site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

GABDHAHA SUNAHA UGUDAN WAXAA EEY KA KHAALISAN YIHIIN KUWA GUDNIINKA FIRCOONIGA !!!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb. 16, 2001): GABDHAHA SUNAHA UGUDAN WAXAA EEY KA KHAALISAN YIHIIN KUWA GUDNIINKA FIRCOONIGA !!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, January 25, 2001 - 11:07 am
GABDHAHA SUNAHA U GUDAN WAXAA EEY KA KHAALISAN YIHIIN KUWA GUDNIINKA FIRCOONIGA.
DAMACA NINKA IYO QIIMAHA NOLOSHA IYO WAXAA UU NIN YAHAY WAXAA KU HOREEYA SIDA SUNAHA U GUDAM.SIDAA DARAADEED WAA IN MUDNAANTA 1 AAD LASIIYAA/

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yasin

Thursday, January 25, 2001 - 11:09 am
War wax yohow edebta darani la aamus edeb darada...
Walaashaa iyo hooyadaa iyo eheldaada iyo gabdhaha Soomaaliyeed oo dhan PRIVATE PARTS koodana golaha ha la iman....
Gabdheheena wax ka qaalisani majiraan......qiimahooduna sidaa hoos uguma dhici karo....ilaah baa kasaraysiiyey...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CARAMEL

Thursday, January 25, 2001 - 11:17 am
TO ANONYMOUS

I'M NOT EITHER OF THEM

AND THANK ALLAH FOR THAT :)

SO DO WE QUALIFY TOO???

OFCOURSE WE DO, I MEAN ALL I CAN SAY IS I ENJOY EVERY MINUTE OF INTAMACY ;0

OOOOOHHHHHH YYEEAAAAAHHHH :O

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, January 25, 2001 - 11:56 am
yasin waxaan ka xumahay inaadan fahmin qoraalkan sidaa daraadeed raali noqo.
tan kale caramel sida aad u fahantey afsoomaali ugu qor fadlan.
waadna mahadsan tihiin dhamaantiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAHAMOUD

Thursday, January 25, 2001 - 12:03 pm
waxa aan rabaa waxa u dhexeeya gabdhaha sunaha u gudan iyo kuwa aan u gudneen naagna waa isku naag.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CARAMEL

Friday, January 26, 2001 - 04:35 am
TO ANONYMOUS, I CAN READ, BUT CAN'T WRITE OK.

TO MAHMOUD, COME AND FIND OUT FOR YOURSELF :O

BIG DIFFERENT BRO, FIRST OF ALL, INTAMACY PART, WE ENJOY IT TOO. SECONDLY EASIER TO PUT IT IN :)(YOU KNOW WHAT I MEAN). EASIER DELIVER IF YOU'RE G
PREGNANT OR SO, AND LESS COMPLICATION LIKE URINE INFECTION ETC. SO BRO DO YOUR RESEARCH AND YOU'LL SEE. (DON'T ACT LIKE YOU DON'T KNOW WHY)

BU BY :)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAHAMOUD

Friday, January 26, 2001 - 06:24 am
thanks u sis/bro
for u i.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabar

Friday, January 26, 2001 - 09:44 am
Asalaamu caleiykum.
Yasin thanks brother.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yasin

Friday, January 26, 2001 - 09:59 am
gabar:
Dadkani ma miyir qabaan....waa dad badownimadii iyo jahligii ka batay.......
Waxay maqleen wax kasta waa laga doodaa markaasay wixii afkooda soo mara ku hadleen...

Walaahay waan la yaabanahay....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

iftiin

Friday, January 26, 2001 - 10:42 am
yasin walaal adiga kabax barnaamijkaan
sababtoo ah lama qabsan kartid waxaad ku hadleysaa sidii adigoo amar iyo qasab ku leh marka walaal raali noqo indhahana ka dey.
waadna mahadsan tihiin dhamaantiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HIBAAQ

Friday, January 26, 2001 - 02:24 pm
YASIN THANKS BRO

BUT CAN'T YOU IGNORE THESE MAD PEOPLE DON'T EVEN KNOW WHAT THEY ARE TALKING ABOUT.

HIBAAQ

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, January 26, 2001 - 06:53 pm
haddii laba kalmadood ingiriis ah labarto waxaad moodaan aqoon heer sare ah.
ugu horeyn waa in aad cadkaaga ku goosaataa afkaaga hooyo.
wax sax ah iyo wax run ahna kamaba hadli kartiin hibaaq iyo heerbaadiyaha kula fikradda ah yasin.
maxaa yeelay waxaad halkaan aragtaa north america garoobo ah qiimaha ninka iyo waxa uu yahayba aanan ogeyn kuna qancin karin sariirta .
waxaana ugu wacan dareenka oo ku yar.
marka maadaana aad isku sheegteen dadka aqoon lahow arimahan xal bal u hela.
waxaad aragtaan gabdho badan oo hal iyo laba wata isla markaana ama 3 kalana aabo ah marka
WAXAAD TAAGEERSAN TIHIIN DHIBAATADA KU DARSO.
ku darso oo ah micnaha kala aabe. sida sholongada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FARXIYA...

Monday, January 29, 2001 - 02:00 pm
hooyo soomaaliyeed.
nasiib waxaan u yeelaney inaan ka xorowney cilmigii qaldanaa ee xad gudubka loogu geestey malaayiin soomaali ah.
waxaana ku dadaaleynaa sidii dhibka badneyd oo naloo soo galey.
waxaana uga digayaa hooyooyin badan ineey ka waantoobaan dhibkan xalna loo helo.
kana badbaadiya gabdhihiina jahilnimadana waa laga baxey bigrana waa lagu dhashaa ee leyskama dhigo/ had iyo goorna ku dadaala gud-sunaha.

asalaamu caleykum.
farxiya.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.