site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Poem to honesista

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Mar. 13, 2001): Poem to honesista
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Beerdilaacshe

Thursday, March 01, 2001 - 08:15 am
TO my Sweet and and sincere friend Honesista.

I am dedicating this poem to you. I hope you have the time to read it.

Innan yahan aduunyada
aadamaha dhamaantii,
Adaan Kaa doortoo,
Naftu way ku Raacdoo
Africa iyo America
Yurub iyo Asia
Aday Kaa ilgoobtaa.


Isirka iyo Asuulbta
Tii Loo dhameeyaay,
Habeen iyo dharaarba
Tii i hor jooogtaay,
Aregeeda guud iyo
Hubqaadkeeda wacan
tii loo gu deeqaay.


Your Secret Admire

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UkMan9

Friday, March 02, 2001 - 05:00 am
To Beerdillaacshe.....

Hablhan maanta Haasawa heenii
Hadimiyo lugooyeey been bay u Haystaan
Adoo hiif jacayl naftu Hell ku nooshahay
Halbowlaha wadnuhuna dhiiga kuu Habaynin
Habeenkii markay tahay jiifka aan Hodaynin
Hunguriga soortiyo anfacadii ka Haajiray.

Honesistaay daradaa cishqi baa i Helayoo
Halkii aad maraysaan naftu Hiigso leedoo
Hogol daruur sideedaan Hareeyaa korkaagoo
Hoballadu sidaay Heesaaha ku sheegeen
Waa Hubaa jacayloo waa Hayaa naftaydoo
Sidii Haadka laylkii Haahaabo mooyeee
Howl yare maseexdoo Habeenkoo bardomaybaa
Halkii aan ku seexdaa laykaa Horkeenaa.

Hadalladaa macaaniyo Howlaha ku Haysta
Hadalkii usheegtoo Honesistaay walaaleey
Howlahan wax igala qabo Haygusiidayn dhankaaga.

Haddaad tihiin Soomaali romantic ma Haysaan
Heesahiinuna been iyo booraan Hadimiyo
Heelo aan micno la Hayn bala bala baad sheegtaan
Halyeeyada wadamada kale ayaa naftu u Heelantahay.

Hanadkii dalkaygoow Hadalladayda qaadoo
Hanaqyada wadnaha iyo Halbowlaha ha naafayn
Samir Haan ka buuxsoo Ilaahay Help miciin bari

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Beerdilaacshe

Friday, March 02, 2001 - 05:07 am
TO UKMan9
Saaxiib waad ku mahadsantahay tixdaa dheer ee aad soo tirisay.

Waxaabad moodaa inaad sidaan u dareemayo yarta aad afkayga kala baxaday.

Saaxiib su aal ma ku waydiiyaa, horena waan u arkay peoms kaagii kale, markaa waxaan filayaa inaan thay nin xaga fanka aad ugu fiican, ee halkaa ka wad Suugaanta ana igu daa arimaha jacayla oo aan balo ku qabo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ZAWDA

Saturday, March 03, 2001 - 06:21 pm
UKman

Hadu beerku qaybsamu bar baan adi ku siin lahaa.Wadnehayga bidixdana waan kuu badali lihaa kaagana waan labixi la haa.For real UKman......i would do that for u.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UkMan9

Sunday, March 04, 2001 - 10:48 am
ZAWDA runtu markay timaadoo amaa lagu arki waayaa gacalo oo beerkaad bedli lahayd noqdaa dhuxul iyo deebaaq olola oo laguu soo dhowaan waayaa ma iga hubtaa inaad qalbiga isiin lahayd iguna qaadan lahayd waxaan ahay adoon fiirin waxaad rabtid inaan noqdo just who I am not who u want me to be
lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Zawda

Sunday, March 04, 2001 - 05:25 pm
UKman how do u know that u are not.......what i want?.I mean u right i don't know u but somehow i feel i know u deep down in my hear.


Did u said u are adoon....well let me tell u this we are all human been there is no such thing called adoon or jareer.As long as u are wiil Somali and of cores Muslim then it's fine to know u unless u are married man.....i hope u not lol.
Please bro don't think something bad about me I am just crazy about poems.


UK.....wanaag badnoo waad i waashee waad i washee wanaag badnoo.....waran jaceelaa i wareer riyee waqti kastaan ku weydiyaa.Uk wiil oo wadadiisa toosanaa eheed ankuwaayo walaaloo waan kaa helee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UkMan9

Monday, March 05, 2001 - 01:11 pm
Zawda looooooooooooool wallaahi waad iga qoslisay abaayo, walaalo, gacalo aniga addoon baan ahay ma dhihin(oran(odhan) ) ee waxaan dhahay adoon(adigoon. Addoon ku lahaa looooool....

Sowdaay walaaleey markaan Seexan kari waayo
Saqda dhexe habeenkiin markaan Salal la soo tooso
Saaxiibadaan lahaa iyo markaan Seego ehelkayga
Sadkii aan lahaa iyo markaan Soorta cuniwaayo
Soul ka iyo jirkaba markii caashaq iga Saaqo
Sowdaay sun maleegan iyo amaad dacarileef Siisaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UkMan9

Monday, March 05, 2001 - 01:44 pm
When you love someone, truly care
your heart beats with them, for them
and I wish so
I wish so
Love is responsibility, and great passion
a passionate desire and need to see that special one happy
Love is acceptance, acceptance of what today’s and tomorrow’s will bring
regardless, no matter the happening, there will be great knowledge
within experiences, sometimes the saddest sorrows turn into
the greatest of wealth, for God give strength and guidence from above
always!
believing in the God within your self, sharing all of who you are
intimately, and when I write intimately, I don’t mean a passion or intimacy of
the physical, but much more than such, way beyond
a scope of unity, trust, as also a great friend
and inspiration to the other, supportive, and caring
so much so, that you will listen if they need time to talk
and visa versa, also
it works both ways, one side cannot push or pull
it must be a comfortable wanton from both
a natural desire, to just be there for one another
always, forever, and to understand, faithful
and caring understanding words
for hearts are to precious to vulnerable
and dear
so remember when you say I love you
their not just words
they mean a whole lot, a whole lot,
and you know, sometimes, things are not usually as bad as what you may think
when you open up to them, confide in them in all honesty
If someone loves you, and they really care
they are not only faithful, but true to their word
don’t say things you don’t mean, honesty foremost
then, to, don’t make promises you can’t fulfill
saying I love you, is the easiest part, but actions my friends
speak louder than words, right from the start
oh, faith, love, hope, compassion, dreams, reality, fantasy
spiritual,
I flew as an eagle high in the sky
I know of what I am speaking
an eternal love, which cannot ever be forgotten
left behind, and a love of which should never be taken
for granted or lightly
I’m speaking of a love which God has created into your heart
assembles the mind, soul and body as one
within another
and that kind of love, is not selfish, but giving
allowing, sharing and being
not controlling, yet, submittal
endearing and realizing the committal
I Love you
and I have wished so
and I wish so.........
and I soared as an eagle high in the sky
within another soul my precious gift of love

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabar

Tuesday, March 06, 2001 - 01:01 am
Ukman9 reer xamar maku sobaxday?
Zawda..it happenes sometimes..dont feel shy girl..qaladku wuu dhacaa.

Beerdilaacshe..mesha walagaga wareegay iska celi hee!!
aniga necbiya nimanka somalida markay wax shukaansanayaan...bajaq bajaq kulaha
zawdana waxay tiri wadnahay bidixda waan ku sinlaha adna kaa walabixilaha...XAASIDSANIDAA..wuba dhimanayee..asxaan maa fashay!!!

nimanyaho stylkiin bedela.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Zawda

Tuesday, March 06, 2001 - 04:51 pm
Ukman
Kuleelka caanshaqaa kalmadaad i leedahay waaba
kala aalaa.......kaafiyahii qalbigoo kalsooni naftoo......KAAAAN FIIRSANAAYOOO KAALAY OO KAALAY.....KOOL....KOOLE NAF TAYDOO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UkMan9

Tuesday, March 06, 2001 - 05:46 pm
Zawda

Kaftan sheeka ah macaan kiis ha ii qarine
kurka iyo qudhuba yaysaan kaw isoo orane
kobta beerka iyo wadnuha yaa I Kar kariye
Kal laxiiba baan leeyahay iyo Kaaf aan qaybsamine
Kal madahaad ileedahay Kaskay hoos isii geliya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Rahma

Tuesday, March 06, 2001 - 07:18 pm
You guys are so romantic, I love your poems.

Can someone write me one, please!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Zawda

Tuesday, March 06, 2001 - 08:36 pm
UKman

Kulmiyoo walaal waan kacaa kufaa....kalmadaad idhahdid kashka iyo laabta ayeey qaboo jisaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nasriina

Wednesday, March 07, 2001 - 12:07 am
Ukman9

Aboo Su'aal, xumaanna haa u qaadan!

Waxaan aa maanto dhan soo qoreysid ma buuk baa ka soo koopiSay, Coz... nin somali eh sidaan uma BEER JILICSANAAN KARO?????????

Bye4noW
NasrO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UkMan9

Wednesday, March 07, 2001 - 04:04 am
Abaayo macaan Nasriina waxaan soo qorayo meeshaan ka keenay maxay qiimo ku fadhidaa hadaan adi ku waydiiyo. hadaan hadda dhaho anaa sameeyey maxay kugu kordhinaysaa, haddaanse dhaho ani ma samayn maxay kaa gooynaysaa. jawaabtu macaan waa iska caddahay waqti aan buug inta akhriyo haddana inta ku soo qoro ma hayo gacalo, arin si kastaba ha ahaatee meeshay ka yimaadeen ha raadine dhadhankooda ka raac. loooooooooooooool

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UkMan9

Wednesday, March 07, 2001 - 04:21 am
Rahma

Like a princess Rahma floats around,
Her dress blowing in the winds,
Image of golds and greens,
A vision from your dreams.

There is an aura surrounding her,
It pulls and tugs at others' hearts,
Her eyes sparkle like diamonds,
Rahma smiles and laughs while others sit back, stunned.

Rahma is the queen of hearts,
A dream come true,
But when you look in her eyes,
You want to hold her, you want to cry.

She is a mystery woman,
But she could brighten the darkest place,
Put a smile on any face.

She could warm up the coldest heart,
Piece together any broken soul,
And she has her dreams,
And I pray her dreams will come true

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UkMan9

Wednesday, March 07, 2001 - 04:34 am
Sawda

Qorayshtii haweenkaay nafta qalanjadeeday
Qalbigii ku doortaa Qushuucay awgaa
Qurux lama amaanee Qoraalkaa ideeqay
Qaadirkaan ka tuugi inaan kula Qosli gelin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GACALTOOYO

Wednesday, March 07, 2001 - 06:03 am
Beerdillaacshe:sxb waad ku mahadsan tahay furitaankii bogan.OO DAD WAX DAREEMAYAABA ISUGU YIMIYE. " Waaw" sxb hablaha waxaad ku tidhaahdaa

Kaftan baa jacayl dhala
murtibaana kicisee
kaynaansha weligiin!


Ukman9: dab yar shidimayside Zawda waxay ku tidhi beerka maysu bixinaaye waxaad ku tidhaahdaa.

Haddaan laysu dhimanayn
nafta laysu dhiibayn
sow maaha dhalanteed!?

Gabadh.
waxla hubo mahaysaayoo
maysku kaa haleeyaa?

Raxma:
Raxmaddii naftaydaay
inagoo ramaaskiyo
rayskiyo barwaaqada
ku raxaabanaynaa
hadba rucubta naasaha
igu soo ruxaysood
qosol igu rakaadaa
riyo laygu keenee
Raxmaay mayla haysaa?


Nasriina: ragga Soomaliyeed qalad baad ka fahanteye haddii la qalo oo la baadho raxmad iyo naxariis waxaan ahayn lagama heleen. adiguse malaha qolyihii laga sheekaynayaad tahay..... lol.......!

Nabsigiisa beloqabe
haddiiyaanu ku barakicin!
wacadkii ballaadhnaa
haddiiyaanu ku baylihin!
axdigu waa bellaayee
haddaanu buuro kugu noqon!
"NAA BERYO JIIF SIDAYDII
AAD BUKAANKA ARAGTIDE"

Peace and love
Gacaltooyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Rahma

Wednesday, March 07, 2001 - 07:57 am
UKman9 & Gacaltooyo, aad baad u mahad san tahiin walayaal.

Aniga heestaan aan jeclahay oo Saynab labo dhagax qaado, raali noqda hadii qaldo.

Ma og tahay dhigeeyoow markaan dhinac u seexdaba inaan kugu dhadhabayoo dhanacayga kaa dayo. Hadii aad dhibtoon tahay anba kugu madhaafeen hawlaha ani dhankaygee dhinacaaga ila qabo. Ma ogtahay dharaarahan dhaka faarka aan qabo dhabayaasha suuq yada dharla aan inaan maro. Hadii aad dhibtoon tahay anba kugu madhaafeen hawlaha ani dhankeygee dhinacaaga ila qabo. (dhigeeye) Dhabta dhabta miyaan ku saaraa(laba dhagax) dhibtaan kula nacayaa dhibtaan kula nacaayaa. Balhadaba dhalaan sidii dhabarkaada igu qaad dhangad waan ka fududee.

Much love to our sweet guys.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Zawda

Wednesday, March 07, 2001 - 09:40 am
UKman

hadaan kuu jeedi lahay oo jabka kuu sheegilahay UKman awood baan jirin xageygo afki/indhihi aa juqda gabay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Beerdilaachse

Wednesday, March 07, 2001 - 09:59 am
To Honesista

Waxan ahay Nin Geesiyoo Gacaylkiisu u Roonoo
Waxan ahay Nin Garaadkiisu Raga Gidi Guudmaroo
Waxan ahay Nin Garasho iyo Aqoni aad ka ugu dherto
Waxan ahay Nin Gantalka Jacayl wadna ku Mudanyoo
Waxan ahay Nin Gabadhyay cahaqoo ku Calemo Sartoo

Waxan ahay Nin Haybadada wacan & Hubqadkaga Raacoo
Waxan ahay Nin Hablaha idilkii Kaa Hibaysta Adigoo
Waxan ahay Nin Habeen iyo dharar Kuu Helan Adigoo
Waxan ahay Nin Hiil iyo Hoolba ku Hareer istagayoo
waxan ahay Nin Habeenkii Huradada kaga Hinqaadoo


Waxa Iga Su aala Hadalkana Ku Sugayaa Honesita,
Waxa igubay Waa Run, Kaftan Waa Ka dheer Yahay ee
Walaasheey Gacalisooy, Wax Ma igala Qaban kartaa.


Waxaan dhawraa Waa Jawaab

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UkMan9

Wednesday, March 07, 2001 - 12:28 pm
Zawda iyo Rahma

Rahma waaaaaaaaaaaw anigaba waa jeclahay heestaas
qaybta ninka aan kuugu daro.

dharaar aragti ma ogtahay caashaqaan wax dheerayn
dhedo roob la moodiyo dhalanteed inuuu yahay.
jacaylkiii dhowaan gala dhaxal lagama gaaree
orta inuu dhab kaa yahay waa inaan dhudhumiyaa
..............................................
ma ogtahay dhaqsiinyuhu hadaay lacag dhalaayaan
kaadsiiyuhu ma dhiciyeen dahabaan ka dhurunlahaa
jacaylkiiii dhowaan gala dhaxal lagama gaaree
horta inuu dhabkaa yahay waa inaan dhudhumiyaa.
..............................................
Walloow dhayla aa tahay ee haddana dad la
dhaqankiyo dhunkashada ku wacan tahay
jacaylkiiii dhowaan gala dhaxal lagama gaaree
inuu dhab kaa yahay waa inaan dhudhumiyaa
.........................................

Zawda

Halbaowlaha wadnuhuu ma haboo dhiiga uma Hanbeeyoo
Hagaag uma shaqeeyee wuu istaagayaaye.
Howlaha Adduunkaa is hareerayaalee
Halbowlaha wadnuhu ma Haboo dhiiga
uma Hanbeeyoo wuu istaagayaaye
Halkii aad maraysaan Hareeyaa
Qalbiga kaala Heesaa milicduna
i Haysaa anoo Hiif jacayl qaba
Sawdaay ina abti Haddii uu Hilibkaygu
kugu Yaal ama uu Habeen qura
kaa galay Hunguri Ha ka aamusine Naftan baas la Hadaloo Haasaawi galab qura

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

honesita

Wednesday, March 07, 2001 - 12:34 pm
Hey you UKMan and Beerdilaacshe.

Thanks Walaal for your beautiful words, but I hate to say this, I am Bisexual and I like ladies a lot so if you are ok with that then i would love to meet otherwise excuse me

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabar

Wednesday, March 07, 2001 - 02:48 pm
GACALTOOYO..maxaa isku haysaa hee adiga?

Beerdilaacshe iyo nimanka kale:
bal fiiriya beerdilaacshe wuxuu leeyahay wax ma igala qaban kartaa??..sheekada dhardhaqoow miyaa mise jeceel?!!!..sidee qof u leedahay jeceel wax igala qabo? qofku haduu ku jecleen amaba uusan sifiican kuu aqoon adna aad u dhimanaysid siduu wax kuu tari karaa hadaysan asiga ka soo go'in arinta...wax ila qabo jeceel ma noqon karaa walaalayaal? shekada wax ila qabo waxaad ku heysaan netka iyo real lifeka...qofka waan ku jeclahay waad dhihi kartaa..waad isku fiirin kartaa inaad ka keynsato jeceel...lakin wax ila qabo(goormee stylka bedelaysaan)..yaaq!! in maya lagu dhaho maahee maxaa kaloo sugaysaa..you guys are very far from romance beleave me...marwalba gabay wax mataro :)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Edil

Wednesday, March 07, 2001 - 04:24 pm
Why can't people come up with their own nicknames?
Why in the world would they disrespect a sister such us honesita?..I would never understand..there are just too many sick people out there...I am not even going to bother trying to understand..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Rahma

Wednesday, March 07, 2001 - 05:26 pm
There's somebody in this page who's making smart ass remarks, and the truth is she don't even know what she's talking about. Shut up would you? I hate your commons they make no sense and yet you're still writing, I think you know who you are.

Edil I totally agree with you sis, there's bunch of sick people in this world, God help us.

Zawda I like that song.

UKman9 Hi! Thanks for finishing the song. Keep up the good work.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Honesita

Wednesday, March 07, 2001 - 07:23 pm
Funny how some1 is 'dying' to be me..!!

Beerdilaacshe.....walaalo thanx a lot.....i dont know what to say.........i dont know how to gabay......or sing even.........and i dont know wax aan ka qaban karo.....like i said b4.....if u aint gonna come out of the darkness.....how am i supposed to know who u r or even do anything about it...........right walaalo...!!
U said b4 that i know u and stuff......but i honestly have no idea who u could be......so u gonna tell me or what ina adeer....!!!!!

Edil...Rahma......thanx for realizin' that sistaz......u know some pple r dyin' to be some1 they will never be.........yaa usheega.....such dreams will never become true....!!!!

adios

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Zawda

Wednesday, March 07, 2001 - 08:45 pm
UKman

Sanadahan Jecaylka sakiin wayee......Sak haduu kusiinin......seedaha ayuu ku gooyaa.

Uk macaano daraadaa maxaan salalay leelkii....maxaan saacad eegoo.... maxaan seegay seexasho....maxaan saqda dhexe habeenkii sagaal jeer sariir ka soo dhacay daradaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, March 08, 2001 - 06:24 am
Honesita

Stop posting love poems to yourself,desperate Hoe

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gacaltooyo.

Thursday, March 08, 2001 - 07:04 am
Faqategey fagaaraha
markaan faaladii galay.
fekeroo naftaydii
fahmad wax ugu sheegoo
filanwaayey hawlaha
markaan fiirso aan idhi.

haddaan felega eegoo
faalkana u rogayoo
u fadhiistay debedaha
ma finkii jacaylkaa
igu sii fidaayoo
fidhbaa laygu taagoo
farbaa maydh la'a maantana!

I'm dedicating this song to ???

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Beerdilaachse

Thursday, March 08, 2001 - 10:58 am
To My Sweet and Darling Babe Honesista.

-Hadaan ahay nin Nasiib badan huluushan Kaagama soo heeseene
-Hadaan Heli karo horjoogaaga Habeen kaama maqnaadeen
-Hiin raaga iyo waxaa Hiinfadan igu wacan, waa
Halka dheer aan kaa Hibanaye
-Hanbabar iyo jacayl nimuu ku habsadaan Ku Heli Kareen baan ahaye.
-Haasaawe iyo Hadaaq ninay ku Hadhoo, Ku Horboodaya baan ahaye.
-Hinraag iyo Hiifan Nin ay isugu tagtoo, Kuu Heelan baan ahaye.


-Hadal waxan ku soo jaray in Xamdi Aleh ka dhigo, Honesiste loo Hirtee loo Hiinqado. tii Hawlkarnimo iyo hnati uu rabi uguDeeqo.

AAmiin AAmiin AAmiin AAmiin AAmiin AAmiin AAmiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Beerdilaachse

Thursday, March 08, 2001 - 10:59 am
To My Sweet and Darling Babe Honesista.

-Hadaan ahay nin Nasiib badan huluushan Kaagama soo heeseene
-Hadaan Heli karo horjoogaaga Habeen kaama maqnaadeen
-Hiin raaga iyo waxaa Hiinfadan igu wacan, waa
Halka dheer aan kaa Hibanaye
-Hanbabar iyo jacayl nimuu ku habsadaan Ku Heli Kareen baan ahaye.
-Haasaawe iyo Hadaaq ninay ku Hadhoo, Ku Horboodaya baan ahaye.
-Hinraag iyo Hiifan Nin ay isugu tagtoo, Kuu Heelan baan ahaye.


-Hadal waxan ku soo jaray in Xamdi Aleh ka dhigo, Honesiste loo Hirtee loo Hiinqado. tii Hawlkarnimo iyo hanti uu rabi ugu Deeqo.

AAmiin AAmiin AAmiin AAmiin AAmiin AAmiin AAmiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabar

Friday, March 09, 2001 - 01:37 am
Just for information

waan ka helaa honesita sidey u hadasho iyo caqligeeda iyo waxgaradkeeda,qofkii waxka shega yabuu leyahay,hadaad qalad ii fahantay raali weyn ahaw.
waxaan kaliya waxka shegayay nimanka somaliyed markey wax jecladan sideey wax u bandhigaan oo eh "wax igala qabo" that's funny,what kind of help they are asking?

gabdhayahow hadal gediska joojiya.
(that's if i understand what you meant)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BeerDilaacshe

Friday, March 09, 2001 - 07:13 am
Gabar

Waxaan filayaa inaad tahay mid iyadu doonaysa in loo tiriyo gabay oo attention rabta mrkaa hayga qaadin wakhtigee i daayoo shaqo yeelo.

Gabar bal aan su aal ku way diiyee maxaa inta aad qol aan laguu fasixin soo gashay aad waliba af kaaga dheer aad lasoo galaysaa.


Naa wax xun baad afkayga ka rabtaaye anigu hablaha ma caayee laakiin taadan waa la sitaaye bal idaa, oo inaadeer axsaan ii samee oo mar danbe qolkan ha soo galin ma maqlaysaa mee lahaa kale qabo halkan lagaagama baahnee.

Halkan waxaan u furay Honesista markaa iyada iyo aniga uun baa loo ogolyahay.

Waxaan filayaa waxaa kugu jirta cadho nin, waayo sidaad hadlayso baan ka arkaa bal markaa anigu garan maaye malaha mid baa been kuu sheegay oo kaaga baxay miyaa.

naa nabadeey gabadheey.

Tixdan gabayga ahna adaan kuu tiriyee bal ku waano qaado.

To Gabadheey

Gadheey u kaadi
Gubashadaada igala beedh
Ganuunacana bal iga jooji.

Gafuurkaaga Wayniyo iyo
Geesahaaga Dhaadheer bal
Gardarada iga jooji.

Gardheere Waa Ku Gaada, hadaanad dayn
Guntiinada Ka furi,
Guskiisa Gaamuran iyo kaa dusin gidii.

Hadaanad amusin mid kaa ka daran baa kuuga soo xiga waliba

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabar

Friday, March 09, 2001 - 11:04 am
eeeeeeeew,eeeeeeeeeeeeeeeww

maninkii jacelka hayey oo edebta lahaa baa sidaa u hadla....that is what i was talking about.

thank god i respect my self and i didn't say bad things about ya..just your way of asking things was and still wrong.WASAQYAHOW

just question,gafuurka aad sheegaysid iyo pla pla is that what u see in the miror? caloosha i hurisay,but i can do nothing about that.

something else,markaad dadka kale rabtid inaad burisid ha'igu soo ganbanin GET THAT.

wax isku tar ixtiraamna hasku sheeganin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Beer-Dilaachse

Friday, March 09, 2001 - 11:49 am
To Beerdillacshe iska yeel
Please do me favout and stop using my name? if you have something to say about this lady say it and come out from the closet bastard.


To GaBadheey

Horta mid baan kuu sheegayaa oo ahqofkani magacaygii buu Isticmaalay aniga waxaas maan qorin. markaa waxaan filayaa inaad ka noqotid wixii aad halkaas ku qortay.

War yaa ale yaqaan somalidu Magac na kuu deen maayaan? ma haday BeerDilaacshena Igaga daba yimaadeen. Bal kaasna waan idiin deen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Beer-Dilaacshe

Friday, March 09, 2001 - 12:37 pm
To Honesista,

Dumar siduu u dhan yahay danabkii ii iftaay
Da'deeda oo dhan, dadaal tii ku dhaaftaay
Dabeecad iyo Dan garasho tii loogu deeqaay
Dadku siduu u dhan yahay tii ay majeerteeneey

Dulqaad ka iyo Deganaansho tii loo dhameeyaay
Dumar la iskama amaanee dawadii naftaydaay
Diintiyo asluubtuba Tay isugu dul tageeney
Daawashadeeda oo qudha tay indhuhu ku doogsadeenay

To come back to your question, which you said that i should tell you who I am or toherwise you would not be able to help me.

Sweety, To be honest with you, I am really shy person, and I am very sensitive and hate rejection. On the otherhand, I am not very short of attention and do get a lot of attention form othe girls, but thy tend to be the wrong ones.

Since this page is public, I would stop here, but I would n't mind tell you more about my self in private if you send me your e mail and we would take it from there.

In the meantime I would remain to be your secret admire


Love and hugs and kisses from

who else


BeerDillacshe

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Honesita

Friday, March 09, 2001 - 10:51 pm
Beerdilaacshe....lol....very interestin'...and also confusin'........anyway.........i would rather get ur email......but i dont mind givin' ya mine.............. kalka82@usa.com
To be honest with u too......i hate to admit this but i honestly dont understand most of the gabay's u wrote....few words and sentences here and there but the majority....allah help me.....!!!!!!

adios

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.