site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Beegkaan waxaan u furay hooyooyinka dhalinyarda ah ee ku korsanaya caruurta qurbaha

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Mar. 13, 2001): Beegkaan waxaan u furay hooyooyinka dhalinyarda ah ee ku korsanaya caruurta qurbaha
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hooyo 1

Monday, February 19, 2001 - 09:04 pm
walaalayaal waxaan beegkaan ugu talagay hooyooyinka ah dhalinyarada in ay isku waydaarsadaan aqoonta iyo korinta caruurta rabaayada wax barashadooda talefishinka iyo wax kasta oo kusaabsan caruurta marka walaalayal kusoo dhawaada beegkaan hooyooyinka oo dhan iskuna waydaarsada aqoonta aad is dheertihiin anigu waxaan ahay hooyo ku nool usa oo haysata 4 caruur ah marka waan jeclaan lahaa in aan maqlo walalahayga kale fikradooda wlc all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, February 24, 2001 - 08:02 am
LET'S DO THIS SH^IT

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, February 24, 2001 - 01:11 pm
hey iam a male and interested in this topic can i join in? ,and to anon don't start please. thanks

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

deeqo

Monday, March 19, 2001 - 12:19 pm
Abaayo waan ku salaamey .
Waxaan u maleynayaa inaad tahay qof ilaah xigma siiyey hadaad sidaa u fikireysid abaayo aniga waxaan jooga sweden waxaana ahay hooyo afar ciyal leh sidaada marka ma xumo fikradaada laakiin ayaa nooga celinaayo dadka caayda uun u bartey in ay internetka ku qoraan?
waa walaashaa oo ku leh barasho wanaagsan

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.