site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MAXAAN YEELA MABA AHA SIDAAN MOODAYE?

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb 2000): MAXAAN YEELA MABA AHA SIDAAN MOODAYE?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DEEQ

Unrecorded Date

To dadka tala yaqaanka


dhalinyaro iyo waayeen dhamaan walaaydinsalaamay

hadii aan ugalo su,aashayda waxaanu dhawaan isguursanay inan inmudo ah aanu saaxiib ahayn aakhiritaankii waanu gurigalay


MUCJISO waatana inantu mudadaa aanu is shukaansanaynay waxay iisheegatay inay bikratahay ana kamaan shakiyiy oo daacad ayaan ahaa
cidi hore umay sooqabin oo anaa ugu horeeyey balse maxaan kala kulmay!!!!!!!!!!!!!!!1
MEEL ICELISABA WAA WAAYEY ILAA DALQADA

Belo nimaan arag ayaa kasheekeeya mar is iri iska dhimo mar is iri dadba halahadlin marna is iri saacada lajoogo guriga dibada uga cayri
Naxdintii maalinkadib ayaan waydiiyey oo iri maxaa sidaan kuu galay.
waxay ku jawaabtay aniga oo yar ayaa inan caqliga iga xaday oo iyiri waan kuguursanayaa kadibna xisaabtii iga qaatay sidana iigalay cidkadambaysana maan arag adigaa ii xigay.ee walaalow ceebtayda asturoo igu qaado sidaan ahay

Waxaan naftayda iswaydiiyey balwaxaykuugu sheekaynayso naagtaasi daya waxaaba laga yaaba kii hore mooyee sin 1000 kale usoo dhexraaciyeen
hadiiba aan kuqaadanlahaa sidaan ku ogaanayaa marhadaanay bikroba ahayn markeedii hore in ay iga bixinayso iyo inkale


MARKAA ARINTAA WELI GO,AAN KAMA GAARIN LAAKIN 90% WAXAAN ISLEEYAHAY ISKA FUR BAL IDINA WAXAAD ORAN LAHAYDEEN II SOO SHEEGA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Suaad

Unrecorded Date
Dear Deeq

aad ayaan uga xumahay arintan ku qabsantay
waxayna ka mid tahay arimaha in aysan kugu dhicin ilaahay laga baryo.
hadaan ka hadlo gabadha aad guursatay. ilaahay ayaan uga baryayaa cafis hadii ay waxa ay sheegeyso run tahay. ma kula yaabayo hadii aad xanaaqday sababtuna ma aha waa gabar aan bikro ahayne waa beenta ay kuu sheegtay sababtoo ah aniga suaad ahaan waxaan aaminsanahay hadii labo qof xiriir kadhaxeeyo in ay marwalba runta isku sheegaan oo ay kahadlaan qofwalba noloshiisii hore iyo mida had uu kujiro wax ayna ila tahay hadii ay runta kuu sheegi la hayd in aad ku qaadan lahay ama aad kaga tagi lahay qof dhibtoon lahaan ma jiri lahayn marka aboowe run ahaantii waxaan umaleynayaa adiga ayaa go aan ka gaari kara arintan ku haysata waxayna ku xirantahay ilaa xadka aad jacayl u haysid. jaceylku haduu kaa yahay xad ama had dhaaf iskala joog. hadiise jacayl sidaas usii dheer uusan kuu hayn ka caro gadiso. inkastoo ay gabar walaashaa ah ta hay.
aniga ahaan aad ayaan u necebahay beenta
that is me.
waxaan kuu rajay nayaa nasiib wanaagsan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caafi

Unrecorded Date
horta deeqoow waan ku salaamey
si waan kuugu garaabayaa sina waan kugu dhaliilayaa...
waan kuu garaabayaa oo waxaad u egtahay nin la qiyaaney markey bikro ayaan ahay ku tiri..oo dhankaa waxaad u egtahay nin dulman... laakiin kuu garaabi maayo...waayo bikronimo waa xuub yar oo first sex ku dilaaca laakiin qofka bini,aadamku wuu noolaanayaa sanado badan wuxuu leeyahay qiime ka badan xuubkaa ,caruur bay dhalaysaa ,hiil iyo hooba way kula garab istaagaysaa.nolosha ayaad wadaageysaan..there must be love..marka qofkii dhammaa iyo xuubkaa first round knock out ku noqonaya haddaad isbarbar dhigto..deeqoow soow ma gardarrid..!!
beri baan gabar is baraney sheeko dheer ka dib waan iska helney ka dib waxay i tustey "her dairy
" halkaas ooy ku yaalaan inta wiil ee ay la saaxiibtey inta ay isla seexdeen,waxayna ii sheegtay inaan ahay qofkii ugu horreeyey ee akhrista waan argagaxay ...laakiin waxaan ogaadey inay daacad ii tahay oo wax walba ii sheegtay ...laakiin gabdhaheenu dhaqankaa ma laha oo waxaa raggeenna ka buuxa deeq adiga oo kale ...so cool down see the other good side
bal dib isu qabo ...nabad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LADAN

Unrecorded Date
Ar idinkaa!!!!!! Daacadnimo badnidinaa.
Cumar beenaalahaana intee ka soo baxay kabihii nabiga soo gubay.

Waxaa sheebtidaa weysey maahanoo Odey cabdulle waaxid.

Haday jiraan waxaa sheegeesid, danbi waaye iyada iyo ilaahay ka dhexeeya haday ka towba keentayna sheekada waa dhamaatey.

Meeqa sanaa jirtaana??!!!50+++ aanu maleynaa.

Miskiinta beenaa usheegi jirtey haye. Hadaa jeceshahay waxaa ku caawin leheed inee ilaahay u tawba keento oo nolol cusub bilaawdo.

Orod sida isku dhaan dabalyohow hadaa fureysid xataa walaashaa maxaa u ceebeynee oo soomaali netka ugu soo qoree.

waxaa ka naxsanaha hooyadaa.ileen halkaasay ku haysaa hadayba nooshaha WIILKEYGA LAMA ARKIN LAMA MAQLIN AHAA!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LADAN

Unrecorded Date
WAA KA XUMAHAY INAAN ISTICMAALAY EREYGAAN KABIHII NABIGA SCW

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdullahi

Unrecorded Date
Saxiib Waxaan kuugula talin lahaa ISKA FUR, maxaa yeelay qof beenloow ah lama aamini karo,

Qofka bini'aadanka qalad wuu sameen karaa, Illahey ayaa ma gafe ah. Oo hadii la qayaaney, ama nin kale saxiib soo ahaan jireen, mey runta sheegto intii aadan is guursan.

Qoftaas oo kale, waxey u baahan tahay in waajibkeeda la marsiiyo.
bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Deeq

Unrecorded Date
caafiyow salaam

hadii aan kaga waramo saaxib xajo nintuurlaleh ayaa nin latoosan waxaad itiri noloshay kulu qaybsanaysaa waxayna kula noolanaysaa weligeed taasi waa waxaan uguursaday laakin mid ayaa mesha ku jirta waxaa laga yaaba meesha aad ku sookortay in hablaha hadii gabarnimada laga waayo laskaga qaato balse anigu tuuladii aanka imi waxaa lagama yaqaano oo hido iyo dhaqan uma lihin kasootag taa waxaad tiri iskaga qaado hadaan kuqaato waxa keliya ee aankabaqaayaa in markay noqoto xaaskaygii caruurbadana ii yeelato ay halkii howsha kawado taasina igu noqoto godkaaga biyo kuugu galeen weli SUCAAD waxtala dhaama mahayo
arintuna intay cusubtahay ayay ubaahantahay in waxlaga qabto ee SOOMALIYEEY RAG IYO HABLOW wax naftayda kudegto oo tala ah isiiya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SIS

Unrecorded Date
DO YOU LOVE HER, IF SO THEN YOU SHOULDN'T JUDGE HER BY HER PASS. I AGREE WIILKII YIDHI XUUB IS NOT MORE IMPORTANT THAN THE LIFE YOU WILL HAVE WITH HER. PLEASE DON'T HER HER FEELING SHE IS A HUMAN BIENG JUST LIKE YOU!! LET ME ASK YOU THIS HOW WOULD SHE KNOW IF YOU SLEPT WITH OTHERS....JUST BECAUSE WE WOMEN ARE MORE NOTICEBLE THAT DOEN'T MEAN OUR LIFE SHOULD BE MISSED...I UNDERSATND SLEEPING BEFORE YOU GOT MARRIED IN NOT OUR CULTURE NOT RELIGOIN...BUT THING DO HAPPEN...MY ADVICE TO YOU IS DON'T GET STUCK ON PASS MOVE ON AND LOVE HER AND BE THERE FOR HER!!

PS: ABDULAHI IS VERY CLOSE MINDED AND I BELEIVE HE DOEN'T EVEN HAVE WHAT IT TAKES TO BE A MAN....

SISTER

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GirGiro

Unrecorded Date
Salaamu Calaykum

Yaabay keligay!

Nimanka aan bikrada aheenba lama furee naagaha aan bikrada aheen maxaa loo furaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Justamarriedone

Unrecorded Date
Hayabo hadaba ma filinkaas ayaad noo keentay reerbadiye...........WAA HADUU HADALKAAGU WAX KA JIRO ANIGUSE FILM AYAAN U HAYSTAAYE..OO MA BIKRADA AYAAD GUURSANEEYSAY, MISE GABADHA? WAXAY ILA TAHAY WAXAAD GUURSANEEYSAY WAA SIIL LA GOOGOOYAY OO SKATING RING LADHIGAY EE GABADHA QOFNIMADEEDA MAADAN GUURSANEEYN ADOO KALANA HADUU RAG KA SOO HARO INAAN LA HADALNO MA'AHA.

ADIGUSE....BIKRO MA TAHAY MISE WAA LAGU SOO ISTICMAALAY...HADII LAGU ISTIMAALAY MAXAAD KAGA DUWANTAHAY AYADA...

WEEYA KUU DHIB YAREEYSO..MEESHII BAYBA KUSII HAGAAGISEE ...YOU SHOULD BE THANKFUL...

ILLAHOOW YAA NIMANKAAN ANIGA IGA WADA ADEEJIYA...I WILL MAKE SURE HE IS VIRGIN INSTEAD ME....


JUSTAMARRIEDONE....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Luul

Unrecorded Date
To Deeq

You do not know the meaning of guur, saaxiib 2nd like you said balaayo nin aan arag ayaa ka sheekeeya , you are sheekeeye so you have not seen nothing so stop lying .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jini

Unrecorded Date
To deeq

Walaalkiis aniga waxaan ku oran lahaa gabadha hadii past keedu uuxumaa adigaba lama yaqaan kaaga marka gabadha u ceeb astur ilaahay wuxuu yidi ninkii hal ceeb u qariya walaalkiisa muslimka anigana kun ceebood baan uqariyaa

mideeda kale adiga mabikra nimadeeda ayaad guursatay mise qof ahaanteeda ayaad u guursatay waa maxay waxaan waligeeyba mamaqal nin dhahaayo waan furayaa inanta cuz waa la iiga horeeyey
bal aan ku suaalle adiga matahay bikro or just because nobody can tel whehter you virgin or not you think you can just play with the girls future

anyway walaalkiis hadal iyo dhamaantiis hadaad furaysana waa xaal aad adigu gaartay ee gabadha walaasha haku soo qorin meelahan ookale mardambe

but anigu waxaan ku oran lahaa ka qalee samaankiinta horaa mid adoo kale ah u haleeyeye

bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Deeq

Unrecorded Date

TO LUUL JUSTMARIED ONE

It is clear allready both of you are like which i married i am so sorry if you lost your bikro and we will care our holly culture tradetional go and get other place there "ajnabiga" foreighns

waxay tiri waxaad tahay reer badiye anagu ilbaxa ma waxaad u taqaana in nagan bikro ahay laguursado mise anagu ilbaxnimaduma ma aha in giriisi lagu hadlo waxa ilbaxa ninkii dhaqankiisa iyo diintiisa ilaaliya labadiinaso kalana talo ma waydiisan ee idinkaa iska soo galay magaalanu nahay markanu siil laga soo dhergay naag kadhiganayno
waxa nasiibdaran kuwa aad sidaydoo kale kusoo hagagi doontaan laakin ogaada nin somalia idinku qadanaya siil aan daboolayni majiro

TO SIS AND JINI

waad kumahad santihiin taladiina markaan is iraahdo iskaga qado waxa i hor imanaya inay labada naagood ee luul iyo justmaried one oo kale ay ahayd welina kusii indhacad wadana karaba raga soo maliyeed
mahad sanidin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Justamarriedone

Unrecorded Date
TO Deeq:


There is another Topic on here which was created by Deeq and signed by deeq and it goes "GABDHIHII SOOMALIDA ADOON IYO GAALBA KA DHARGAY" wuuna calaacalayaah,wuuna gabyayaah.
Deeqoow waxaad u cod egtahay mid ku waashay dumarkii soomaalidee.

Ninyahoow filinkaada meel nagala fariiso

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LADAN

Unrecorded Date
Diin aa ilaalineeysidaa yar dad ceebees caloolkuus

Waxaa u maleeynaa mid lasoo wada nacayaa tahay qaraaraa ku keeney soomaali netka.

Macallinka timirtii horeba dabloowaa,reerbaadiyeyaal diin aan kaseeyn dabaalnimona ku darsaday yaa dood ku qancinkaro.

nin rag aa isku sheegeeysaa. Waxaa shirka la imaatay lee fiiri, ama waxaa tahay bahlaawayaasha aan waligood naftooda la xisaabtamin

wasalaam.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Suaad

Unrecorded Date
Dear SIS and BRo

Marka aan si u fiiriyey hadalada meesha ku qoran badanaa waxay umuuqdaan dadku in ay ka hadlayaan
MAN VS WOMEN balse waxaa fiican runta in laga hadlo. qof ayaa yir Nimanka bikrada ah lama furee maxaa Naagaha loo furaa.
dear runta hadii aan isku sheegno aniguba gabar ayaan ahaye. Gabdhaheenu ma ay kala jecla ninku hadii uu 100 naag la soo seexday iyo hadii kale ma aan warsano mana aan qiimeyno,
balse ragu aad ayey noo tuseen arintaas in ay ka xunyihiin marka hadii nala soofuro iyo hadii kaleba anagaa isku keenay.
been iyo tashuush hadii uu kadhex dhaso lamaano nolol wadaaga gurigaas ma dhisnaado
abaayadeen waxaa ku fiicnaa in ay runta sheegto ama deeq wuu ku qaadan lahaa ama wuu kaga tagi lahaa. iyaduna hadii ay rabto in ay ogaato wiilkeedu in uu naago lasoo tuntay ha warsato waxaan aminsanahay iyaduna ama wey kula joogi lahayd ama wey kaga tagi lahay.
beentu waa wax aad u xun in kastoo dadku ninba si wax u arko waxaa aniga ila haboon anagoon deeq cayn iyaga ayaa isaga kaaya dhow ayaan umaleynayaa sidii aan awalba sheegay wa xay ku xirantahay digriiga jacelka uu uhayo gabadhiisa heerka uu marayo markaas kadibna isgaa goaan gaari kara
suaad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Angry somali girl

Unrecorded Date
Deeq why are disrespect Somali women, why are saying "MEEL ICELISABA WAA WAAYEY ILAA DALQADA" I think you have the smallest gus in the world markaasaad gabadhii dhex dabaalatay, at least this will teach you how to swimm. Waar ma siil baad guursatay guntu kugoday a….I surprise she agreed to married you, you are the winner in this situation.


peace maryoolay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr Cool

Unrecorded Date
To Deeq,
If what justmarrieddone is saying is true coz when I saw the topic I felt sick and I didn't bother looking the contens I knew it was some hopless middle age dude. But the way aa nagtaa aa qabtid uu ceebeynosid is cauze ciil aa nagaha dhan u qabtaa. Well I think you are over 30 and still not married because of that qaarar aa kaahay naagaha soomaliyeed. So because you are not getting any thats the reason aa naago dhan u ceebeynee. I actually believe justmarried is right about you cauze a real man wouldn't talk about his woman in public. Sikasto haaahato nagta maceebeysan lahayn! So I won't bother looking at the other topic that you wrote cauze men like you are just not worth getting considered. So please all the sisters don't bother writing or even reading topics like naag raqiis or nagaha galaa ka dharagtay or any topic that makes a woman look dirty cause we all know that we are not like that!
By Munira

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waayo arag

Unrecorded Date
to deeq
walaal waad iga qoslisay balse wax lagu qoslo ma aha waxaanse kuu sheegayaa in qisadan mid la mid ihi igu dhacday marka waan qiyaasi karaa waxaanse kuu sheegayaa in aad gabadhaas kale tegi doontan goortay noqotaba maxaa yeelay aniga been kuma hadlo mid la mid ah ayaana isoo martay
marka hadii aadan hadda iska furin waxad fureysaa goor aad intaan ka liidato sababtoo ah CUQDAD ayaa ku dilileysa marka si kasta oo aad isu ilowsiiso weligaa kaama tegeyso marka iska haay ilaa iyo inta dadku ka ilaabayaan goortii laguursaday
ka bacdina iska fur haddii aad hada furto waa ceeb oo dadka ayaa oganaya marka u ceeb qari isxaan u suubi oo ka dhig garoob caadi ah cidna ha u sheegin
intaa waxaan kuugu darayaa marka dambe waa in ad aada wadankii oo mid xirin ka soo wadata naagihii markay qurbaha yimaadeen fara ka ciyaarkooda ayaa batay iska jira

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdullahi

Unrecorded Date
TO. gabdhaha somaliyeed

Waxa laga hadlayo waa BEENTA la sheegay, ee ma ahin BIKRADA.

Waxey ila tahay in aad iska ilooweysaa taas.

ISKA FUR, QOF BEENLOOW AH NOLOSHAADA KUMA AAMINI KARTID.

midda kale xataa hadii uu arinku yahay been, oo uu deeq been inoo sheegayo, Arinkaan waa arin jiro, ka dhacdana somalida dhaqankeeda, sidaa awgeed aynu ka soo qaadno in ay saxiibkeen ku dhacdey, nin walboow maxaad sameen laheyd hadey adiga kugu dhacdo.?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Samawade

Unrecorded Date
To u all ppl
Maantana maxaynu keenay inaynu gabdhihii cayno oo ceebayno. Sxb deeq hadii gabadha lasoo arkay maxaad u ceebaynaysaa maad iska aamustid adiga ayaaba hawl lagaa furtaye.

U ppl u have to remember we go out every night to hunt, to mess up with some inoccent girl and yet we don't accept them when it cames for marriege. What is wrong with u ppl? It is u who opened up and now she is a victim of the situation?

There is nothing wrong of having a virgin girl but u must be a virgin as well. Who give you the right to sleep around and then look for a virgin girl?

Men is you who is spoiling the society so you should stop this cruel attitude. We all have a sisters so let's rispect them.

You get married to a beautiful young lady not because of you knew her parrents but who she was as an individual so please rispect that. If you think you can't stay any longer then move on but stop this nonsence, and remember every thing doesnot involve around her pussy.

U ppl every person want to have a young beautiful girl and he want to be the first one which is good. But if we want this then let's stop messing around.

DEEQ are u virgin bro? If u are then u have every reason to look for a virgin girl but what about all the other charecters.

And those of u who are giving him the wrong advice please don't be only one sided and try to analyse the situation.

To waayo arag please give us a break. Go back home gett married to a unknown person and bring it here noway bro. In no time you will find your belongings outside the house. Just wait till she is gone learn how to dial the number.

Untill next time watch the space.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FAYNUUS

Unrecorded Date
SALAAN DHAMAAN

DEEQ

walaal waan kugu racsanahay in lagaa gardarnaa wali si fiican oo ay gabadha been kuu sheegtay taasna waa danbi ay kaa gashay, balse walaal hadii aad gabadha ceebteda aad asturtid maxaa kaa dhacayo!! oo aad dhaqato in kastoo aad jeclaan laheed in ay tahay bikro hadana walaal guurka iyo jeceelka aad u qabtid ka hor mari wax walbo.

walaal hadii runta laga hadlo ma aha in aad hilmaamto in ay tahay qof biniadam ah oo uu la xiriiro shaydaan khalad kastana ku dhici karto marka walaal naxariista waa wax fiican ilahayna wuu na yari isku naxariista ceebahiinana banaanka ha soo dhigina.

ugu danbeen walaal ha furin gabadha hana ku jeesjeesin madama ay tahay qof u diyaar ah in ay ku dhaqato.

NABADEE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhaqen-side

Unrecorded Date
Ku Deeq iyo dhamaan wax garadka golaha ku jira

Waad salamen yihiin dhamaan dadka ka qeeb qaatey, taladaan, dumar iyo rag ba.

Waxeey aniga ila tahay, marka hore in ninka talada dadka weey diinaya la iska hubiyo.. waxaan saas u iri, waxaan ka shakiyey sida uu wax u qorey(ninkaad kabtaada u dhiibaneeysid ka bihiisa ayaa la fiis shaa), amaba uu u bayaani nayo qof ka dumarka ah, oo uu ilaahey hortiisa ka balan qaadey inuu ilaali nayo sharafteeda iyo qof nimadeeda..

Marka aqiyaar tooy wakhtigiina ah iska luminina.
Ninkaan qof ta dumar ka ah waa ka furan tahay isaga oo idinka wax ba idinka weey diin. Sabab too ah intaas oo qof hortooda buu sharaf teeda wax ugu dhimey.

Waxaase iigu darnaa kii ku taliyey iska fur..Alaah war halkee aaqiro u doo na neey saa..(ehelo naar)

Arinka bikrada waxaan aniga u arkaa in aay tahay, sheey dumarka lagu qiimo dilo, runtiina ma aha wax jira oo labo qof oo wax garad ah aay is weey diin karaan. Waxaan saas u leeyahay, diinta islaamku, ma jirto meel aay ku tiri ha guur san gabar aan bigro aheen..Sabab tuna waxaay tahay dadku haduu islaam yahay waaba ka xaaraan inuu galmoodo guurka ka hor, taas na waxaay keen tey ineey labada qof aay yihiin dad iyagu asturnaa markoodii hore.. Laakiin nina ma oren qoora dheeroor soo cayaar oo dhalfada la soo wareeg, hadhoow na gab dhaha, kula wareeg bigro ma tahay.

Sidee beey bigro ku noqdaan hadaan qoorah intaa wax la raadi neeyno.

Marka inta aan isku xishoono dumarka sharaf ka dilida ha laga daayo. hadii kale diyaar u ohoo malinta aaqiro.

Waxaa jirta siyaabo baden oo dumarka loola kaftamo,kaftamadaas run ahaan tii aay ku jiraa kuwo qarniyo sucdey, oo aad ka arki kartaan sugaanta somalida, runtii na aad u xiiso leh.

Marka waxaan ka cod sanayaa, in aqiyaarka mooduucan furey, uu marka hore uu ka raali galiyo marwada uu wax ka sheegey, kadib na dumarka dooda ka qeeb qaatey uu raali galiyo.

Ragii iyaguna ku taliyey wax rabi xaaran timeeyey, sida iska fur..Inaa ilaahi wa inaa ilaahi raajacoon.

Nabad galiyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Deeq

Unrecorded Date

brothers and sisters


I think no body understand what i am tolking about why? all of you are saying why you inanta uceebaynaysaa oo interned ka ugu qoraysaaa

just qof og majiro who i am and where i live that is why i asked your advises

marka inanta wax og aniga iyo iyada mooyee majiro magacayga iyo naanastadu toona kumaanqorin markaa naagaha umusuusuqaya inay fikradooda khaladka ah ee iyagoo lasoo wada isticmali jiray raba inay ragsomaliya helaan
why they are so angry? like

AN Angry somali girl
LADAN

AND ETC

STILL I AM NOT GET GOODEST ADVICE SO I AM WAITNG MORE TALO

BALSE HADAAN RAGA KELIYA WAYDIIYO MANINQAADANLAHAA AYAA JIRA NAAG AAN MEELIBA KUCELINAYN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AN Angry somali girl

Unrecorded Date
Deeq,


You should be a comedian, its seems like you're talking about a thing and a humen being....I feel sorry for her..waar xagee lagaa soo qabtay??

Let me ask you this where virgin you married her??


Peace.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Deeq

Unrecorded Date

to An angry girl

walaashiis waajoogan hablaha sharaftaleh ee virgin ka ahi meel walba mid iyadu hoosta kawaalatay mahee taasna wado ama dariiq uma hayno iyadaa taqaan meeshay mid waxeeda soo dayacnaa kuqaata akhriso tixdan yar
ninbaa wuxuu yiri.

Ninka daarta dhagaxa ah dusha dhoobo mariyoow dedayoow lagugu arag

markaa waxaan kawadaa waa idin kufahanay arintaydana anaa aqaan sidaan uga dabaasho

TO SAMAWADE

what the hell waa maxay waxad ku leedahay
Waayo arag, are u from where in Somali?
waxaan umalaynayaa waxaad katimi jabuuti iyo dhulka soomaliya kamida ee naagta iyadoon laqabin laskala tunto lana guursado markay uuryeelato uun?

we are caring our old fashion

naagaha xunxun adiguna iila soosafo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Deeq

Unrecorded Date
To Dhaqan side

saxiib hadalkaagu hadal dumar ayuu u egyahay

ee isa soo cadee naag laga soo dhergay oo nin iska dhegaysa ayaad tahay
waayo maxaa ragii oo dhan adiga kaa fikrad duway oo labda naagood ee lagu fahmay sheekada aad uraacday
warkaaga waa lafahmay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Deeq

Unrecorded Date
TO DHAMAAN


meeshan waxaan aad umahadinayaa dadka fikradaha wanag san ka soo dhiib talooyinka wax ku oolka ahna dhiibtay oo ugu horeeyo WAAYO ARAG,ABDILAAHI ,SUCAAD,FAYNUUS walaalayaal intiinasi wad kumahadsantihiin talooyinkiini ka yimi caqliga caafimaadka qaba


LADAN, AN ANGRY GIRL , mrs,DHAQANSIDE and etc

akhyaartaa waalaydinfahmay xaskayga hagudirina cidna og majirto waan iskaga qaatay ee idinku balwax idinku qaata hela.


good bye bye bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Marwaan

Unrecorded Date
Assalamu alikum,

Horta marka hore walaal Deeq waxaan kugu nasteexaynayaa Inaad Ilaahayga Raxmaanka ah aad ka baqato oo aadan caayin gabdhaha wax kastaba ha ahaadeenee, marka aad leedahay gabdho hoos ka waashay mahane kuwa fiican baa jiraa, walaal luqadaas ma wanaagsana intaana waa iga waano.
Midda labaad arinta aad noo sheegtay waa mid dhib leh, waayo been inay kuu sheegto maynan ahayn, laakiin maxaa hadda daawo noqon kara.

"KULU IBNU AADAMU KHADAA, WAKULU KHAYR KHADAA'INA TAWAABUUN" inay xadith tahay baan filayaa, Walaahu aclam. marka walaale ibnu aadam kasta wuu qaldamaa ilaa Rususha mooyaanee. Mar hadeey xaaladu sidaa tahay gabadha muslimada ah qalad baa ka dhacay haday kaa balan qaadayna inaysan arintaa dib danbe ugu noqonayn, oo ay ka toobad keentay qaladkii ay ku dhacday waxaa kugu filan 2 arimood mid:

I) inaad Ilaahay ugu sabarto arintatan oo aad walaasha u ceeb qariso oo reerkaaga aad dhaqato.

II) Inaad haday arintatan kugu adkaatay aadna is leedahay xal kale ma jiro ilaa aad kala tagtaan, aad adigu go'aan gaartid, maxaa yeelay shalay marka aad go'aanka ku gaartay inaad is guursataan adigu unbaa go'aankii ugu danbeeyay gaaray.

Sidaa awgeed Deeq Ilaahay bari, oo waxaa jirta salaad 2 rakco ah oo "ISTIKHAARO" la yiraahdo, Rasuulka SCW wuxuu yiri qofkii tukada salaadaas oo raba go'aan inuu gaaro weligii kama qomameeyo go'aanka uu gaaro salaadaa ka dib, ow kama qaala Rasuululaahi SCW. Ilaahay bari isagaa kugu filanee.

haddii aan waxaan kuu sheegay ku qaldamay iska keey cafi, haddii aan arintaa aan kuu sheegayna ay ku anfacdo Ilaahay baa i waafajiyay.

wasalamu alaikum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Enough intelligent

Unrecorded Date
Waar balaayaa lagu tusee baxso hooy hooy hooy!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Enough intelligent

Unrecorded Date
Waar balaayaa lagu tusee baxso hooy hooy hooy!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gaaaax

Unrecorded Date
To. Deeq

Niyahow adiga waaba kaa shakiyee ma bahalkaad caabudaa ? (qurbahaan ninkii jooga wax lee maqlaahe) iga raali ahaada, laakiin waa su'aan aan is weeydiiyey.

Hadaba saaxiib waxaan kugala talin lahaa bikro-bikro leeyninee gabadha si sharaf leh ayaad ku guursatee ku qab. Hadeey bikro ahayn guur magasho miyaa ?`.

Hadii ay bikro ahaan lahayd adi lee ma furi lahaynoo, hee hadii walaal soomaali ah ku caawiyey al-xamdu lillahi dhahoo aamus. Waa howl kaa yaraatee.

Saaxiib lama amaanayn raga xaasaskooda shirarka & mushtamaca uga dhex sheekeeya, ilahay ka yaab oo xaaskaada waa maradaadii astur.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gaaaax

Unrecorded Date
To deeq

Iga raali ahoow wax yar lee kaa hilmaamee. Bahalka waxaa loogu talagalay in laisticmaalo, wax la dhig-dhigana ma fiicna oo aboor baa udanbeeya.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.