site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Maxay dumarkii soomaliyeed sabreed ku jeclaadeen oo ay ragoodii uga salaqsadeen

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb. 16, 2001): Maxay dumarkii soomaliyeed sabreed ku jeclaadeen oo ay ragoodii uga salaqsadeen
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suldan

Monday, February 05, 2001 - 04:43 pm
to-all the somaliyaan,

walaalayaal waad salaaman tihiin sida aad
udhan tihiin, walaalayaal waxaa jira in
baryahan danbe ay soo badanayeen in dumakii
somaliyeed ee qurbaha joogay in ay boqolkiiba
75% ay noqdeen singal mather waxaa ilaa iyo
hada lagaran layahay wax keenay xaaladaas
oo bulshada ku haysa dhibaato ba an oo aan do
nay naa in xal loohelo hoyooyinka somaliyeed
ee ubad kooda ku xooraya bacadka dabadeedna
raaci gabdhaha ka yaryar, walaalayaal waxa
ladoonayaa qof kasta oo wax garad
somaliyeed ah in uu figradiisa ka soodiibto
si xal looguhelo arintan,oo ku wajahan caruur
taada kuwayga ku weeda iyo waliba ku wa iman
doona walaalayaal waa arin inoo wada taalo
oo doo nayso in wax laga qabto aafadan nahay
sata

assalamu-calaykum

by-suldan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yasmiina

Tuesday, February 06, 2001 - 03:17 am
waxaa keenay ragii oo faa'iido yeelan waayey. habeenkii qaad cunaya maalintiina hurda. xalkeeda ragu inay isbadalaan oo umada ilaahay abuurtay oo kale ay noqdaan iskana daayaan maan la'aanta

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CARAMEL

Tuesday, February 06, 2001 - 04:37 am
SULDAN ASK NINXOON THAT QUESTION.

ASK YOURSELF THAT QUESTION.

LOOK AT YOURSELF.

AND START WITH YOURSELF ALRIGHT??

ALWAYS THE SOMALI WOMEN, NEVER SOMALI MEN.

YOU MAKE ME SICK TO THE STOMACH. NO WONDER WHY SOMALI WOMEN ARE LEAVING THEIR MEN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shirwa

Wednesday, February 07, 2001 - 07:55 am
Marka hore waad salaamantihiin.
Hadii aan isku dayo in aan ka jawaabo wixii garaadkayga ah su'aash ah maxaa badiyay (sigal mather)Suldan
hadii aad aragto gabar Som. oo sigal mather ah waxaad eegtaa halka ayka soo jeedo oo inta badan waxaa kalifa s.m.hadii ay yihiin labada isqabta laba reer baadiya ah oo aan garanayn waxa ay tahay nolasho ama aan isku dulqaadan karin oo horay ayaad u tiri 75% waa s.m oo marka ay soo galaan qurbahana wax kale la noqonayso.
laakiin dadkii horyba u yaqaanay wax ay nolasho tahay waxba u maysan gaysan marka ay soogaleen qurbaha,oo noloshoodii ayay halkii kasii anba qaadeen iyagoo wax waliba raali isaga ah.
Markaa hadii aad aragto S.M intooda badan waa reer baadiyo.
inkastoo hadii aan Som. nahay aan kasoo wada jeedno reer baadiyo sidaa ay tahay waa la'isdhaamaa.
Markaa aniga sidaas ayay ila tahay

Yaasmiin.
Walaaley ragu in uu sigaar wada cabo ama jaad wada cuno maaha oo ay iyagu mas'uul kayihiin S.M ee waxay ila tahay dumarka soomaaliyeed ayaa marka ay soo galeen qurbaha waxay iska dhaac dhaac siiyaan fikrad ah ragu waxba ma'aha oo dumarka ayaa awoodaleh mar sidaas ayaa kaliftay in aytimaado S.M
(Raguna kama marna)
waad mahad santihiin dhamaan tiin......../////

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.