site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Dumarka Soomalida ma la raali gelin karaa, si fiican se ma u fekeraan

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb. 16, 2001): Dumarka Soomalida ma la raali gelin karaa, si fiican se ma u fekeraan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sadik

Saturday, February 10, 2001 - 04:03 pm
Asalama Alaikum
Horta dadka laiskuma wada qaadi karo oo hablo badan oo Soomaaliyeed oo fiican ayaa jira, laakiin dumarkii Soomalidu beryahan danbe waxay u bateen dad aan la fahmi karin aana garan karin nolosha waxa ay ka rabaan iyo waxa u xun iyo waxa u fiican.Hadii ay ka gacan sarayso ninkeedana waxa ay ku dadaashaa gabadha Soomaliyeed inay sharafta ka qaado oo gumayso weliba qurbaha Europe iyo North America.Arintani waa arin aad looga doodey waayo waxa beryahan danbe soo batay dhalinyaro Soomaaliyeed oo rag aad u fiican ah oo waayey gabadh Soomaaliyeed oy fahmaan si oy nolosha ula qaybsadaan, dhalinyaradaasi waxay qabtaan India, Malaysia iyo Indonesia oy gabdho Muslim ah kasoo guursadaan.Maxaa sababy arintan? Horta it's debatable.......lol
laakiin waxaa dad badani isku raaceen in gabdhaha Soomaliyeed ee hada lacag laga raacay,aanayna lahay qalbi wax lagu jeclaado, bani aadaninimadii, sharaftii, diintii iyo dhaqankii Soomaalidana ay toos uga baxeen, mid kastana ay raadinayso nin lacag haysta.Hadii ay guursato nin fiican oo kaban kartona aanay garan karin gurigeeda dhismaha uu u baahan yahay, in ninku u baahanyahay in la kabo, inuu u baahanyahay in la caawiyo ilayn guriga keligii malehe......waxay badankoodu rabaan inay nin guursadaan oy dabadeedna guriga fariisato oo uu ninku reerkoodii lacag u diro, isaga reerkiisiina waa sugaa, gurigiisii iyo iyaduna waa sugaysaa.Maxuma in gabadha reerkooda la caawiyo oo waa ninka reerkiisii, laakiin rag badani waxay sheeganahayaan in aan marka awoodu yartahay gabdhihii lala reason garayn karin oo ayba qaarkood ku khasbaan inuu ninkii ilaawo reerkoodii oo u go'o iyada iyo reerkeedii, dagaal na halkaa ka dhoco ayna badankoodu xataa POLICE ugu yeeraan ninkoodii caruurta ka dhalay oo diinteenii iyo dhaqankeeniiba halkaa loogu xad gudbo, oo some times arimahaa aawadood uu gurigii ku burburo.Dadku wuu isqabtaa, waa alright laakiin waa in la wada hadlaa oo khilaafkii hadal lagu xaliyaa iyada oo si macquul ah loo wada hadlayo.Laakiin waxa aad iyana looga cabanahayaa inaan dumarka Soomaalida reasoning ku gelin oo mida kale si easy ah laguugu diri karo, ayna isbedeli ogyihiin.Waxad arkaysaa dumar ka yimi wadama kale sida Asia oo dhan, family gu waxa uu u yahay wax very important ah, furiinkuna wuu ku yaryahay, waxana keentay taa iyaga oon si fudud dhaqankooda uga tegin, isna aamina, kala danbayntii iyo ixtiraamkiina aan la goyn, mida kale iyada oo gabadhu ogol ninku inuu yahay madaxii reerka(wadana laba madax weyne mayeelan karo), ogna inaan hadii aan la tashan oon lays maqlin inaan wax hagaagahayn, laakiin Soomaalidu rag iyo dumarba wax u fudud inay gaalo iska yeelyeelaan oo marka ba is rogrogaan sometimes iyaga oon dadka ay wadankooda joogaan aan xataa afgaranahayn.Runtiina dadkeenu dad aqoon leh maaha mid diineed iyo education kaleba, aqoontuna dadka waxa ay usahashaa inay ku dadaalaan inay had iyo jeer samayaan the right thing, waxan ka wadaa judgement kooda ayay hagaajisaa, waxay noqdaan open minded, laakiin ragii Soomaalida ayaan aragnay sida ay yihiine maxaad se ka filaysaa dumarka....Markaa dumraka Soomaalidu naagaha kale ee aduunka miyay ka dhib badan yihiin? Miyay ka caqli xun yihiin?Mise mashkiladu waa raga? Maxaa ku kalifey rag badan oo Soomaali ah oon anigu xataa qaarkood aqaan oo ragii Soomaali ugu horeyey ah inay dumarkii Soomaalida ka cararaan oo wadama kale guur u doontaan?

Waa dood furan....

Wa salaam
Wa bilahi Tawfiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fartuun

Sunday, February 11, 2001 - 06:08 am
Raga Soomaalida aad ay u dhib badanyihiin, dumarkana ayagaa dhalay markaa waxan umalaynaa inmay dhibtii ku dhaleen....ragu dumarka iyagaa dhalay...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yasmiina

Sunday, February 11, 2001 - 06:13 am
good for them. laakiin aboowe waxaad iloowday inaad sidoo kale sheegto ragii inay waxmatarayaal noqdeen oo reerkoodii ka adkaan waayeen inay xitaa bilaan shaqadoodiina noqotay sheeko,qaad iyo welfare, so istosiya ka dibna aan ka wada hadalno ceebaha gabdhaha.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nasir

Sunday, February 11, 2001 - 07:25 am
The point is Where can we go from here...?instead of blaming eachother endlessly for everything that goes wrong...I belive the time has come for us to refrain our anger and animosity between sexes and accept the fact that we all need eachother....Need I say more...?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamiila

Sunday, February 11, 2001 - 08:32 am
walaal waxaa sheegtey ma xuma........lakiin waa in aa ogaatid waxwalbo....2 dhinac oo laga eego bee leeyihiin.....!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Guilty

Sunday, February 11, 2001 - 09:39 am
The question is what can we do now?


I personally think that most of our people have to
take serious about education and our culture and
then all the other things will be aight.

But if farah is trying to be DMX and cambaro is trying to be member of destiny group there will be
no solution.

God help us all.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hussien

Sunday, February 11, 2001 - 10:07 am
Horta salaan saadiq

arintano waa arin jirta oo dhab ah anigaygan my best friend next month ayo malaysia u socdaa waana xaas raadis ninkaaso waa master degree holder nin diin iyo akhlaaq leh af gaaban sidaas oo yahay hadana gabadh soomaliyeed woo waayey bil haday kaa diideen kee bay rabaan dumarka soomaliyeed?
maalin dhawayed gabadh soomaliyad ah ayaan is idhii la sheekayso waxan sual waydeeyey raga noocee baad kaa heshaa waxay iigu jawaabtay raga romantic ah oo falowers iisu gada candle dinner iyo balaaya baas oo aay Tv kaa daawatay ayey iila timi lol hada gabadhaasi wadankaba waxay joogta 1,5 years lol ana waxaa ii socda sanadkii 12'aad allah qosol waayna shalay baay kaa timi baadiya iyo wadankii aan romance laga aqoon laba habeen markay daawatay The Young&The restless iyo The Bold&The Beautiful she turnes into a romance machine lol

bil responska hablaha yaasmiin iyo fartuun eeg hadoo dhul gareer dhacana raga soomaliyeed aya oo sabab ah war wuxo diciifsana may be I should join my friends and shop for a woman somewhere else?since our canbarooyin are becoming more of a pain than pleasure.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, February 11, 2001 - 10:43 am
somali women are lost creatures and there is nothing we somali men acn do about it let's pray for their lost souls.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sadik

Sunday, February 11, 2001 - 02:18 pm
Dhamaan walaalahayga maqaalka ka jawaabay:
Marka koowaad: Walaalyaal aan iska ilaalino inaan caytano oo civilized ah aan ra'yigeena u dhiibano xaqiiqooyinka jirana usoo ban dhigno.
Tan Labaad:Raga amaba dumarka markaad ra'yiga dhiibanaysaan please xaqiiqooyin ka hadla.Gabdhuhu waxa ay ku xunyihiin hadii ay xunyihiin iyo Wiilashu waxa ay ku xunyihiin hadii ay iyaguna xunyihiin, iyada oon aflagaado jirin.
Jamiila iyo Yasmina, walaal arin laiisheegay ama aan arkay iyada oo laga doodayo ayaan halkan kusoo bandhigay, anigu shakhsi ahaan figradayda gabdhaha ku eedaynmayo.I know inaanay gabdhaha Soomaaliyeed wada xumayn oo dadka ilaahay garaadka kama simin, laakiin su'aashu waxa weeye ragii xumaa la gareye(Ilaahay hasoo hanuuniyo) maxay kuwii wanaagsanaa ay gabdhaha uga cararayaan oo Asia u aadeen?

Wabilaahi Tawfiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hure

Monday, February 12, 2001 - 09:24 am
Maya naagaha soomaalida way waasheen.Caqli xumona way lumisay..intaa gaalay iska yeelyeelayaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KH

Monday, February 12, 2001 - 07:00 pm
WAXAAS OO DHAN WAXAA UGU WACAN WAA KINTER LA'AANTA IF YOU SEE ANY KINTER LAYING AROUND UNATTENDED PLEASE CALL THE NATIONAL MISSING KINTER HOTLINE ON 1800-KINTER OR E-MAIL US ON WWW.KINTER.COM.

TOGETHER WE CAN MAKE A DIFFERENCE BY LOCATING THE MISSING KINTER'S OF ALL OF OUR SOMALI SISTER'S.

GOD BLESS


YOURS
CHAIR/OF THE NATIONAL MISSING KINTER ORGANAZATION(NMKO)
KH

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, February 13, 2001 - 09:26 am
KH ass hooooooooooooole ka bax meesha

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.