yukeey bro kafakar wiilasha la seexanaya gabdhaha sineystay they are somali too but maybe in your couse they are alowed right.
To somali the girls that you know or you have seen pictures of are somebodys sister or somebody cousin,and i know you wouldn't want any of your family members ceeb to be explored in public so in the manner of acting as a muslim and a somalian brother cover ceebtoda.
asalmu caleykum wa raxmatulaahi wa barakaatu-

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

anayar

Unrecorded Date
To Runsheeg,
shame on you , how can you sit there and critisize your own originality, you forgot that that your sweet mom caried you for nine mounths, is'nt she a somalian queen? how about your sisters if you happen to have any, dont you have any respect for your wife or girlfriend, or your the westernized type?
Istixik cala nafsak yaa wasaq.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anayar

Unrecorded Date
To Yukey,
Bro, you sound like you have been hurt by a somalian sis coz' this is more than a fikrad
let me tell you one thing, dadku mawada sina, they are all different just becoz' we have some bad ones in us we dont deserve in aad nawada insult gareyso coz' to me yu have been there, what i mean is that all the examples that you gave you sound very badly hurt so what I would suggest is that work within your self and take a close look at your precious SOMALIAN QUEENS from a diiferent angle coz' we will always exist if you like or not.
SOOOOOOOOOOOOOOOOO, take a hike, YOU DUMMY.

KWAHERI.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.