site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Sababta aan u guursan waayey.

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Mar. 13, 2001): Sababta aan u guursan waayey.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saxar

Saturday, February 17, 2001 - 10:46 am
waxaan ahay gabar 25 jira oo qurxoon laakiin markaan damcaba inaan guursado waxaan ka baqaa waxa dhici doona habeenkii after aqal gal...... waad fahamteen baan u malaynayaa, nimanka waan ka baqaa oo xataa ma fiirin karo sababtaas aawadeed 4 jeer oo arooskaygu final noqday ayay burburisay, reerkayga ma oga waxay u malayaan inaan wxa kale ku nacay raga. qofna uma sheegi karo ee maxaan iskaga daaweeyaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UkMan9

Saturday, February 17, 2001 - 11:08 am
saxar beenta daa film kii run away bride aa daawataye loooool sheekdaas qaraxday sheeko kale keeeeen
ooooooooops
sorry i dont mean to tell but afkaa iga xaday

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qalanjo

Saturday, February 17, 2001 - 07:59 pm
saxar

Waxaan ku weediin lahaa walaal sababta aad oga baqeesid ninka kuguursanayo? ama aqal galka miyuu kucunaayaa ninya

I mean are scared to have sex with the guy?

take care

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hana

Saturday, February 17, 2001 - 09:30 pm
Saxar sis maxaa kawadaa habenka aqal galka?.
U think in uu ninka ku cunayo or u scared to make Loce?.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HANA

Saturday, February 17, 2001 - 11:07 pm
Sis it's me again i just want to say one more thing.


There is no reason aa u guursan waysay just calaf kaaka aa wili dhiman.Walaal do u know anaga as human been we like to make plans for our future like when we going to get married and what we will do tomorrow or next week etc. But what we don't know is our future plans are all ready made for us from Allah (swtc) right.So no matter what we want we always get what Allah gives us.And we should be happy what Allah gives us GOOD OR BAD we should say AL XAMDU LI LAHI.

So walaal don't worry waxa calafkaaka waad hele
just Allah ka bari wixi QAYR KU JIRO IN UU KU SIIYO AND WIXI SHAR KU JIRO IN UU KAA QABTO.

Salaam sis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hanad

Sunday, February 18, 2001 - 12:19 pm
horta saxar anigu kuma fahmin laakiin waxaan qiyaasay naftayda oo waxaa is ir gabadhu fajriga ayay kajirantahay ama baras bay qabtaa ama laf ayaa kagataala laakiin hadaad intaa qabin way sahlan tahay inaad guursato.waxaad samaysaa wiil ayaad ubaranaysaa walaal oo kale ilaa sadex sano amaba labasano.kabacdi ciyaarta badiya oo faraciyaarkiinu hagaadho inaad xiniiyaha iyo naaska is qabataan.kadib isguursada oo habeen ka aqalgalka kubad sooqaata si aad u ciyaartaan oo dharka iska jeexjeexa kadib markay runtu timaado
adigaa ku dhiiranaya markaa kabacdi galmada adigaa umacaan sanaya hadii aad leedahay dareemo galmo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HANA

Sunday, February 18, 2001 - 03:38 pm
HANAD U ARE SO FUNNY MAN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, February 18, 2001 - 09:12 pm
Waraa Hanad,

Jaadki maa kugu kala go'ay. Mise marqaankiyaa kaa batay. Waa maxay sidaad u hadleeysid!!! :(

Addunyada ma arkin qof xumaan iyo foolxumo dadka u horseedaayo amaba faraayo.

Gabar xishood badan oo dhowrsan oo ilaa iyo 25 jir ku soo gaartay guur la'aan oo ilaahay soo dhoowray ayaad rabtaa inaad hadda halaysid.

War walaashaa iyo gabadha aad dhashay ama aad dhali doontid miyaad la jeclaan lahayd inay foolxumadaas ku dhaqaaqaan.

Allaha ceeb kuu dilo kuma dhehee dadka ceeb ha u horseedin.

SAXAR,

Waxaad u raadisaa gabar saaxiibtaa ah oo aad iyo aad ugu kalsoontahay. Waxaad kala sheekeeysataa ama aad ka qaadataa fikrad wanaagsan ee aad is leedahay waad ku guuleeysan doontaa. Ogoow dadka ii idil waa kula mid. oo kaligaa arrinkan kuma haysto, qof howlahaan asagoo yaqaana ku dhashay ma uu jiro. Dadka oo dhan waxay soo mareen dhibatada ku haysata laakin waxaa lagu kala duwan yahay sida loo xalin lahaa mushkilada ku haysata. Waxaa waajibku ahaa inay hooyadaa hadii ay kula joogto ay garato mushkilada ku haysata. isla markaasna ay ayada kaa daaweeyso. Hada laakin maadaama aysan suurta galaynin inaad hooyadaa u sheegato waayo da'daad daraadeed iyo xishood ku haysta daraadiid. Waxay ila tahay inaad raadisaa qof dumar ah ee aad ku kalsoontahay. Teeda kale wiilka ku guursan doono asagana wuu kaa caawin doonaa dhibaatada haduu ilaahay yiraahdo.

Waxaa kugu fiicnaan lahaa wiilkoo hada ka hor la iiga sheekeeyay markuu guursaday, oo uu u haystay guurka oo dhan in labada is aroosta ay kaliya wax isla cunaan isla noolaadaan ayagoon waxba sameeynin. Maalinki danbe ayaa hooyadiis weeydiisay (Haye seey wax u dheceen ii waranbo igaarkeey?) Hooyo caadi waaye noo, jiif cunoow caboow iyo sheeko aanba ka bixi waayay, ayuu ku jawaabay. Hooyadii inteey naxday beey waxay u macneeysay waxa la isu guursado inaysan kuwaa oo kaliya aysan ahayn ee shaqo culus kale ay jirto!!

Marka waa iga kaftan halahaas.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, February 19, 2001 - 08:35 am
haddaad ogaan lahyd macaankiisa,,, horaadka yeeli lahyd.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

buurane

Monday, February 19, 2001 - 11:15 am
war cambarkeeda baa ugly ah oo laga naxayaa saas ay uga baqee.......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, February 23, 2001 - 10:13 am
fircooni maad u gudan tahay. hadii saas tahay baxar aad ku jirtaa cause ani waxaa maqlay gabdhaha habeenkaas inay dhintaan ay ka jecelyihiin. hadii kale mushkilad maku haysato nalka lee dami

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.