site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Maxaa runata inoo diiday hadaanu nahay somali

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb. 16, 2001): Maxaa runata inoo diiday hadaanu nahay somali
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, January 23, 2001 - 03:17 pm
marka igu horeyso waan isiin salaamay somaliyee hana iga hanaaqina hadaan runta waxa kataabto, idinkoo mahadsan haku qorina cay iyo wixii lamid ah hadaad kaheli waydo, marka aan u soo noqdo waxaan rabay inaa kahadlo. waxaan idiin waydiiyey wilasheena soomaliyeey maxaad u aaminsan tihiin nag been ayaa lagu soo xara kalshaa runa waa lagu dhaaqaa, waxaan rumaysanahay inay been tahay maxay kulatahay hadaa runta sheegto, ogow inay runta qofka dilayn oo ay ka nixinayso, waan ognahay ilahay inuu naga xaaraamay, marka maxaa u isticmaalnaa hadaanunahy somalida ragooda, hana hilmaamin walaashaad ama gabadhaada. ten labaad aan rabo anaa waydiiyo gadhaha soomaliyee iyagana maxay u rumaysan yihiin kun kowdi kowna kalaba baxa maxay kadhigan tahay, waxaan garan waayeey wiilasheena iyo gabdheheen maxaay isku aamini la ayhiin. waxaan arkay dad ku kala carara qabiil oo laysku diido, waxaan arkey dad been isku sheego, ina maalnaayo inooo gurigooda ku dhismaayo sidaas ee maxaa inoo diiday inaa runta isku sheegno walalayaa. idiinkoo mahadsan yaa cay lagu soo qorin thank you, salaamacalaykum

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.