Unrecorded Date SALAAMA CALAYKUM. LABA ARIMOODBA WAXAAN JECLAAN LAHAA IN AAN WEYDIIYO HABLAHA SOOMAALIYEED. 1) haddii aad si daacad ah u sheegtaan wixii aad aaminsan tihiin miyaa la idin cadaabayaa?. 2)TA KALE MAXAAD SI AAD UGU JECESHIHIIN XIDHIIDHKA RAGGA IDINKA FOG(LONG DISTENCE RELATIPON?
Unrecorded Date Walaal aad ayey u wanaagsanyihiin su'aaluhu,anigana, wolow aanan gabadh ama qof dumar ah ahayn,haddana inay itaabatay ayaad mooddaa, gabadh kaa fogi maahan tiradaada iyoguna waxay doonayaan in ay ku daaqaan taas ayaana keentay in dumarku jeclaadaan kala fogaanshaha oo aan wanaagsanaynna wax kasta oo dumar jecelyihiinna khayr maleh!