site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waa suaal caafimaad oo ku saab san maskaxda bini aadamka

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb. 16, 2001): Waa suaal caafimaad oo ku saab san maskaxda bini aadamka
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dr-suldan

Saturday, February 10, 2001 - 10:19 am
form-dr-suldan

walaalayaal waan idin wada salaamayaa
dhamaantiin,inta soobooqatay bajkan
walaalayaa waxa aan doonayaa in aan idin
waydiiyo su aalo ku saabsan maskaxda bini
aadamka,waxaana lagu kala ogaadaa maskaxda
biniaadamka heerarkeeda,waana tan kaliya
ee ugu dhow ee ooraal ahaan laysku waydiiyo
waxaanan rabaa in aan ka ogaado heeka ay
somalidu kaga jirto, walaalyaal waa suaalo
badan oo aanan hal kan ku soo koobi karin
laakiin qaar ayaan idin waydiin hadii eebe
yiraahdo, su aaluhu way isku xir xiran yihiin
ee sidaa ulasocda.

su aalihii ayaa halkan kabilaabanaya

walaalayaal wax laguu sharixi majiraan
iyo wax faah faahin ah waxaa lagaa dooni
jawaabtii adiga ayaa sharaxan wax laguu
qiyaasina majirto adiga ayaa lagaa dooni

(1)-waxaa aan kuu keenay gari oo aan
rabaa in aad galiso firiijka.

marka waxaan kaa rabaa sidii aad ugalin
lahayd.


(2)-waxaan hadana kuu keenay maroodi
oo aan ku eri gali firiijka.

adiga ayaa garan sida aad ku galin
waxaana lagaa rabaa jawaabtii

(3)-waxaa shir loogu yeeray xayawaankii
oo dhan waxaana maqnaaday mid
mid kaasi waa kee.

walaalayaal waxaa ladoonayaa in aad ka soo
jawaabtaan idinkoo raali ah

su aalahan waxay socon doonaan ilaa iyo
tariikhdu markay tahay- 01-06-01
kadibna waxaa looga jawaabi sida saxda ah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

PROZAC

Saturday, February 10, 2001 - 11:22 pm
BIsmilaaah Raxmani Raxiim. Qof yahaw waxaa u egtahay qof xoogaa la soo qaban rabo, ama hadaba iska wareersan. Please go see a shrink.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MOHAMED

Thursday, February 15, 2001 - 01:41 am
ANIGA OO HALKAN KA DHIIBAN DOONA JAWAABTAYDA WAXAAN KU LEEYAHAY ANIGU WAXAN AHAY NIN BARTA PYSCHOLOGY MAR KAA WAXAN KU ODHAN LAHAA SU'AALO KAA DA'WAYN HA ISKU WAREERIN ANIGU SE WAXAAN KUU ARKAA QOF CIDLO DISHAY INAAD TAHAY . FADLAN HADII AAD UBAAHAN TAHAY DAWO ANIGA AYAA KU DAWAYN KARA EE ILA SOO XIDHIIDH INTAANAD WAALANA AAN KAA SOO GAADHE EE BALSE SU'AALAN CILMI UMA LIHIDE HA ISKU DAALIN FADLAN HORTEED ISDAWEE ANIGAA KUUSHEEGI DOONE......

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.