CAWAALE | Monday, February 19, 2001 - 03:03 am asalaamu calay kum dhamaan. salaan kabacdi walaal waxaan waaya haan ba raadinayey nin somaaliyee oo qagadh ajanbiya mana arag.EE YAA II SHEEGI KARA ARITAAS OO OG.GABDHAHA WAALASHEEGA YEE AMASE LA ARKEE. |
Anonymous | Monday, February 19, 2001 - 09:59 am cawaale anaa qaba ee maxaad ka rabtaa sual |
CARAMEL | Monday, February 19, 2001 - 10:51 am WELL, I KNOW A SOMALI GUY WHO IS DATING A MULTIPLE FOREING "MEN" THAT'S RIGHT HE'S A DIKE HIS NAME IS NINXOON. |
CAWAALE | Wednesday, February 21, 2001 - 06:03 am TO.GARAMEL WALAAL KUMFAH MIN OO AFINGISKA MABADIYEE MASOOHADLI KARTAA AFSOOMAALI. ASALAAMU CALAYKUM. |
CARAMEL | Wednesday, February 21, 2001 - 08:14 am CAWAALE SORRY BROTHER BUT I CAN'T WRITE IN SOMALI TAKE CARE |
ayan | Wednesday, February 21, 2001 - 09:47 am caramel i thought you said you can not read either, so how did you find out that he was asking you to translate into somali? just wondering where did you grow up? |
Siraaj | Wednesday, February 21, 2001 - 03:38 pm CARAMEL haday tahay run somali ma qori karo waxaan filaayaa inaad English qori kartid ma iisheegi kartaa waxaad ka wadid ( I CAN'T WRITE IN SOMALI) Taasi ma english baa ka wadaa horta ma fahmine |
CAWAALE | Thursday, February 22, 2001 - 03:27 am TO AYAN WALAAL KUMA FAHMIN EE MA GULA ADLIKARTAA AFSOMAALI ASALAAMU CALAYKUM WALAAL |
CAWAALE | Thursday, February 22, 2001 - 03:28 am TO AYAN WALAAL KUMA FAHMIN EE MA IGULA ADLIKARTAA AFSOMAALI ASALAAMU CALAYKUM WALAAL |
CAWAALE | Thursday, February 22, 2001 - 06:06 am TO.GARAMEL WALAAL MAXAA DHAXAY MIYAADAY KADHALAN SOOMAALIYA MISE ANAAD IGU DHEELI ISCADEEH WALAAL BEENTO WAA XARAANE KA SOORO.SALAAN |
samaale | Thursday, February 22, 2001 - 12:26 pm salaama calaykum walaal anigaa qaba gabadh deenish ah oo islaam ah ee maxaad ooga baahan tahay waa lagaga jawaabayaa hadii alla idmo. |
CAWAALE | Friday, February 23, 2001 - 01:15 am TO,SALAAME WALAAL SALAAME MAXAAD KU DOORATAY MADIIN EDAB QURUX. WAXMAKA SHEEGIKARTAA SU, AAL ANA WAXBA KAMA RABEE WAANAN ARAG WALIGAY TAASOO KALE AMA NIN SOOMAALIYA OO QABA GABAR AJANABIYA. |
CAWAALE | Friday, February 23, 2001 - 01:18 am WAR SAMAALE WAA ADIGA SU AA SHU |