site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Naagaha Magacyadooda Waa In Laga Badelaa..IT IS SO EMBARRASSING

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb. 16, 2001): Naagaha Magacyadooda Waa In Laga Badelaa..IT IS SO EMBARRASSING
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Lagu Riyoode

Monday, February 12, 2001 - 07:07 am
Waxaan la yaabay naagaha soomaaliyeed magacyada ay la baxaan oo aad uga qosliya shaqaalaha air port-yada. Waxaa ya mid ah; Barlin=waa magaalo magaceedaa oo aan shuqul ku laheyn soomaaliya. Istanbul= waa magaalo kale. Istarliin=Waa lacag magaceeda. Qaahiro=waa magaalo. Waxaa kaliya oo ka dhiman inay labaxaan New York, Hong Kong, Moscow. Xataa waxaan maqlay kuwo la baxay Siberia, marka aan waydiiyay sababta ay ula baxeen waxay yiraahdeen si aan na laga hormarin magaca, hehehehehehehehehe haye hee saas waaye minaa sameesaan waa la sameehaa xamar cadeeyaa la dhahaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Askari

Tuesday, February 13, 2001 - 10:30 pm
Adi kuwaas waaba roonyihiin ee kuwaan ka waran:

Tufaax
Canab

Muudmuudso lee maahinoo widaay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

123

Friday, February 16, 2001 - 10:09 am
intaas oo dhan waxaa ka daran,,,,mida aasiyo la baxday,,,,,waa qaarad dhan......Asia,,,what do u think others will react,,,,,,eh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Soomaali

Friday, February 16, 2001 - 10:14 am
Falstiin
Hindi
Afrika
Asia
Europe
Sitiin

Waxan oo dhami waa magacyo....gabadh ayaa la sheegeyey layidhaahdo Canada iyo mid London l yidhaahdo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BARLIN

Monday, March 19, 2001 - 12:25 pm
WAX MA IDIN SHEEGAA RAGIINA AAN NAAGAHA WAXBA DHAABIN WARYAADA MARKAAD MAGACYADA AY GABDHAHIINA LA BAXEEN AAD CAAY KA DHIGTEEN MA BARLIN IYO LONDON MAAD TAQAANEEN WAXYAHOOW WAXUUSHTAA WAX AAD QABATAAN MARKAAD WEYDEEN MAAD KU SOO JEESATEEN HAWEENKIINA KOLEY SOMALI BAAD TAHIINEE OO WANAAG WAAXAAD U HEYSAAN LA WAAYEE ISKA CAAYTAMA HADHOOWNA ABAAYO WAAN KUU DHIMANAYAA KU TAAGTAMA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qalanjo

Tuesday, March 20, 2001 - 09:23 pm
lugu riyoode,looool saa uqortay aalayabay man
ala yaa ogado magacaga waxaa waye "fal faliir iyo food aweeso":Oloooool, been hashegin:O

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gaabo

Friday, March 23, 2001 - 03:18 pm
LOOOOOOOOOOOOL

Qalanjo sis waxasoo dhan waxaaba ka sii daran Taagtaag iyo Maleexaan eey la baxaan nimanka qarkoood... markaasaba Barliin iyo wax u dhaw wax laga sheegaa....cajaaibatul dunya

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.