site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

RAG IYO DUMAROW KHOF WALBA ASAKIISII HORE HA U NOQDO !!!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb. 16, 2001): RAG IYO DUMAROW KHOF WALBA ASAKIISII HORE HA U NOQDO !!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AQQON YAHAN

Friday, January 26, 2001 - 06:49 am
rag iyo dumarow qof walba asalkiisii hore ha u noqdo.
iyo waa in eynu soo xusuusanaa waayihii wanaagsana ee noloshiisa .waa haddii aad firaaqo tahay oo kaliya sharuud.
waxaa adkaatey isfahamka dadkaan cusub oo eey noloshooda eey aad u adagtahay.
dadka fahamsan oo kaliya qiimaha nolosha ayaa fikrad ka dhiiban kara.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, January 26, 2001 - 08:08 am
i agree you 100%.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, January 26, 2001 - 07:04 pm
dar daaran wanaagsan ayaad na tustey.
waxaanan isku dayayaa inaan raadiyo wiil aan balan ku galney ilaa guur laakiin aanan ogeyn meel aan uguugu hagaago waxaanse kabaafinaa bbc.
tan kale waxaanan la fahmi karin ama leesku dhiibi karin ragan qurbaha jooga .
waayo dadka oo idil isku fikrad ma ahan.
dhamaan toodna waa KAKANOOS.
AAD AYAANA U MAHADSAN TAHEY
AQOON YAHAN.
waxaana u maleynayaa dhibka ku heysta mid lamida inuu i hayo/

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, February 02, 2001 - 11:01 pm
Aqon yahan,
ILLAHAY jidka saxa ah xanawada tusiyo, Maxaa yeeley qofkii asalkiisa ka taga waxey la mid tahey qof dhumay.

Anon 2
loooooooooooool@kakanoos MORE LKIE dhagaxoos!!!!!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.