site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Can a Somali woman truly love a man for who he is, and not for his money or whatever.....?

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Mar. 13, 2001): Can a Somali woman truly love a man for who he is, and not for his money or whatever.....?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SomaliBrother

Thursday, February 22, 2001 - 04:38 am
Is it possibel?
Are there Somali sisters who care more about a guy's personality, achievements, et...than what's in his pocket or bank account?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamiila

Thursday, February 22, 2001 - 04:46 am
do you really need an answer to that stupid question??

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CARAMEL

Thursday, February 22, 2001 - 05:16 am
DUUH WHAT DO YOU THINK?????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Runle

Thursday, February 22, 2001 - 05:18 am
It's a Q girls answer it.

Very few Somali girls don't care about what's in man's pocket?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, February 22, 2001 - 05:43 am
the catch is to know whether that person is right for you pretend your broke ? there is your anzwer

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Amina

Thursday, February 22, 2001 - 06:56 am
All i gotta say is Yes we can.. and well I (and most of me somali girls) depend entirely on me. Money ain't a thing!!

But some brothers try to impress girls by throwing dollars arround. It really agetates me when they do that.. and its always these very brothers that end up complaining!

Anonymous, nice one, perhaps our brother could get an answer through that!

Peace, Love and Happiness

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Biindhe

Thursday, February 22, 2001 - 07:45 am
Hadaba maxay rag badani ka complain garaynayaan oo u leeyihiin maxay gadhaha oomaaliyeed markay arkaan dibjir doolar sita u daba cararaan hadhow later na markuu dibjirkii dhibo u calaacalaan oo u caayaan raga Soomaaliyeed...
Mid kale ayaa jirta horta gabdhaha Soomaliyeed badankoodu maleeyihiin caqli ku filan oo ay ku dooran karaan ninka u fiican? Dad badan ayaa is weydiiya su'aashan(furiinka batay iyo isfahmi waaga dhacay aawadii) sababtoo ah waxad arkaysaa sisters badan oo waxa guurku yahayba aan fahmin...ood ka naxaysid sida ay ninkooda ula dhaqmayaan(beleive me ragauna xagaa waa kala mid), laakiin inay ciday doonaan raacaan(ajnabi kii ugu liitey xataa) oonay ka fiirsan waxa ay dhex gelayaan ayaa cada u noqotay....
Haday xataa ajnabi raacayaan oo dad decent ah ay guursanayaan way dhaami lahayd waxay raacayaan for ex. Jamaican iyo West African aan many of them bani aadam nimadaba aqoon (inta horena khalda oo isaga dhiga kii rag u sarayey)oo intii laba ka dhalo oo ka dhamaysto hadhow iyada oo laba amba sadex caruura wadata debeda usoo tuura.Wixiina waa gabar...walaahay waa wax laga naxo....markaad aragtid gabar miskiin ah oo laba caruur ah oo xataa aan Soomali dhexgeli karin wadata....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

brother

Thursday, February 22, 2001 - 08:49 am
Is that what you believe? If you do, I am sorry for you. who are somali girls? They are my sisters, my mother, my daughter and my wife. None of them had priority of what you are talking. They are decent human being, they value what is good. So brothers, don't just write in general. They are people in every society that are what you are talking and I believe that is in the minority

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mochachina

Thursday, February 22, 2001 - 09:27 am
As they say- a fool and his money are soon parted.

And while we are on this stupid topic- let me say- I have yet to see a somali person (male or female- moi included) with any real $$$$
What are you calling $$- a paycheck! give me a break!
Anyway- if we were to make the ridiculous assumption that a paycheck is considered "wealth"-
Somali women tend to earn as much (if not more) than somali men- so hence in this decade (or last)- most somali women do not need to choose a man for his ...hmmm.."wealth"
Please......leave the 70's (and ragi sacuudiga ka shaqeyn jiray) and get with reality.

Brother- well said.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Biindhe

Thursday, February 22, 2001 - 09:34 am
Xaqiiqada waad iska indha tiraysaa...
amba qabyaalad ayay ku guursan ama lacag.

For your info. rag badan oo Soomaali ah oo paycheck ha qaateen laakiin good money samaya aa jiro .I know people who make over $100/hr......
Bulsha kastina waxay ku tartaa hadba means keedu inta uu leegyahay...Saad maahoo...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yasmiina

Thursday, February 22, 2001 - 11:17 am
biidhe
marka aad leedahay caqli ku filan ma laha, ma iswaydiisay waxaas oo somali ah ood adigu ku jirto inay hooyo soo korisay? xagha furiinka dhinaca kale ka eeg maxaa nimankii oo dhan waxmarayaal ka dhigay oo jaad iyo coffee shop uga bixi waayeen. gabdhaha soomaliyeed lacag nina kuma guursadaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Uudbolacag

Thursday, February 22, 2001 - 02:01 pm
Biindhe, warkii oo kooban, ka waran hadaan kistaada iyo kisteeda isku darsano, deedna aan eegno arrinta sida ee noqoto, hadhoowna aan forumska ku soo qorno the findings?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ADVISOR!

Thursday, February 22, 2001 - 03:08 pm
LET ME TLL YOU SOMETHING BROTHER NO WOMEN OUT THERE TODAY IS LOOKING FOR A GUY WITH MONEY COZ WE EARN JUST AS MUCH IF NOT MORE! SO FOR FUTURE REFERENCE DARLING PRETEND YOUR BROKE IF THIS REALLY BOTHERS YOU! AND THAT WILL TELL YOU WHERTHERE THE GIRLS LIKES YOU OR YOUR ACCOUNT BALANCE!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Rahma

Thursday, February 22, 2001 - 03:56 pm
What is your concern with this issue. Are you making good money so I can hook you up with my friend? LOL get a life we're not looking for money we're looking for man a real man. in case you're wondering what real man is, let me tell you a real man is a man who can cook and clean.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UkMan9

Thursday, February 22, 2001 - 06:08 pm
sheeko gaaban
gabar ayaa waxay usheekaynaysay niman anoo uus kuusan oo yarna waa ku dhex jiray nimankay usheekaynaysay waxay tiri
waxaan xasuustaa annagoo ragga ukala bixinna magacyo oo kala doorana mid waxaan unaqaanay ooga ku siigaale waa kan soo lugeeyey oo aan baabuurka lahayn. midna qoro qoro waa kan baabuurka liita wata. midna iska roone waa kan xoogaa dhaama kan qoro qoroda wata midna waxaan oran jirnay waaaaw this is the man.
arintii sidaas ahaan jirtay waxaa badalay ayey tiri sheeko cusub oo ah gabdho la leeyahay caga boorlay(boodhlay) iyo cidiyo dheer yacnii raggiibaa kala dooranaya hadda!
waxaan sheekadaa uga jeedaa waqtigee baan ku jirnaa markaad leedihiin gabdhuhu lacag bay ninka ku raacaan war niman yahow hurdaa hadda waxaa socota taasi maxay haysataa.
raggaa ayaamahan danbe ku raaca waxay haysato hablahaan aad leedihiin lacag bay wax ku raacaan iyagaaba ilaahoow mid daaqadda ka soo geli ku haya ( yaa labayk)........ maxay cid lacag ku raacaan doqonkii la nici jiray ayaa la waayey beeee..........
afka kala taaga markaad akhridaan.
dadka meeshaan akhriyey aan qoray labay ukala bixi doonaan
1) habar duqa oo weli wixii hore madaxa kaga jiro oo ku jawaabi doonta ma ninbaa la waayey meel kastuu taagan yahay.
2) mid dhexe iyo mid yar oo waxba aan hayn oo markay runtaan sheegay arkaan waxay ku jawaabaan garan waayey oo indha adayg ama icaaya ama kuwaas habraha ku dayda oo runta iska indha tira.
nabadeeeeey this is debate i guess not fight right.


ixixixixixixixixix Im laughing.....

NB anigu hablaha somaliyeed xurmad iyo xushmad ayey agtayda ka mudan yihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

biindhe

Friday, February 23, 2001 - 03:44 am
Anigu hablo lacag haysata ma arag....kuwa laygi yiri way shaqaystaan oo $6 meel ku clean garaynahaya waan arkay....laakiin ilaahbaa ilehe $6 oo xalay oo dhan wax ku clean garayneysey hungurayn maayo....
Bal laakiin inaydinaan xaqiiqada arkin Soomaalidu 80% waxay isku furaan financial problems....naag leh ninka beeso keen...meel laga keenona ma taqaano....lacag aan hooyaday u diro keen....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yasmiina

Friday, February 23, 2001 - 04:48 am
biindhe waxa ugu yar oo aad samayn kartid waa inaad xushmaysaa kuwaas aad tiri janitors waye because atleast welfare ma qaadanayaan ee xoogooda ayey cunayaan.sababta financial problem uu u jiro ma taqaanaa, waa ragii oo aan shaqaysanayn oo welfare raba. waa adiga leh hooyadeed lacag haloo diro sow ma ogid inaad family tihiin oo ehelkeeda uu ehelkaaga yahay mise xilegube ayaad tahay.
To ukman9
nin maa la waayey sidii qashinkay meel walba u yaalaan laakiin wax la qaato ayaa la waayey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Biindhe

Friday, February 23, 2001 - 05:12 am
Reerkooda reerkanaga waayahay laakiin dumarka soomaalida waa shuruud...waa inaad reerkanaga lacag u dirtaa yay ku oran oo khasab ah...every body i know waa sidaa....waa wax common ah North America......common sense ma isticmaalaan oo ma yiraahdaan ninkaan reer uu ka dhashay oo wiil u yahay......sida iyada hooyadeed ay wiilal u leedahay.....markaa in wax laysku saawa saawayo mayaqaaniin....Hort naag Soomaaliyeed common sense ba ha u sheegin.......


Laakiin ogaada waxan aan ku hadlahayo oo dhan nacayb iagam aha...i love Somali women....i can never live without them....laakiin waa inaan goldaloolooyinkooda sheegaa...sow maaha

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UkMan9

Friday, February 23, 2001 - 05:14 am
yasmiina intaadan jawaabin maxaad u akhri wayday labada aan u kala saaray kuwa soo jawaabi doona.
waxaad ku biirtay kuwa number one ka aan ku sheegay duqooshin.
looooooooooool
he he he he kaftan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Salman

Friday, February 23, 2001 - 05:49 am
Hayaay waar waa qawlaysato....the only thing they know waxa weeye....lacag mayagaa ku qiimaya qofka dadnimadiisaba......every Somali women waa sidaa...waa the only thing oo aan generalization ka ku samayn karo...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yasmiina

Friday, February 23, 2001 - 07:17 am
run waaye nooh ukman9 duqooshinka runtiinay ogyihiin. haday nimanka aduunkoo dhan la waayo aboowe nin somali ah baan la waynayn soo cagodhigo ha isla noqonina macduun.. biindhe what is common sense inaad maalintii oo dhan qaad ku maqantihiin ood welfare qaadataan marka la idinka daalo oo runta la idiin sheego aad tiraahdaan caqli malahan taas maa common sense ah.aboowayaal waan wada ognahay markay lacag la'aan idinku dhacdo inay abtiyaasheed iyo walaalaheed idiin soo baryaan si aydaan u ceeboobin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UkMan9

Friday, February 23, 2001 - 07:30 am
yasmiina runta sheeg annaga maa soo caga dhigana mise idinka ma ogtahay adduunka oo dhan in dumarku u badan yihiin somali haddaan ka soo qaadno 75%aa dumar ah only 25% aa niman ah hooy kaad heshid ku fara adayg aan ku dhihi lahaa waa intaaas oo aadan mid kale heline.
beeeen mooooood wallee waa run
ixixixixixixixixixixix
Im laughing cuz is our turn men's turn like or hate it.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Biindhe

Friday, February 23, 2001 - 07:31 am
Yasmiina,
Welfare ka iyo ma shaqaystanimada aad ku caynayso raga Soomaaliyeed waxay la mid tahay gabdhaha Soomaaliyeed oo dhan oo lagu caayo Jamaican iyo West African ayaa wada haysta oo habeen kasta wada tuma :) Which is not true

There are a lot of brothers...oo aad u fiican...anigu i am married to an Indian woman..we have been married for 8 yrs now and we have 4 children(Alhamdulilah).But i have friends who have Somali wives......they tell me they are in hell.........they tell me that all the time.... and i know that they are good men who truly raba inay family caafimaad qaba asaasaan...
Markaa marka Soomaali gabadha ugu fiican iyo ninka ugu fiican laysu keeno ninka ayaa dulman....waayo dumarka Soomaalidu waa dad aad u dhib badan.....diinta ISlam ka iyo kitaabka in lagu dhaqo ma ogola, in dhaqan Soomaali lagu dhaqo ma ogola....inay sida western ka boorsadeeda subixii qaadatoo kalahdo ma ogola.....
Yasmiina dumarkii waa la wadi kari la'yahay.Ragii waa gubanyihiin.....one of my relatives waxa uu xaas u jogey Somalia hada ayuu keenay.He is really a great guy...The poor guy boos ayuu u gaday iyada iyo laba caruur ah oo u siiyey $5000.00 booskii ayay ku timi.Waxa uu filahayey markay timaado inuu dhaqaale samaynayo ay wax la kabayso la dhaqaalaynayso.She doesn't even care...waxay ka fekeraysaa asxaab iyo ina adeer shanaad iyo inay lacag u dirto oo ninkan ka qaado....gurigeedana xataa furniture ma uyaal.....That's the kind of a problem i am talking about.....the family has to come first above anything else.....of course waalidkeed xaq ayay ku leeyihiin within reason.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, February 23, 2001 - 07:39 am
To all the loser up in here.

For your information I have yet to see a somali man with man in the western countries.

May if they did I would pretend to love him ...since somali man are not good lovers anyway. I could use the money to have fun.

lets be realist •••• heads.

VA girl

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yasmiina

Friday, February 23, 2001 - 08:09 am
ok biindhe
hadaad adiga ka tashatay maxaa nimanka ugu kharaaraynaysaa inay somali guursdaan. aboowe naagahoo dhan isku mid ma aha intaad ani idhahayso genarlization ha samayn maxaad adiga u samaynaysaa.nasiib daro waaye haday saaxiibadaa nasiibkoodu xumaaday.mida kale nin lacag leh oo somali ah xaguu joogaa.meeqaa subax walba shaqeeya iyadoo tii gurigaba u dheertahay.being a mother is a full time job.maadaama aadan somali qabin kuma dhex jirtid bulshada hal dhinac ayuuna information kaaga ka yimid ee bal gabdhahana warayso.
TO ukman
aboowe ma i qaraabi kiilaysaa niman la'aan aa jirtee please!! run ha moodin it is in your dreams.waligaa gabar somali ah waxaas kama maqlaysiin.tiradaa kaa khaldantay aboowe it is other way around.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Biindhe

Friday, February 23, 2001 - 08:18 am
Yasmiina,
Aaad ayaan ugu warhayaa bulshadeena.Gabdho aan isnaqaan oo badan ayaa jira, waxa ay ku fekeraan i know.Every guy is complaining gabdhuna waxay leeyihiin 'Lafahaan ka jebshey ninkii' waa halhays.Mida kale maxaa saaxiibaday oo dhan nasiibkooda wada xumayey?. Walaalo i know inay jiraan gabdha fiicani laakiin wax badan oo iimaan kii ka dhoofayna way buuxaan.Lcagtuna Yasmiiney kuma xidhna taajirnimada waa bulsha kasta hantideedu intay leegtahay....Soomaalia markii la joogey wuxuu ahaa janaale iyo nin gaadhi le...halkan waa nin business leh iyo nin oo professional ah.....

Anigu walaalo maan tashane walaahay amarka ayaa sidaa u dhacay....wax badan oo ka horeeyena way jiraan......laakiin hada alxamdulilah i am very happy........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UkMan9

Friday, February 23, 2001 - 08:24 am
Ok Yasmiina keep dreaming.
qaraaba kiil naaaaah i will think about it inaan kuu qaraabo kiilo inkastood yara kuusan tahay looooooool laakiin qalbi fiican baad leedahay sidaad wax u dharbaaxaysid baan ka arkaa sida CARMEL ilko dhaadheer ma lihid.
ixixixixixixixixixix
guess why Im laughing

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, February 23, 2001 - 08:28 am
Biindhe,
i think i know you.you r looser,who talk about behind his wife`s back things they do behind closed doors!!
the poor woman had no idea what kinda guy you r but then she is indian stuck with you forever! she had no choice and no where to go( dont forget she is from poor family too).
you telling ppl abour somali women and defending somali guys!i think you r worst of all somali guys ,never saw one who is like(they r alot nicer),by the way dont discuss about somali issues you happen to be from ethiopia!
Diinta Islamka oo gabadha lagu dhaqayo ma in habeen iyo maalin ninku maqaayadaha fadhiyaa ama qaad cuno!DONT understimate Islam!
when it comes to woman issue you come up diinta islam-ka but when it comes to men issues,they r in the right track! i dont anywhere it says in Islam you guys go and wonder around sit coffee shops and gossip and abuse one another!pllllz
by the way what you know about USA?? oh may be you show up too huh?bad luck and name for somalis in west.
you saying Somali girls sleep with jamaican guya/wes african,where you there???
In Islam it says if you say someone commited a Sinna,they should be 4 witnesses.it is that much tough bro.you cant say or accuse even if you see it and dont have other 3 witnesses,and here you(claiming to know about Islam) accusing women with other men!
May Allah all reward what you deserve which we all know what it is....punishment.
if your friend brought his wife from thats his first and foremost responsibility not favor he did for her! and everybody got their own opions and ways so dont jusdge her if she wants to support her other family members,may be you came thru your cousin sister`s money.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yasmiina

Friday, February 23, 2001 - 08:40 am
biindhe
aboowe ma jirto gabar nin ay guursanayso rabta inay lafaha ka jabiso bal waxay rabtaa inuu noqdo kan nimanka ugu fiican. waxaa u malaynaa saaxiibadaa hal dookh bay lahaayeen kama aysan fakarin guurkooda.gabar baan ahay oo siday gabdhaha u fakaraana waan ogahay waligay ma maqlin gabar ka fakaraysa lacag laakiin gabdhuhu waxay qiimayaan ninka naxariistiisa iyo fahamkiisa.
to ukman
ala ma adaanba is qaaliyeyn maxaa tiri waan ka fakaraa.aboowe ka kac hurdada.waxaad rabtaa taad guursatid inay habeen iyo maalin kuu mahadnaqdo be careful miciyo ka dhaadheer baan leeyahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somali

Friday, February 23, 2001 - 08:48 am
i have to 2 states in US,majority of somali guys r sitting in Coffee shops and gossiping,they may be working but then whats the use?husband`s duty is not only work but be there for his wife and kids and be with them all his free time.why kids r all becoming thugs?coz their parents dont give them time to spend and talk to them.what those guys in coffee shops to you??all they talk about is whole punch of crap like Qabiils and warlord??
if at least husband going to mosque for gain thats fine. but qaad and coffee shops??
Many girls work(may be not all) and majority they support their family and kids whether they r in US or back in somalia.
wherever i have been to US,all i saw lost somali guys, dating and sleeping with americans and dressing like blacks.i heard some somali sisters who r lost too, i didnt see one yet!
so brothers instead of making our problems get solved we are pushing each other by accusation!
men should take their responsibility and stay with their wives and women should help and support and appreciate their husbands success.

In Islam forums a girl complained about problems with the husband like him not spending time with her and majority of guys except one guy (with nick m) touched the point,the rest accused the girl of having bad Iman and must have commited sins before ,not practicing Islam.
It is Sad!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Biindhe

Friday, February 23, 2001 - 10:09 am
I am out....
Hadalkeenu meel ma gaarayo Soomaali baynu nahay.....Waa lahadalaa la hadlaa wax laisu qirimayo xalna lama keenayo....runtana weligeed lama taabanayo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Salman

Friday, February 23, 2001 - 10:14 am
Yasmiina,
Sida Biindhe kuu sheegay gabdhaha Soomaaliyeed ma u fekeraan sida gabdhaha kale.
waxad moodaa inaanay ninkaba is qabin ee ay saaxiib yihiin.Naxariis ayaad tiri...hadaad nice noqotid badankoodu waxay u qaadanahayaan inaad nacas tahay.Sidaa ayay wax u fahmaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yasmiina

Friday, February 23, 2001 - 10:20 am
ha baqin biindhe hadaad dood bilowday waa inaad facts keentaa.dhagaha ka furayso qofkii shakhsiyan kuu caaya. maxaa rabtaa inaan ku kugu raacno inaan iimaan lahayn oo aan lacag daba socono.i'm happy for you laakiin gabdhuhu ma aha inta aad aragtay kaliya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UkMan9

Friday, February 23, 2001 - 10:20 am
Yasmiina subxaankoow haddii kuusni iyo ilka dheeri isku darsatay iga fogow ciridka hayga qaniinine ouch i felt it already lol
inaan kuu soo fakaro soo ma diidin adi lee waaye anigu waan kugu qosli leeee
ixixixixixixixixixixixix

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UkMan9

Friday, February 23, 2001 - 10:25 am
yaab badanaa yasmiina aniga iyo adiga same time ayaan wax wada qorray heey yasmiina ani maa iijeedaaba waaba cabsaday eh lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UkMan9

Friday, February 23, 2001 - 10:25 am
yaab badanaa yasmiina aniga iyo adiga same time ayaan wax wada qorray heey yasmiina ani maa iijeedaaba waaba cabsaday eh lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Biindhe

Friday, February 23, 2001 - 10:29 am
I know what you mean walaal...you really can reason well...I don't want inaad igu raacdid laakiin i thought i presented solid evidence.....laakiin arguments kaygii oo dhan daaqada ayaa laga tuuray...markaasaan is idhi gembiso.But i like u ogowna Soomaalida sida aad u reason garaynaysid (in kastoo aan gabdhaha khalad kooda lagu soo marsiin karin) rag iyo dumarba wax
yar ayaa samayn kara...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somali

Friday, February 23, 2001 - 10:39 am
Biindhe,
you r right for the first time,in soomaalidu iska hadasho uun oo aysan xaal gaarin.but then you r one of them again acting same way.
you r blabbing without any Daliils or points and not accepting your problem.you r defending somali men just because you happen to be one of them!
thats not solution bro.accept your mistakes and move from there.let our sisters do the same too.
it is not We r men and do what we want and get our way,but the sisters got to change.
thats why soomaaliya is in this bad terrible position,if everyone will not stand by his killer/mooryaan brother we wouldve a peace by now!

UKman9,
talk or act like grown man bro.all you gotta say is yasmina this and yasmina that!!yasmina is taking part of the debate and defending her point.you do the same.
that shows Somali women are alot more maturer,but then you might be a teaneger.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Biindhe

Friday, February 23, 2001 - 10:52 am
Somali,
I know inay jiraan dhalinyaro rag ah oo xun oo badan laakiin anigu waxan ka hadlayaa waxan arkay.....i see nice guys with terrible wives....
Laakiin mid ayaa jirta aan muran ka jirin naagaha Soomaaliyeed ma ayaqaanaan hadii uu xataa u fiican yahay sida ninka happy looga dhigo...I know inaan la generalize garayn karin laakiin this is a culture.....waa Somali culture...
Kamana hadhahayo...

Guys i 'll be out of the country for a week.I am going to South America.Will be back next Saturday the 3rd of March.I'll talk to ya then
Yasmiina, Somali, Salaman and the rest of the gang take care....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yasmiina

Friday, February 23, 2001 - 11:10 am
biindhe safar salaama waxaan rajaynayaa inaadan soo noqon adoo oranaya southamerican woman ayaa idinka fiican.biindhe aniga niman oo dhan ma arkin laakiin aabahay he is the happiest guy waana ogahay hooyaday oo kale oo badan inay jiraan.salman siday baysan u fakarin. daliil ii sheeg ama examples.hadaad u naxariisatid xaaskaaga qofna nacas kuuma malaynayo. lacag wax ay tahay ma jirto laakiin si aad xaas u fiican u hesho waa inaad marka hore u aragtaa 1)equal inaad tihiin, i mean inaad la tashatid,2)inaad u aragto bani aadam adoo kale ah. to be honest i felt insulted markaad tiraahdeen caqli ku filan ma laha. dumarka soomaaliyeed.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, February 23, 2001 - 01:01 pm
WHAT THE FUCKER IS GOING ON HERE
WHAT WAS YOUR Q AND WHAT MAKES U AS
FIRST NON SOMALI GIRL;S ARE INTERESTING IN MONEY OK LOVE DOESN'R COST A THING IF U LOVE THIS PERSON IT DOESN'T MATTER HOW MANEY MONEY HE HAS NOW DONT BE STUPIT BRO THINK TWICE LOL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UkMan9

Saturday, February 24, 2001 - 07:30 am
Yasmiina waxaan kuugu darayaa oo illowday
3)inay sidiina xoog wayn yihiin.
4)inay baastada cunaan sidiina.
5) laakiin saddex lugood malaha sidiina intaas ayaan ku kala duwan yihiin looooooool

it is just a joke ok my ladies

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yasmiina

Saturday, February 24, 2001 - 04:56 pm
ukman aboowe haday gabdhaha saas u xoog wayn yihiin waa horay iska kiin celin lahaayeen laakiin macleesh. xaga cuntada war sow idiinka la idiin siiyo cuntada inta u fiican abaal laawa yahoow. i do not know sababta la idiinka fakaro sababtoo ah mukulaal oo kale aa tihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UkMan9

Saturday, February 24, 2001 - 05:09 pm
Yasmiina taasi kaftan bay ahayd laakiin cuntada he he he he yaa nasiiya hadda karsaa kaa horoaysee annagaaba idinka badina hadda idinkee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yasmiina

Saturday, February 24, 2001 - 05:20 pm
uma malaynayo inay jirto naag karso ku tiri ninkeeda haday dhacdayna mid aan abaal lahayn oo sidaada oo kale ayaa lagu yiri si loo tuso nimcadii aad ku caasiday.adi waxaad ku fiican tahay cunto laguu kariyo iska daayee in aan shayna laguu qaban saad u ogaato gabdhaha soomalida inay yihiin sitil-banaat(yacni kuwa gabdhaha ugu haysta). hadii ani la i waydiiyana maba ku siiyeen gabar.
-

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UkMan9

Saturday, February 24, 2001 - 05:27 pm
Yasmiina intaadan sidaa ii dharbaaaaxin waxaan amaan dal dalay meelaha kale oo gabdhaha laguu maagayo soo akhri adaaba i orandoona ukamn9 kaalay qado kuu kariyee somaliduna waxay tiraahdaa barasho horteed hay nicin mise qosolkayga quruxda badan ayaad karahday waa yaabe
ixixixixixixixixixixix

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Salman

Monday, February 26, 2001 - 04:53 am
I am really sorry if you found my comments offensive....

Adigu waxad tahay gabar intelligent ah laakiin walaalo gabdhaha oo dhan sidaa ma wada aha.Walaahay qaarkood waad ka yaqyaqsoonaysaa siday ula dhaqmaan ragood.
1-Ma ogola sida Western ka in lagu dhaqo oo salaadii boorsada qaadan maysoo shaqa tegi maysee halkaasay fariisan oo wax sugi iyada iyo hooyadeedba
2-Islaam kii ma ogola oo waxay rabtaa inay waxeeda keliyi socdaan waxad ku tiraahdana aanay maqal ee ay la tashato oo ka amar qaadato naaga kale, xiligay doonto baxdo xiligay ragtana timaado.
3- Dhaqanii Soomaalida ee waalidkeen isku qabi jireen ka tage oo waxay leeyihiin waa nala gumaysan jirey.

Walaaley Yasmiina dumarkii meel loo raaco ayaa la garan layahay.dhinac aad u raacdid garanmaysid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yasmiina

Monday, February 26, 2001 - 08:56 am
salman waan aqaan kuwa badan oo ragooda ciqaaba oo markuu shaqo ka imaadaba qaylo iyo muran u soo taagan. sidoo kale waxaan aqaan rag guriga jano looga dhigay isla markaana ciqaab ku haya xaasaskooda oo aana marna laga helayn kalmad naxariis leh.oo isagii oo nool ay xaaskiisa tahay like a single mother isla markaana u ceeb qariya. laakiin inta gabdhood oo xun kama badna inta fiican.i do not undersatand the problem ninka haduu ku filan yahay reerkiisa inuu biilo waxuu xaq u leeyahay in waxwalba oo guriga dhexdiisa ah loo diyaariyo. haduusan ku filayn in banaanka iyo gurigaba la isku kaalmeeyo. i mean ma jiro qof guriga iyo banaanka isku dari kara beside carruurta. aniga shakhsiyan hadaan guursado waan shaqaynayaa not because inaan rabo but northamerica nin kaligiis kuma fila isla markaana kama filayo inuu cuntada ii kariyo but i expect him inuusan filan markuu imaado inay waxwalba miiska saarsanaadaan sidii hooyadiis u samayn jirtay. 80% oo gabdhahana saas ayey rabaan ee idinka ma li dinka heli karaa inaad intaas fahamtaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somali

Monday, February 26, 2001 - 09:15 am
Yasmina,
dont compromise dear.dont say you gonna cook for him.it s not your responsibility.
Gabar ninkeeda hadduu la shaqeeyo oo guriga wax kala qabto ma xumaan baa?? diiniyan meel oranysa ma leh gabadhu cunto ha kariso...blah blah...
and it is not every somali guy is like that.in my family boyz cook,wash clothes,clean the house and do everywork with sisters.and we all go schools and colleges and work to earn money.it is how every parents broad up their kids.


Salman,
ma waxaa ka sharaf badan tahay Rasuulka(PBUH)?
he used to work in his house with his wives.sometimes he is tired and used to do housework too??
dont use the word 'Wallaahi' that easily.i dont see any reason aad gabdhaha qaar uga yaqyaqsiyootid??oh you r mr.perfect??i am sure some of girls feel the same way toward you too.
by the way majority of girls in North America work! that was a big time lie you said up there
"Ma ogola sida Western ka in lagu dhaqo oo salaadii boorsada qaadan maysoo shaqa tegi maysee halkaasay fariisan oo wax sugi iyada iyo hooyadeedba".if you dont respect her mom how do you expect her to respect yours??i thought we should all respect our elderly!may be i was wrong huh?
but then you r talking about experience(your wife),if it is so its your unfortunate bro so dont generalise the whole girls.
by the way i thought saying "I DO" meant husband and wife inay isku ceeb qariyaan??
may be you didnt get the meaning of the real marriage,thats why lots of homes break!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yasmiina

Monday, February 26, 2001 - 09:45 am
somali you have to compromise si ay noloshu u socoto. hadaan caruur dhalana isku si baan u bar lahaa inay jikada u galaan.i believe guurku inuusan ahayn intaad qabato baan ana qabanayaa. yacni $1 baan ku siiyaa adna basasha jarjar. mother means taking care of her husband and her children.my family wiilal jiko gala ma arkin yacni typical somali family and my mother was in the kitchen cooking and i have never heard her complaining the other hand aabahay iyo walaalahay thanked her everytime she fixes their lunch.consequenses my parents are married a very long time. if i can have a family like my parents why not.even if i have to do double work as long as i'm giving my kids the life i lived.by the way uma malaynayo nin damiir leh inuu fariisanyo isagoo og xaaskiisa oo maantoo dhan maqanayd inay wax u karinayso haduusa fahmina uma malaynayo inay istaahisho in dagaal iyo qaylo loo galo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Salman

Monday, February 26, 2001 - 09:46 am
Somali,
Aaad baad u edeb darantahay......sida dadka loola hadlana mataqaanid....malaa guri xun ayaa lagugu soo koriyey.............That's one thing...Mida kale hadalkaygaba maad akhriyin a twisted and stupid opinion of your oo aad Biindhe na ugu jawaabtey ayaad soo tuurtay....
Waxan ku idhi 'Gabdhuhu Islaam kii ma ogola", nabigii (PBUH) baan ka fiicnaa ma odhan, naagttayda la shaqaynmaayo ma odhan.That's all from twisted brain.......I think your brain is up your ass....Waxad tahay nooca had iyo jeer jecel inay qofka wax khalad ah ku eedayaan.......
Akhri oo faham qofku wuxuu qoro haiska soo jawaabine.....By the i love Somali women and i'll never marry a women of different nationality......laakiin ceebaha jira hadaan soo saaro ma dembiilaan ahay.
Yasmiina,
Walaalo raali iga noqo hadii words ka aan kor ku isticmaalay ay ku dhibaan.Idiots ka ayaan necbahay iyo dadka fudud oo iyaga oon fahmin qofku waxa uu ku hadlayo weliba qofkii siday doonaan ugu jawaaba.Mida kale akhlaaq du waa very important........
Gabadhu haday shaqayso waa in wax kasta laga caawimaa, caruurta la hayaa, cuntada lagu tuuraa.There is nothing wrong with that hadii aadan caawimin oo respect garayn gabadhaadan you are not a man....anigu a real man waxan u aqaan ninka xaaskiisa u naxariista oo inyii uu makhaayad ka sheekayn lahaa iyada movie geeya ama waxay jeceshahay u samay....caruurtiisa xanaanay.In Nrth America gabadh keliyi caruur kuma fila, waa in aabuhuu caruurtiisa ka warhayaa hadii kale way lumayaan.
Waxaa oo dhan wax jira weeye........laakiin in qofku meel loogu soo hagaago leeyahay weeye.Islam, Western, Somali culture.......anigu ma aqaani leexleexa.....hypocrisy gana waan necbahay.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somali

Monday, February 26, 2001 - 10:39 am
Salman,
it is you who is hypocrite! read what you wrote before and compare with your last post!
haddii aan guri xun ku soo korey Rabbigeyga ayaa og! labadayase adigaa u eg hadda qof guri xun ka yimid oo caytamaya ereyo xunxunna isticmaalaya.
if you dont like my opinion well we r all entitled to our own.i didnt ask you to take them bro.this is forums where ppl debate.and they(girls) say why somali guys r like this?! no wonder!

Yasmina,
you r right we should compromise all.perhaps i misused the word.without compromise there will be no life and if one partner is not compromising to the extent, ma aha inay waxu noqoto qori qori ku taag!thank you for correcting me.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Salman

Monday, February 26, 2001 - 10:50 am
Somali,
ii jawaab i don't mind that laakiin don't twist my words......i don't like dadka aan wax u fiirsan.........hadalka dhuux..............Murankana ma jecli akhlaakh xumadana ma jecli.Look at sida aad dadka ugu jawaabaysid........si akhlaaq fiican ma tahay.....qofka waad canaananaysaa..........what's that? Express your opinion laakiin hadalka u fiirso don't just jump to a conclusion.Had iyo jeerna inaad gabdhaha please garayso uun ha isku deyini be fair........oo sida ragu u hadlaan u hadal.Mise gabadh ayaad tahaye waad is qarinaysaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somali

Monday, February 26, 2001 - 05:53 pm
Salman,
qof hadduu hadal dhuuxid u baahan yahay waa adiga oo marba fikraddaada baddalaya ama jawaab aan meel ku habbooneyn oranaya.
haddadaan muran jeclayna waxaad ka sameyneyso forums-ka ma garan?mise micnaha forums ayaadan aqoon?Akhlaaq xumi aan kuula kacay maba arko adigaaba caytamay!firkadahaaga kugu raacsani ma akhlaaq xumi baa??
maxaad ugu maleysaa inaan cananaanayo?
waxaad tiri gabdhahaad isku daydaa inaad raali galiso! bro read again what i wrote?
there isnt a single thing or line you can say i am pleasing girls! just coz i got different opinion from other guys doesnt mean i am pleasing girls.
i stick to the topic,nothing but the topic!
or fairness means agreeing with you??
or you think i am girl who is hiding??
or girls r not entitled words of their own?
this is forums bro to express opinion i didnt gender identification matter?!
if someone s jumping to conclusion it is bro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Rahma

Monday, February 26, 2001 - 08:59 pm
Salman qeyla dheeridaa dhagtaaba i dilaaci gaartaye, oradee xaaskaaga ku qeyl qeyli meeshan qeylo ma taale. Horta baro tacliintiyo diintiyo qoraalkiyo badaw yahow dib ha u celin dad soo baraarugay. Waasax raashinka kale hadii lake iska tag badow baan tahaye.

Biindhe muxuu yiri, ma waxuu yiri hindi baan qabaa oo xawaaji igu dishay mase anaa is iri.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Rahma

Monday, February 26, 2001 - 09:20 pm
UKman gabadha ilka heeda maxaa u ceysay afsomali ma aqrin karo maa maqshay, anaa kuu sheegaaya hilfaha hakuu qaadee sida ninxun oo kale.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Salman

Tuesday, February 27, 2001 - 03:56 am
Rahma,
Nooca gabdhah Soomaaliyeed magaca ka dilay ayaad tahay.Waa adoo miidhan oo waxna aan ogayn dadkana rabta inay wax u sheegto.

Somali,
Dib kuugu jawaabi maayo, waxaad rabto ku hadal.Waxan la yaabanahay uun school ka aad kasoo baxday ee aan dadka kale gelin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AMADEO2001

Tuesday, February 27, 2001 - 08:11 am
akhristayaasha qiimaha iyo qaayaha lohoow dhamaantiin waad salaamantihiin
bilawgii ilaa dhamaadka dooda halkan kuqoran waan akhristay inteedii badnayad aad ayaan uga helay .
runtiina dood aad ufiican ayay ahayd .waxaan isku dayay inaan qiimeeyo qofkii kuguuleystay qaabkii uu dooda usoo jeediyay .[1]gabadha yaasmina oo runtii sidii marwo lagu yiqiin doodeedii usoo jeedisay waxaan filayaa waalidiintii kusoo barbaarisay inaysan kugu qasaarin amaana way mudan yihiin.
[2]wiilka ama gabadha labaxday soomaali intii uusan xanaaqin kahor figradihiisii waan kahelay
macquul ayayna ubadnaayeen .
[3]biindhe wxyaabuhuu kahadlay intooda badan wax waa kajiraan lakiin wax mujtamaca oodhan ay kasiman yihiin maaha .waxayna doodiisu u'ekeyd sidii nin dhibku kutaaganyahay oo calaacalaya waxaana urajaynayaa hadii ay taasu jirto in ilaahay u'fududeeyo .
[4]salmaan waxbadan ood sheegtay waad kusaxsantahay laakiin waad xanaaqday kadibna caytantay .arintaasna waa laga wanaagsanyahay waxaana kuu rajeynayaa hadakadib inaad dulqaad muujisaa.
[5]UKMAN'9 waa dadaashay intii tabartaa laakiin hadalkaaga waxaa kujrtay xoogaa dhalinyaronimo laakiin waxaan hubaa inaad aad uga wanaag-
santahay dadbadan oo meelahan ookale waxkuqora
[6]rahma you are getting better so next time you want write down some thing please be anice.
[7] agina oo'ah AMADEO -2001WAXAAN IDIIN WAD RAJAYNAYAA[ WANAAG]IYO INAAD DOODAN MIDA KUXIGTA KADHIGTAAN.
AQOON ISWEYDAARSI KASII FIICAN MIDII HORE .WASSALAAMU CALEYKUM .....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somali

Tuesday, February 27, 2001 - 10:26 am
amadeo2001,
thanx bro.well said.

Salman,
walaal lets just say "peace".
FYI as you asked,school i went is one of the best!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ZUHUUR

Tuesday, February 27, 2001 - 06:28 pm
SOMALIBRODA

Well i don' understand this whole issue that somalis got complaying all the time ..

U see only this page e.g. there are 1ooos of people complyning boy or girls whatever...

next time i know i'll see my grunny complyning about her old man.lol. that was a joke..
anyway

What i got to say is it's 2001 brothers, i haven' seen any lady who's after someones pocked well may be those slatty ones whos ignorent would do such a thing but am a somali sis n proud to be one n to answer your question bro, i believe i don' need no somali brthers pocket or any other man's am edecating my self n working so i can be independent woman at the same time i wanna my man tohelp him too in every way i wanna him to be proud of me n i wanna always share the bad time n the good time or for richness or poore...

for the girls who depend on a man's pocket girlfriend that is what u get so get your act together sisters in the world educate yourself help your guy out , n please get your own money instead of riping off the poor guy who work his butt off ...
brdas n sisters take care..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

IINSHOCADEEYBOOLO

Tuesday, February 27, 2001 - 07:37 pm
Aboow aboow meshaan waaba lais tumooyaa ayaaya ..lol... jooni jooni jooni,lol.
kaas somaliaabaiigu danbeesiy inaa jooni dhaho..
maxaa laakiin saan, kaaley yaasmina magaceey shime dhiitisey sis, iyaa bililikho wali waawdaan yaa lamagodlayaashaan,lol.

Yaanmina maxaa kala celi nooh wiilashaan istumooyo , meesha mooye iiyo kirliga biibaaya waaba kanaxee mise adaaba isku dirooyo,lol..

maxaa saan UKman daldalan aa kaa soo hariy walaahi minankaan tumoba adilee albaab ka iga furooyo see camaleeti gacalka, meelkasta sheeka gaban itaa kusoo qortid aaba siin u aqrinooyo buunka igu yeero.lol. ar maxaa sheeko kaa buuxdo ninyahow,lol.

UKMAN suaal meekhaa jirtaa horta,lol, no offence i know hada markaan ilbaabka kabaxo koo lee soo ceytamaayo,lol. waxlee ceytamo meelkasto.
hadii malaaig is ka dhigtid ama hadii edeblaaw nakhatid wax kusoo ceenaayo malaweenaayo nooh.

kuwaa shaqo kale leheenbo inee dadka fiirsadaa shaqalkood maahine madax moofoyaasha,lol.

ukman meelkasta hadiin hadal is dhaho wixiin sheegilahaabo waa qortey jaa .lol. iga khaleey yaakhilol, wax kaleento oon sheegaayo maleh hada

...ps yaasmina plzz leave my nick for me at UKman' place waa ku tuugaa geedkaan anaa lahaaye.lol.. jaawgacalka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Runle

Wednesday, February 28, 2001 - 03:49 am
No wonder Salman is complaining........
The word "Intelligence" died right here.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAANAFAAY

Wednesday, February 28, 2001 - 07:57 am
IINSHOCADEEY'BOOLO.
A'ISNOOJININ FARADHEERTAAN OO WARKA KABATAY MALAWARAMI KATIDE TARTIIBLEE SHIB ISKA DHEH SHARTOODA ILAAHAY HANA MOOTIYO MUGOO.
HADII KALE HADALEEY DAALAC KUUUSOO RAACAHAAYIIN.
HALAHAAS TALOLEEY IGATAHAY
MAGACAA MARKIIN ARKI AAN KAANAXAY .
INDHAHAA ISKA DAMUUKHSO
DHAGAHAANA FUREEYSO.SIDII OO
WAXBANA UMAKHLIN.
ANI MUGOO WAA BIXI
DAALAC LEE YAALA
ISOO RAACANIN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hangool

Wednesday, February 28, 2001 - 08:31 am
hi to all
It is a fact of life that people sepend on each other for different reasons
Girls are not after money but the well being of the whole union.
By the way there is no somaliman who has that much money to blind a "normal" girl.
I dont wanna say much but who hasn't seen some kind of leaniency towads well to do folks.
is it every where.
Decide what is important for you not just at that moment but your whole life.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Biindhe

Monday, March 05, 2001 - 04:16 am
Yasmiina,
I am back.I had a good time....i was working there and i also have family relatives who live there.
Sis beleive i am not gonna say Brazilina girls are better than Somali girls, as i know nothing about Brazilian girls.I know many of them, but i don't know their culture well enough.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Biindhe

Monday, March 05, 2001 - 04:16 am
I forgot to say EID MUBAARAK to all of you

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Explore

Monday, March 05, 2001 - 05:26 am
Did you guys ever heard about the ....
"Survival of the Fittest"....

Well those who can fetch can only survive other wise......drop...

So, what do u think...FINE bros are always cheap and the ones with nice personality...are always UGLY but with the money. lol

So....I rather be broke but...walk with a person ppl can look at it.......rather than an UGLY guy with a cash.

Ya can always get money.....but ya can't change that ugly face of urs.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.