site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Maxaa guurka ka dhigay ceeb gaabsigana caadi

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb. 16, 2001): Maxaa guurka ka dhigay ceeb gaabsigana caadi
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suldaan

Sunday, February 04, 2001 - 07:55 am
from-suldaan

to all of you

walaalayaal waxaan idin waydiini waxa guurkana ka dhigay ceeb gaabsigana caadi aad
ayaana uraadinayay aritaas marka waxaan dhaliyarada kara baa in ay ka soo jawaabaan
arin tan oo bulshada dhax deeda caadi ka
noqotay.


assalamu-calaykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

guuleed

Sunday, February 04, 2001 - 09:32 pm
Arrimahaa oo kale suldaan kaliya baa arki kara (waa kaftan)

Guurka ceeb ma aha ee dhalinyarada baa mashaakil hesta oo ah;
1. Qarashka guurka
2. Gabdhaha oo la isu diido qabiil dartii
3. Gabdhihii oo aan u baahnayn wax masruufa
4. Wiilasha iyo Gabdhaha oo isu faanaya, koodi wax bartaa kan akle buu ka faana. " Ma anaa reer baadiyahaan guursanahaya, walle waad igu daba dhiman lol"


la taliyaha suldaanka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

layleena

Monday, February 05, 2001 - 03:13 am
Walaalo ma fahmin waxaad uga jeedid gaabsi lakiin guurka ceeb kuma maqlin.
Inkastoo hablaha somaliyeed badankoodu baryahan aynay ku dagdagin guur sabab too ah wax laguursado oo aan joogin.intii layimid qurbaha ragii somaliyeed badan koodu waxay wada noqdeen ama ciyaalo suuq ama kuwon hurda 24/7.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suldan

Monday, February 05, 2001 - 03:44 pm
to layieena,

walaal waad salaamantahay,

walaal salaan kadib hadii aan kuu faah faahiyo
erayga aad isoo way diisay macnihiisa waxa weeye
wiilasha iyo gabdhaha room-aydka ah sidii xaas
ahaan ee dadkuna uarkin wax ceeb ah oo layska
oran waa caadi, ((she pay,I pay))marka walaal
waa dhibaato la soo daristay dhalin yarada hada
joogta oo aan urako in aan wax laga qaban karin


assalamu-calaykum

by-suldan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yaabane

Friday, February 09, 2001 - 08:14 am
waa arin layaaaaaaaaaaaaaaaaaaab leh loooool

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.